Babygirl

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Babygirl

Post by SahanGalbeed »

Inaabti shuruudo cusub , maadama u sannad cusub yahay , aynu kala saxeexano .
Adigii na waxaad noqotay SSC , anigii na SNM :lol: marka horta xabadahan aynu kal waydaarsanayno aynu iska kala qabano .
Waxaad soo qoranaysa list , intaa iidoor ah eed iska dhex aragto , anigu na waxaan ku sii diraya list-ki inta daarood ka een khaati bilah ka taagan ahay.
Marka intaanay usii sheegno golaha ayaynu min Emperior ilaa Somali Boqor aakhiro u dirayna , bal ka waran arrintaas inaabti ? :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Babygirl

Post by Babygirl- »

LOOL Waxba kama qabo, Waxa Gardarada, Faanka & Beleeyada wada wa in la iska qabto. :up: :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Babygirl

Post by SahanGalbeed »

Bes okay inaabti , waaynu ka baxayna siyaasadda . Wax SSC da u hadla laga waayi maayo halkan oo qof ayuun baa boskaagi gali doona , aniguna SNM-ta aniga wasa iyo hadal iga dhacay maalin dhaweed ayayba igu qabsadeen :lol:
Marka xaqqa ayaynu u dagaalamayna insha Allah .
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Babygirl

Post by Babygirl- »

:lol:
Last edited by Babygirl- on Wed Jun 30, 2010 12:09 am, edited 1 time in total.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Babygirl

Post by SahanGalbeed »

.
Last edited by SahanGalbeed on Wed Jun 30, 2010 12:13 am, edited 1 time in total.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Babygirl

Post by SahanGalbeed »

Babygirl- wrote::lol:
:lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Babygirl

Post by Babygirl- »

Haye baal due process halagu sameyo! :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Babygirl

Post by SahanGalbeed »

Okay , si wanagsaan weeye , waxuun baynu ku helayna , qasab weeye taasi , it is only a matter of time , dad aan is hayn karin weeye ilayn e.
Sheedaas uun aynu is war hayno adigu , ya ? :lol:
Gotta go for now , peace inaabti :rose:
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Babygirl

Post by kambuli »

Babygirl,

How are you Xabiibti :?: Weligaa ma maqashay:

Nin hooyadii ka guurey, habaryartii uma negaado? If you know what I mean... ;)
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Babygirl

Post by Babygirl- »

Ficaan, how are you doing? :rose:

I know what you mean! :up:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Babygirl

Post by SahanGalbeed »

Malaha idiin maan sheegin e , aniga hooyadey waa reer Somaliland .
Wax kale oo laga jawaaba ma laha !
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Babygirl

Post by Babygirl- »

Sahan islaanta ha cebeyn dee!! :arrow:

OO Kalaay Riyale muxu ku didaay Kulmiyes victory? Dagaal ba dhici kara you know.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Babygirl

Post by SahanGalbeed »

Babygirl , inaabti heeshiiski aynu xalay dhigaynay baad durtaba jabisay :lol:

Case kani waa iska cadyahay ma'ogtahay ?. Naagtan soo gashay meeshan e kula hadlaysa , xasiidnimadadeedu waxa u asal ah qabyaalad. Markaa horta intaanad aniga iga waraysan Riyaale , case -ki ugu horeeyay baa ina soo jidhay e arrintan wax maynu ka qabana , haa mise maya
Xaqqa ayaynu u dagaalamayna intaanu qabyaalada ka baxno , bu heeshis keenu aha ilayn e :lol:

Qof aan halkey sheekadu ka socoto ogayn oo iska soo gala oo weerar ku qaada "associates"-kaaga , haddaad la safato de foolxumo ayay kugu noqonaysa ma'ogtahay ?
Bal ka soo jawaab inaabti :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”