(1,069,941) Million Voters Will Take part in the Election 26
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
(1,069,941) Million Voters Will Take part in the Election 26
Komishanka doorashooyinka qaranka, ayaa maanta si ramiya u shaaciyey Liiska codbixiyayaasha ka qayb geli doonta doorashada madaxtooyada ee la filayo in ay qabsoonto 26-ka bishan June, kaas oo noqon doona liiska kama dambaysta ah.
Komishanka doorashooyinka, ayaa waxa ay shirjaraa’id oo ay maanta ku qabteen Hotel Imperail ee Magaalada Hargeysa ku shaaciyeen in 1 milyan iyo 69,941 qof ay ka qayb geli donaan doorashada madaxtooyada ee Somaliland taas oo ah liiska kama dambaysta ah ee doorashada lagu geli doono.
Afhayeenka Komishanka doorashooyinka Maxamed Axmed Xirsi (Geelle) oo shirkaa jaraa’id kaga dhawaaqay Liiska codbixiyayaasha doorashada ayaa waxa uu yidhi “Maalmahanba waxa lanaga sugayey Liiskii kama dambaysta ahaa ee dadka ka qayb galaya doorashada maanta ayaanu noo soo dhamaaday.
Markaa waxa aan halkan ka sheegaynaa Liiska codbixiyayaasha ee lagu gelayo doorashada waxa uu noqday 1 Milyan, sagaal iyo Lixdan Kun iyo sagaal boqol iyo kow iyo afartan codbixiye (1,069,941) . Marka sida uu na farayo xeerka diiwan gelinta ee No. 37 in asxaabta qaranka iyo wasaarada Daakhliga mid walba in aanu siino nuqul ka mid ah. Markaa waanu siinay iyaga Liiskii codbixiyayaasha ee kama dambaysta ahaa.”
Afhayeenka Komishanka waxa uu sheegay in Liiskaasi yahay ka kama dambaysta ah ee lagu geli doono doorashada madaxtooyada.

- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio
You know what marmar waxaan is idhaahdaa campaignkuba wax qiimaha ah ma keenayo, waayo meelaha qaarkood metalan 50.000 kelya ayaa card haysta. Mid kastoo ka mid ah 50.000 horuu u taageersanaa xisbi. hadaba dadkan faraha badan ee kusoo toosay debedbaxyada, debedbaxoodu waxba tari maayo, maadaama aanayba codayn karin.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio
Banaanbaxyadani they make a Diffrence, waayo Dad badan oo Dan Ka Lahayn inay Codeeyan aya arkaya, meeshan maalin kasta la iskugu soo yaacayo ee Khayriyada, Markaas dadka waxa gelaya Xaraarad... But there is 300.000 Missing from last time Vote Registraton! 1.1 million will vote!
I spoke to some of my family members who i asked if they would vote, and they said NO, they are on their way to Hawd for some Caano Geel, Barwaaqo aya Dalki Ka Dhacday
they are not even intrested in this Election! 
I spoke to some of my family members who i asked if they would vote, and they said NO, they are on their way to Hawd for some Caano Geel, Barwaaqo aya Dalki Ka Dhacday

- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio
LiQaaye_TDH wrote:Banaanbaxyadani they make a Diffrence, waayo Dad badan oo Dan Ka Lahayn inay Codeeyan aya arkaya, meeshan maalin kasta la iskugu soo yaacayo ee Khayriyada, Markaas dadka waxa gelaya Xaraarad... But there is 300.000 Missing from last time Vote Registraton! 1.1 million will vote!
I spoke to some of my family members who i asked if they would vote, and they said NO, they are on their way to Hawd for some Caano Geel, Barwaaqo aya Dalki Ka Dhacdaythey are not even intrested in this Election!
Markaa waxaad leedahay inta cardka haysta ayaa campaignku wax ka bedeli karaa fekerkoodii?
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio
Righwing... waxa Laga Baqanaya Dad badan, aya Iibsanaya Caardhadhkooda, Haddi Loo Qudbadeeyo oo laga dhaadhiciyo dadkan inay Codkooda iyo Futurekooda iska Iibin Faa'do badan ayay leedahay Campaignkani.. Laakin i see what your saying, people can not change their Cards anyway!
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio
LiQaaye_TDH wrote:Righwing... waxa Laga Baqanaya Dad badan, aya Iibsanaya Caardhadhkooda, Haddi Loo Qudbadeeyo oo laga dhaadhiciyo dadkan inay Codkooda iyo Futurekooda iska Iibin Faa'do badan ayay leedahay Campaignkani.. Laakin i see what your saying, people can not change their Cards anyway!
Gartay. Thanks
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio
How much is missing.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio
^^ 300.000 Votes........ It doesnt really matter out of those 1 mill
KULMIYE has minimum of 500.000 Votes
KULMIYE has minimum of 500.000 Votes
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio
LiQaaye_TDH wrote:^^ 300.000 Votes........ It doesnt really matter out of those 1 mill
KULMIYE has minimum of 500.000 Votes
Thats allot man walahi
Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio
I see Kulmiye losing after tricks are being pulled by Udub mafia. I see Ilka cas nation going bananas and requesting the head of giinbirsi sheep who thinks he can be among lions.
UCID u codee walal.
UCID u codee walal.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio
Siciid85 wrote:I see Kulmiye losing after tricks are being pulled by Udub mafia. I see Ilka cas nation going bananas and requesting the head of giinbirsi sheep who thinks he can be among lions.
UCID u codee walal.
Not only ilka cass support kulmiye , but udub mafia cant do this there will be international observers riyaale wuxu dalbaday inu la kulmo afayeenka komishanka and the afayeen told him or you will all meet us or non of us. so lets hope for doorasho xaq iyo xalaal ah
Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio
All hope is on the effort of the grand OBSERVERS. 

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio
yeah u do know if udub wins , there will be no ucid no laxSiciid85 wrote:All hope is on the effort of the grand OBSERVERS.

Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio
While other two are busy bickering ucud or ucid is busy rallying support from the geeljires and beezaanis alike. Ucud or ucid will win.
Abtigaa u codee, inkaar qabe ha noqon walal.
Abtigaa u codee, inkaar qabe ha noqon walal.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: (1,069,941) Million Voters Will Take part in the Electio
Siciid85 wrote:While other two are busy bickering ucud or ucid is busy rallying support from the geeljires and beezaanis alike. Ucud or ucid will win.
Abtigaa u codee, inkaar qabe ha noqon walal.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 1768 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist
-
- 47 Replies
- 13835 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 8 Replies
- 916 Views
-
Last post by Strategic
-
- 23 Replies
- 1501 Views
-
Last post by Gen.Aideed
-
- 10 Replies
- 1310 Views
-
Last post by original dervish
-
- 3 Replies
- 950 Views
-
Last post by Kees70
-
- 10 Replies
- 1613 Views
-
Last post by juelz
-
- 3 Replies
- 722 Views
-
Last post by bashe19
-
- 7 Replies
- 1564 Views
-
Last post by Prlnce
-
- 21 Replies
- 3660 Views
-
Last post by BeyondQabil