HAMBALYO KU SOCOTA GOLAHA GUURTIDA HABAR YOONIS
QALINKII: Suleyman axmed kooreeye
21/06/2010
ugu horayn waxan salaamayaa dhamaanba umada reer somaliland meel kasta oo ay joogaan
waxana u rajaynayaa guul iyo si nabad gelyo ah inay inoogu dhacdo doorashada sabtida soo
socota insha allahu wadanka ka qabsoomaysa.
intaa ka dib aniga oo ah afhayeenka qurba jooga beelweynta h/yoonis ee ku dhaqan wadanka holland
waxan hambalyo u dirayaa golaha guurtida habar yoonis go,aankii geesinimada lahaa ee ay qaateen
kaas oo ay taageeradooda ugu muujiyeen xisbiga cadaalada iyo daryeelka (ucid).
go,aankaas oo aanu ka qurba joog ahaan 100% ku taageersanahay hogaanka beesha,golaha guurtida
iyo salaadiinta 18ka ardaa ee beeshu ka kooban tahay ay isku raaceen in codka beesha si midaysan oo
aan hagrasho lahayn loogu deeqo hogaamiyaha wadaniga ah ee faysal cali waraabe iyo xisbigiisa (UCID).
Ugu dambayntii waxan qofkasta oo beesha ku abtirsada, isla markaana nasiib u yeeshay inuu codkiisa
dhiiban karo kula talinayaa inuu qaato go,aanka odayaasha beeshu isku raaceen oo uu u codeeyo
xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ay musharaxa ka yihiin eng,faysal iyo dr,maxamed rashiid.
wa billaahi tawfiiq
somaliland- for-ever...
suleyman axmed kooreeye
helmond, the netherlands.
HAMBALYO KU SOCOTA GOLAHA GUURTIDA HABAR YOONIS -Holland
Moderator: Moderators
Re: HAMBALYO KU SOCOTA GOLAHA GUURTIDA HABAR YOONIS -Holland
Taagerada Habaryoonis ee UCID waa mid Muhiim ah.
QALINKII: Jama Dahir Ahmed
21/06/2010
Waxaa aad usoo dhawnyaa tageerada beel waynta habaryoonis ay tageereen xisbiga cadaalada iyo daryeelka ,shirkii ay ku yeeshe hotel Barwaaqo2 ee magaalada Burco Guurtida Habaryoonis waxaa la oodhankara waa mid aad muhiim u ah.
Tasii waxay ina tusinaysaa in beeshani masiirka umadan iyo aayaheedaba lagu amiinkara uu yahay xisbiga UCID, beesha oo lafdhabar uu ah jiriitaanka somaliland inta badana degta Gobloada somaliland marka laga reebo Gobola Awdal. Aad ayaan ugu hanbalyaynayaa sida cad ee ay moqif kooda uga badheedhen
Waxa xusiid mudan in aan beesha la oodhankariin waxay ku raceen Qabyaalad see waxaa ya kaga doorteen xisbiyada kale tahay ina xujada ah idiinta laqadanayo ay iska riidan UCID iyo ilahayna isku reeban codkoodan uguu hiliyaan kitaabke .
Waxaan hadaba beelah kale somaliland oodayaa shooda uguu baaqaya waxa cida Diinta inagu hagaysa ee imaanka leh aan doorano , waa inagu xujo hadan dooran wayna waxa inaguu nooqon malita qiyaamaha mid la ina waydiiyo ee mu waadinkastow codkaga sii xisbiga UCID .
Waxaan kus oogaba gabaynyaa cida jeceel wadanka iyo dadkan ku nooli ha uu codeeyaan halka dantoodu ku jirto waa xisbiga UCID Wallalayaa insha allah waa gulaysa naynaa hadan ka dhabsheego waxa diinteena
Waxaan halakn hanbalyoo uga dirayaa odayaashayda goonka geesinimada qaatay waan idiiku tageer sany dhalinyaro ahaan waana qaadanay hadan nahay dhalinta reer ceerigabo go’aankina waan aqbalnay Cawil yuusuf Dhiif adeer adiga iyo shirgudoonka kalaba warkinuuna waa na soogadhay in beeshu UCID isku raacay MARXABA IYO Gudoon .
Jamac Dahir Axmed
Ceerigabo

Baaq caqli saliima ka soo baxay
QALINKII: Siciid Maxamed Ismaciil
21/06/2010
salaamu caleykum dhamaan reer somaliland.shalay ayay ahayd markii cumaamadihii caqliga xikmada u saaxiibka ah ku shireen
burco ee ay soo saareen in reer somaliland u codeeyaan XISBIGA UCID iyaga oo so waafiya oo caqliga saliimka ahi ku qaboobi karo u soo bandhigey sababaha ay gudoonkaa u gaadheen.Alxamdulilaahi rabil caalamiin hadii eebe ina tusey halka
ehelka u ah hogaanka suuban ee somaaliland inaguna hanuuniyey raacistiisa waa barako iyo kheyr rabi inala damcey ee aamiin dhamaantiin wada dhaha.Waxa aan halkan u soo amrinayaa kelmad dardaaran ah madaxad xisbiga UCID ee daacadnimada eebe ka baqashada ku saleysan caqligii umada ku kasbadaw kolkaad ku faadhiisataan kursiga xukumka waxa aad weligiin in hor dhigtaan wixii aad tidhaahdeen gaar-ahaan sibuuxda ugu dhaqanka sharciga ilaahay hadaad kaa baal martaan wacad aleh idin qabey aduunyada silic iyo saxariir aakhirana naaru jahanam sidaa ilaahay baa inoogu sheegey suurada (DAAHAA) ee ogsoonaada .Balan daro waa diin daro ,oofiya ayaa eebe yidhi cahdiga ama balanka waa la isweydiin doonaaye.Aniga oo ku kalsoon maskaxaha ku midoobey Xisbiga UCID hadan diintu waa nastexo eebe inooga timi oo rasuulkeena la inoogu soo dhiibey oo muminiintu isu gudbiyaan .Waxa aan laabta ku heysaan weedha duqeyda reer togdheer ka soo baxdey ey yidhaahdeen (xisbiga UCID wuxuu nagu xujeeyey xukumka ilaahay oon ugu hogaansaney) ee idinkyna ahaada kuwo weedhooda u ehela inasha alah .Waxa aan ku soo khatimayaa hadalkeyga ducadii uu yidhi murashaxa madaxtooyada UCID ENG/Faysal ilaahayaw hadaanu ehel u nahay oo umada kheyr u horseedeyno xukumka noogu dhiib hadaanu dhib u horseedeynana na fogee oo qaar naga kheyr badan noogu dhiib.
wabilaahi tawfiiq
saeed mohamed Ismail
Qatar .gudoomiyaha xisbiga ucid ee qatar

- AbrahamXirsi
- Posts: 136
- Joined: Wed May 05, 2010 7:09 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 66 Replies
- 3773 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 8 Replies
- 10885 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 641 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 485 Views
-
Last post by Elmi_Dheere
-
- 0 Replies
- 499 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 3 Replies
- 727 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 0 Replies
- 502 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 7 Replies
- 820 Views
-
Last post by samatar133
-
- 2 Replies
- 625 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 534 Views
-
Last post by Siciid85