Without Somaliland- Dhulos arent safe SC minus S
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
Without Somaliland- Dhulos arent safe SC minus S
Gud. gobolka Sanaag; Wasiirkii doolka ahaa ee Somaliland iyo Askartiisii dib ayay uga laabteen
Maamulka Gobbalka Sanaag ee waqooyi bari dalka Somaliya ayaa waxa uu manta ka warbixiyay iska hor imaadkii shalay ka dhacay Ceelbuh,wuxuna sheegay in magaaladu deggan tahay.
Mas’uulka ugu sareeyo Gobbalka waqooyi Bari dalka Somalia”Maxamed saciid Nuur”aya waxa uu ka warbixiyay is-raasaasayntii shalay dhex martay Wasiir soo booqday Ceelbuh iyo ciidanka Puntaland ee halkaa ku sugan. Wasiirkaas oo ah Wasiiru Dawlaha Waxabarashada ee dalka la magac baxay Somaliland, lana yiraahdo Maxamuud Garaad Maxamed iyo meeshaa dib uga laabtay.
Ilo xog ogaal ah ayaa Laasqoray.org u xaqiijiyey in wasiirka iyo kooxdiisu Ceelbuh u yimaaddeen inay ka dhisaan Iskuul. Hase ahaatee, lagu gacan sayray, oo taas loo arkay ‘dhuxul dambas huwan.’
Gudomiyaha Gobbalka Sanag”Maxamed Saciid Nuur”ayaa waxa uu marka horay uu sheegay in guud ahaanba xaaladda magaaladu ay deggantahay oo aysan hada wax colaad aysan jirin,waxa uu intaasi ku daray in wasiirkii doolka ahaa ee somaliland iyo askartiisii ay dib uga laabteen. Wasiirka ayaa lagu tuhmay inuu meesha u yimi indha indhayn siyaasadeed oo carqaladayn karta nabadda gobolka. Guddoomiyuhu wuxu sheegay in shaqaaqadaas uu ku dhaawacmay hal qof.
Ugu damabyntii wararka been abuurka ah ee ku soo baxay allpuntland, Hadhwanaag, iyo kuwa kale oo fara badan oo raba inay belaayo meeshaas ka abuuraan, ayaan waxba ka jirin iska hor imaadka ciidan oo ay sheegeen inuu dhex maray ciidammo ka kala socda Puntland iyo Somaliland.
Xigash; Laasqoray Online

Re: Without Somaliland- Dhulos arent safe SC minus S
Ceelbuh; Degmada Ceelbuh ee Gobolka Sanaag Ayaa Waxa Maanta Duleedkeeda kadhacay Is Rasaaseyn Dhexmartay Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Somaliyeed ee Puntland Iyo Maamulka Lamagac Baxay Somaliland Waxana halkaas Laga Eryey Kooxdii Maamulka Somaliland oo Lasheegay In Ay Horkacayeen Kooxo Dhuuniqaatayaal Ah oo uu Madaxkayahay ninka Lagu Magcaabo C/xakiin Wahaabi oo **** ****** u Ah Maamulka Magaalada Haregeyso Ka Arimiya.
Taliyaha Ciidanka Daraawiisha Gobolka Sanaag gaashanle Sare C/laahi Cumar Cashuur Ayaa Goordgoweyd Xiriir Khadka Telfonka Ah oo uu Shabkada Ceerigaabo lasoosameyey Isaga oo Kusugan Magaalada Ceelbuh Waxa uu sheegay In Halkaas uu Ka eryey Galabta kooxo Qaab Dhuumasho Ah Kuyimi oo Wasiiro Iyo Kuxigeeno Iskugu Jira Islamarkaana uu Hugaaminaayo Wasiirka Waxbarashada Maamulka Somaliland oo isaga Kasoojeeda Gobolka Sanaag.
Taliyaha Ciidanka Daraawiisha Gobolka Sanaag C/laahu Cumar Cashuur Ayaa Intaas Kudaray In Is Rasaaseyn Yar oo Kooxdaas Lagala Hortey Ay 2 Ruux Kaga Dhaawacmeen kadibna Ay Halkaas Diiq kaga Baxsadeen Waxana uu sheegay In uu Kuraad Joogo Firxadkii Kooxihii Halkaas Soogaarey Taliyaha Ayaa Sheegay In Ciidamada Heegan Sare Kujiraan Islamarkaana Ay Dhanka Degaanka Biyo Guduud Uruqaansan Doonaan Saacadaha Sosocda
Taliyaha Ayaa Kuhanjabey In uu Talaabo kaqaadi Doono Cidii Horkeceysa Kooxaha Maamulka Somaliland Uadeegta.
Ceerigaabonews/desk Boosaso Puntland Somalia
Maxamed Aamiin Yare
--------------------------------------------------------------------------------------------------------------
This kashmiri kastumo gets shot at wherever they are at.

Dhulbahnate are part of somaliland so is beesha bariga sannag.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
Re: Without Somaliland- Dhulos arent safe SC minus S
They just wanted to get shot atoldenglish wrote:
Gudomiyaha Gobbalka Sanag”Maxamed Saciid Nuur”ayaa waxa uu marka horay uu sheegay in guud ahaanba xaaladda magaaladu ay deggantahay oo aysan hada wax colaad aysan jirin,waxa uu intaasi ku daray in wasiirkii doolka ahaa ee somaliland iyo askartiisii ay dib uga laabteen.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
Re: Without Somaliland- Dhulos arent safe SC minus S
AsadSL wrote:Dhulbahnate are part of somaliland so is beesha bariga sannag.
If you pull a Kashmiri in Sanaag and take one life will take Hargeysa

Re: Without Somaliland- Dhulos arent safe SC minus S
You live in a unreal world. War somaliland gov doesnt bother with beesha bariga sannag because it can be taken in one second like it was in 2007 sl troops on lasqorey beach. Plus deegaan ahaan HY live miles from lasqorey in Karin turwa.
Re: Without Somaliland- Dhulos arent safe SC minus S
Asad, i think you misunderstood oldie his talking bout dhullos marka lay off and let the man do his thing ninka iska dhaaf maxad ka rabta if his not attacking your clan. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
Re: Without Somaliland- Dhulos arent safe SC minus S
And the skys red
Minorities right Majority rules. If you get shot at your not welcome. I hope the SSC lovers dont meet their fate like their Somaliland husbands.

Minorities right Majority rules. If you get shot at your not welcome. I hope the SSC lovers dont meet their fate like their Somaliland husbands.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Without Somaliland- Dhulos arent safe SC minus S
Ceelbuh; Degmada Ceelbuh ee Gobolka Sanaag Ayaa Waxa Maanta Duleedkeeda kadhacay Is Rasaaseyn Dhexmartay Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Somaliyeed ee Puntland Iyo Maamulka Lamagac Baxay Somaliland

here is ceelbuh

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
Re: Without Somaliland- Dhulos arent safe SC minus S
Siciid85 wrote:Asad, i think you misunderstood oldie his talking bout dhullos marka lay off and let the man do his thing ninka iska dhaaf maxad ka rabta if his not attacking your clan.
Isaaq and Dhulbhante same shit different toilets. They both catch bullets. Thats why I always tell you guys dont go to Sanaag because being born in Erigavo isnt the greatest if you cant go nowhere except back to Waaqoyi.
Re: Without Somaliland- Dhulos arent safe SC minus S
Oldenglish, i believe yo guys are better of joining somaliland then puntland. sanaag can not stand alone, and so far punts proven to be pussies that can not defend gaalkacyo let alone laasanood. forget these cuqdad filled idooris on the net. yo guys has much to gain joining somaliland then standing alone.oldenglish wrote:AsadSL wrote:Dhulbahnate are part of somaliland so is beesha bariga sannag.
If you pull a Kashmiri in Sanaag and take one life will take Hargeysa![]()
![]()
Re: Without Somaliland- Dhulos arent safe SC minus S
Oldenglish
is that so i don't need to go into details about sanaag or erigavo since we both know the real landlords there, back to the topic stick with dhulbahante your cousins. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
Re: Without Somaliland- Dhulos arent safe SC minus S
khalid ali wrote:Ceelbuh; Degmada Ceelbuh ee Gobolka Sanaag Ayaa Waxa Maanta Duleedkeeda kadhacay Is Rasaaseyn Dhexmartay Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Somaliyeed ee Puntland Iyo Maamulka Lamagac Baxay Somaliland![]()
![]()
![]()
![]()
Ceelbuh Beynu isku dilnay that means somaliland reaches all the way to badhan and dhahar, then why are u dissing dhulbahante? kani isaga ba is ceebeynaya, ceelbuh is your tuulo., Ceerigabo laga tag laasqoray laga tag cawrmale laga tag.
![]()
here is ceelbuh![]()
Somaliland reaches all the way to Mogdhushio

The problem is all you Isaaq and Dhulbhante garacs think Sanaag= Erigavo. Sanaags population density is entirely East/Central no one lives in mountains and their isnt a single town past the 5,000 mark in the West plus the extreme drought/landscape. Thats why most of you Iidoors and your fake maps dont really mean anything. Rough road to towns if you've ever been to Maakhir/Sanaag youd know you dont have to enter larger towns because they have rough roads that go through them from all corners.
The reality here is Dhulbhante/Isaaq cant step foot East of Erigavo where all everyone whose from Sanaag/Maakhir inhabits.
As a recent arrival, a Isaaq soldier got shot for talking about 1 clan of Nux Cumar after he decided to go to Yube drunk.
Dhahar wtf.
- 1nemansquad
- SomaliNet Super
- Posts: 11434
- Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
- Location: Over here and over there
Re: Without Somaliland- Dhulos arent safe SC minus S
oldtrick, doesn't speak for Warsangeli; he/she is nothing but a confused trick who can't do better than jealousy, xin and nonexistent self made propaganda
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
Re: Without Somaliland- Dhulos arent safe SC minus S
mvp wrote:Oldenglish, i believe yo guys are better of joining somaliland then puntland. sanaag can not stand alone, and so far punts proven to be pussies that can not defend gaalkacyo let alone laasanood. forget these cuqdad filled idooris on the net. yo guys has much to gain joining somaliland then standing alone.oldenglish wrote:AsadSL wrote:Dhulbahnate are part of somaliland so is beesha bariga sannag.
If you pull a Kashmiri in Sanaag and take one life will take Hargeysa![]()
![]()
We have much more to gain to align ourselves with America and deport Ogadens

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 757 Views
-
Last post by lander24
-
- 23 Replies
- 4395 Views
-
Last post by kambuli
-
- 45 Replies
- 3578 Views
-
Last post by gemini07
-
- 5 Replies
- 291 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 10 Replies
- 517 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 13 Replies
- 1423 Views
-
Last post by kaliil
-
- 44 Replies
- 3398 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 8 Replies
- 693 Views
-
Last post by TheFuturist
-
- 9 Replies
- 1218 Views
-
Last post by HayWire