They repented twice , yet shabaabul murtaddeen believes that they are apostates who works with Israel.
Get a life ASAP
______________________________________________________
Maamulka Universal TV oo sheegay in ay ka towbad keeneen khaladkii ka dhacay(Cod)
Milkiilaha talifishinka af Soomaaliga ku hadla ee Universal TV Injineer Axmadeey Abubakar ayaa sheegay in ay ALLAH SWT uga towbad keeneen khalad uu sheegay in talifishinka uu ka dhacay todobaadkii hore oo ahaa in TV-ga uu sii daayay sawir gacmeedyo lagu aflagaadeeyay nabigeena NINKH.
Injineerka ayaa sheegay in arintaasi aysan si ula kac ah u sameynin uuna ahaa khalad ka dhacay dhankooda, waxa uuna sheegay in gabi ahaamba ay shaqadi ka joojiyeen wariyihii warka soo diray iyo ninkii habeenkaas iska laha war qabadka.
Si walba oo ay ahaataba Injineer Axmadeey ayaa sheegay in marnaba aysan aflagaado u quurin nabigeena suuban NINKH, waxa uuna warbahinta qaar ku eedeeyay in ay arinta buun buuniyeen iyagoo ujeedo gaar ah kaleh, waa sida uu hadalka u dhigaye.
Shacabka Soomaliyeed iyo guud ahaan umadda Islaamka ayuu injineerku ka codsaday in ay cafiyaa.
Dhowaan ayey aheyd markii uu TV-ga Universal sii daayay sawiro lagu aflagadeeynayo nabigeena suuban, taasi oo dhalisay xasaasiyad xoog leh, iyadoo xarakada Shababul mujaahidiinna ayba ka digtay daawashada talifishinkaas.
Codka injineerka oo ka hadlaya khaladki ka dhacay ka dhegeyso dhanka midig ee bogga adigoo dib u laabanaya, qeybta wareysiyada
________________________________________________________________
Ganacsatada oo joojisay in ay wax ku Xayeysiistaan Univertsal TV.
SN:Iyadoo dhawaan xarakada al shabaab ay mamnuucday daawashada iyo in wax lagu xayaysiisto Universal TV ayaa lagu waramayaa in shirkadaha .
http://warkii.com/
F Shabab should stop bullying Universal tv
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: F Shabab should stop bullying Universal tv
Haween Muslimaad ah oo kamid ahaa dibad baxayaasha ayaa ku qaylinayay Erayo ka dhan ah TV-ga Universal iyo Gaaladii Kartooniska ka samaysay Nabi Muxamed SCW, shacabka Jowhar waxay ku baaqeen in ladiyaariyo Guutooyin Fidaa'iyiin ah oo beegsada cid walba oo Nabiga Muxamed SCW Aflagaadaysa.
Sarkaal katirsan Wilaayada islaamiga oo lagu magacaabo Sheekh Osaama Ibraahim Caddow ayaa goobta mudaaharaadka ka sheegay in ciidamada wilaayada Islaamiga Shabeelaha dhexe ay u diyaarsanyihiin u aar gudidada Shacabka Muslimiinta ah iyo in ay beegsadaan kuwa gaalada ah ee caaya Nabi Muxamed SCW.
Sidoo kale iskusoo bax balaaran ayaa ka dhacay degmada Mahadaay ee isla wilaayada Shabeelaha dhexe oo ay shacabka Muslimiinta ah ku muujinayeen Dareenkooda Islaamnimo ee ku aadan Aflagaadada Nabiga.
Shacabka Mahadaay oo ubadan Beeraleey ayaa shalay soo ootay beerahooda waxayna ku mudaaharaadeen Barxadda weyn ee degmadaasi, culimaa'udiinka degmada ayaa muxaadaraad ay uga sheekaynayeen sharafta nabiga sii jeediyay.
Mudaaharaadyo kuwaasi lamid ah ayaa dhawaan ka dhacay degmada Balcad ee isla wilaayada Shabeelaha dehxe waxayna shacabka Shabeelaha dhexe muujiyeen diin jacayl iyo gaalo nacayb
somalimemo.net

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 358 Views
-
Last post by shaamboo
-
- 2 Replies
- 459 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 11 Replies
- 1170 Views
-
Last post by Canuck2
-
- 15 Replies
- 630 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 43 Replies
- 1969 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 2 Replies
- 475 Views
-
Last post by MJ360
-
- 0 Replies
- 365 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 5 Replies
- 494 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 0 Replies
- 313 Views
-
Last post by Coeus
-
- 0 Replies
- 411 Views
-
Last post by *jr