Laascaanood(Riinjinews)Warar ka soo baxaya magaalada Yeyle ayaa sheegay in xalay saqdii dhexe ay dhaafeen Ciidan lagu sheegay inay yihiin SSC oo u gudbay dhanka guumays, ciidankan oo la sheegay inaysan siddaa u badnayn tiro ahaan.
Ciidamada SSC ayaa saldhig ka samaytey Degmada Xudun oo ay shalay kala wareegeen qolyahii Somalidiidka. Sidoo kale Ciidamo badan ayaa ku hareeraysan magaalada Laascaanood kuwaasi oo laga soo daad gureeyyey deegaanka Hawdka. Sidoo kale Mar aan xidhiidh la samaynay Col. Kayse cabdi yusuf oo ku sugan duleedka magaalada lascanood ayaa noo sheegay in Ciidamada SSC iyo Guud ahaan xaalada deegaanku ay marayso meel kala guur ah illaahay mahadiina arimu soo dhamaanayaan ka hor waqtigii aanu qorshaysanay
Ciidamada Daraawishta ee SSC oo ku sii fidaya Deegaanka SSC
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Re: Ciidamada Daraawishta ee SSC oo ku sii fidaya Deegaanka
Saax Hareereya Cadoowga Midna Yaan laga rebin. Guul Darawiish. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 8970 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 3 Replies
- 453 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 1 Replies
- 540 Views
-
Last post by Django
-
- 12 Replies
- 1249 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 196 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 40 Replies
- 4225 Views
-
Last post by Looyaan_Junior
-
- 0 Replies
- 1308 Views
-
Last post by ahmed_gurey
-
- 6 Replies
- 1051 Views
-
Last post by HusseinHassan
-
- 0 Replies
- 485 Views
-
Last post by Deqa111
-
- 9 Replies
- 1319 Views
-
Last post by Cusmano