if kulmiye wins
Moderator: Moderators
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
if kulmiye wins
the so called beel weynta garxajis will be second class citizens most of their intelectuals will join those who are all ready in mogadisho we might even see bars and cafeteria writen on (GARXAJIS trash NOt ALLOWED)
markaa ama ciidagalihi ucid rajo ka qabay ahaw ama habar yonistii udub natiijo ka sugaysay, garxajisow ama si sharaf leh kulmiye u tahniyadeeya oo dhaha muj silanyo dalka adaa madaxee tali ama qoryaha qaata oo dagaalama koley dagaal haday noqoto cidi idinkama adkee

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: if kulmiye wins
Garxajis wa Liibaaxyada reer sh isxaaq they will always be part of somaliland, wasiiirada na sii fair ayaa lo qeybsanaya just the way sidu daahir u qeybiye and cigaal ka horhargaysaay wrote:the so called beel weynta garxajis will be second class citizens most of their intelectuals will join those who are all ready in mogadisho we might even see bars and cafeteria writen on (GARXAJIS trash NOt ALLOWED)
markaa ama ciidagalihi ucid rajo ka qabay ahaw ama habar yonistii udub natiijo ka sugaysay, garxajisow ama si sharaf leh kulmiye u tahniyadeeya oo dhaha muj silanyo dalka adaa madaxee tali ama qoryaha qaata oo dagaalama koley dagaal haday noqoto cidi idinkama adkee
Re: if kulmiye wins

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: if kulmiye wins
U sheeg, ma qof ba xaqisa la duudsin kara garxajis have the largest mps in the parliament. every one will get their fair share, indeed somaliland ha noolatoSiciid85 wrote:![]()
WTF stop being a weakass niyohow, ma shalay ba dhalatay? whether Kulmiye wins or not ministeryaasha sii fair ah ba lo qeybsaanaya.

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: if kulmiye wins
weakness maahee waa ragatinimo meel ina bixi iyo ina kaahin joogo ayaad is leedahay wax baad ka noqon ha ka yaabin abtiSiciid85 wrote:![]()
WTF stop being a weakass niyohow, ma shalay ba dhalatay? whether Kulmiye wins or not ministeryaasha sii fair ah ba lo qeybsaanaya.
Re: if kulmiye wins
Hargaaysay, inabixi iyo inakahiin ma ciid bi wax ka qaadii karaan? stop talking like a love.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: if kulmiye wins
hargaysaay wrote:weakness maahee waa ragatinimo meel ina bixi iyo ina kaahin joogo ayaad is leedahay wax baad ka noqon ha ka yaabin abtiSiciid85 wrote:![]()
WTF stop being a weakass niyohow, ma shalay ba dhalatay? whether Kulmiye wins or not ministeryaasha sii fair ah ba lo qeybsaanaya.
Ina bixi iyo ina kahin ba cabdilahi koosaar ba mar chairman u aha
marna waxa chairman u aha abdiraxmaan tuur
sxb dadki reer somaliland way ka tageen qabyaladi ku jiqsida they want hormar, ina bixi and ina kahin and silanyo will not live for ever but their legacy will live for ever and somaliland will live for ever
Re: if kulmiye wins
dagaalku wuxuu dhacayaa maalinta 40,000 ee shaqaalaha dawlada la yidha iska socda. waa hadii kulmiye guulaysto.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: if kulmiye wins
koohi wrote:dagaalku wuxuu dhacayaa maalinta 40,000 ee shaqaalaha dawlada la yidha iska socda. waa hadii kulmiye guulaysto.
wax dagaal ah somaliland waligeed kama dhacayso just watch us sxb
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: if kulmiye wins
Siciid85 wrote:Hargaaysay, inabixi iyo inakahiin ma ciid bi wax ka qaadii karaan? stop talking like a love.

- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: if kulmiye wins
Siciid85 wrote:![]()
WTF stop being a weakass niyohow, ma shalay ba dhalatay? whether Kulmiye wins or not ministeryaasha sii fair ah ba lo qeybsaanaya.
Siciid ninkan hargeeysay waa comic

Re: if kulmiye wins
horta iska sug natiijada cida soo baxda aanu aragno.khalid ali wrote:koohi wrote:dagaalku wuxuu dhacayaa maalinta 40,000 ee shaqaalaha dawlada la yidha iska socda. waa hadii kulmiye guulaysto.
wax dagaal ah somaliland waligeed kama dhacayso just watch us sxb
then we can talk about what is going to happen after that.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: if kulmiye wins
^^ fair enough
Re: if kulmiye wins
ninkii adeerkaa ahaa wuxuu ku hadalayey weli maanad maqal.
kulahaa 40000 ee dawlada u shaqeeya maxkamad baan saaraynaa hadaan xukunka qabano.
kulahaa 40000 ee dawlada u shaqeeya maxkamad baan saaraynaa hadaan xukunka qabano.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: if kulmiye wins
war ciid na la xiidhi mayo wa iska joogi karran dalkooda qarranka wey u so shaqeyeen, ha so mucaraadan the next comming 5 years thats Democracy warya koohi how did awdal vote?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 27 Replies
- 1026 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 3 Replies
- 806 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 10 Replies
- 1116 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 15 Replies
- 2830 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 1136 Views
-
Last post by generalka
-
- 11 Replies
- 67 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 15 Replies
- 2749 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 5 Replies
- 1475 Views
-
Last post by kanadiid90
-
- 1 Replies
- 724 Views
-
Last post by Xaldoon
-
- 38 Replies
- 4662 Views
-
Last post by XidigtaJSL