Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Wararka naga soo Gaadhaya Magaalada Ceerigaabo ayaa Sheegaya in Qaar ka mid ah Wasiirada Xukuumada Madaxwayne rayaale Lagu Xidhay Magaalada ceerigaabo, Wasiiradaasi oo la sheegay inay Khalkhal iyo faragalin ku Samaynayeen Sanduuqyada Codadka ee Magaaladaasi.
Warku waxa uu intaasi ku Darayaa in Wasiiradani ay ka mid ahaayeen Wasiir ku Xigeenka Cadaalada Yuusuf Ciise Talaabo, Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Debadda.
Wararkan oo aanu ka helnay ilo lagu kalsoonyahay oo Gabiley news la soo Xidhiidhay ayaa sheegaya in Komishanka Doorashooyinka Qaranku Amarka Xadhiga Wasiiradan Bixiyeen.
Illaa shalay Waxaa soo kordhaya Wararka sheegay in Masuuliyiinta Xisbiga udub Isku dayayaan inay Faragalin ku Sameeyaan Sanduuqyada Codadka ee laga soo Daabulayo Tuulooyinka iyo Goboladda Dalka Somaliland.
Warku waxa uu intaasi ku Darayaa in Wasiiradani ay ka mid ahaayeen Wasiir ku Xigeenka Cadaalada Yuusuf Ciise Talaabo, Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Debadda.
Wararkan oo aanu ka helnay ilo lagu kalsoonyahay oo Gabiley news la soo Xidhiidhay ayaa sheegaya in Komishanka Doorashooyinka Qaranku Amarka Xadhiga Wasiiradan Bixiyeen.
Illaa shalay Waxaa soo kordhaya Wararka sheegay in Masuuliyiinta Xisbiga udub Isku dayayaan inay Faragalin ku Sameeyaan Sanduuqyada Codadka ee laga soo Daabulayo Tuulooyinka iyo Goboladda Dalka Somaliland.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
CHANGE IS COMING....... New Goverment new Rules






- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
The best thing for UDUB is to concede , re-organize and look forward to the next elections which are only 5 yrs away .
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
^ You should help udub reorganize or help your ssc reer abti.
- yawle
- SomaliNetizen
- Posts: 887
- Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
- Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
What a total farth!
LiQaaye.. just wait and watch this space.
LiQaaye.. just wait and watch this space.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
What Farth?yawle wrote:What a total farth!
LiQaaye.. just wait and watch this space.






- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Good news the tallaabo guy was there to start beef any ways its good he is arrested
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
waryaa muj talaabo waxba ha ka sheegin isagaa ceerigaabo leh ilaahay inta ka sokaysa ma garatay yarka
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Wux iska leeyahay ba iska yar soota la xiidhay ma nin wax leh bala xiidhahargaysaay wrote:waryaa muj talaabo waxba ha ka sheegin isagaa ceerigaabo leh ilaahay inta ka sokaysa ma garatay yarka
well done ciidanka qarranka, iyo nuux ismacil taani

Kan talaabo manu ahayn ki marna dubai lugu xidhay marna lugu xiidhay adis ababa , oo slaan tigraygi ku yeelatay 7000 oo dollar oo u iska bixin kari wayey oo u xita ki cawil faqash ka bixin kari wayey

he is not even a full wasiir wa wasiir kuxigeen

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Ouch!The_Emperior5 wrote:Wux iska leeyahay ba iska yar soota la xiidhay ma nin wax leh bala xiidhahargaysaay wrote:waryaa muj talaabo waxba ha ka sheegin isagaa ceerigaabo leh ilaahay inta ka sokaysa ma garatay yarka
well done ciidanka qarranka, iyo nuux ismacil taani![]()
Kan talaabo manu ahayn ki marna dubai lugu xidhay marna lugu xiidhay adis ababa , oo slaan tigraygi ku yeelatay 7000 oo dollar oo u iska bixin kari wayey oo u xita ki cawil faqash ka bixin kari wayey![]()
he is not even a full wasiir wa wasiir kuxigeen

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Ma ba xishoodaan ilayn wuxu 
Aniga oo xita ka soo hor jeeday Kulmiye ayay ii cadahay natiijadu .

Aniga oo xita ka soo hor jeeday Kulmiye ayay ii cadahay natiijadu .
Last edited by SahanGalbeed on Wed Jun 30, 2010 11:38 am, edited 1 time in total.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
mansabka dawladiisa kamaan hadal ee shaqsiyadiisa ayaan ka hadlay waa muj mujaahid loo waayey waa ragii lahaa inamariya snm aynu socono ilaa muqdisho ee laga diiday waa ninkii wasakhgeli 24 sacadood kaga saaray ceerigaabo
waa libaaxa sanaag ninkani, arintan gabadha tigreega ahna dee dawladan faqashta ahi nin walba oo muj fiican ahaan jiray sida loo bahdilo wey taqaanaa
waa libaaxa sanaag ninkani, arintan gabadha tigreega ahna dee dawladan faqashta ahi nin walba oo muj fiican ahaan jiray sida loo bahdilo wey taqaanaa
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Sheikh shariif dawladiisu taad tageerayso miyaney ahayn ? Mise kooxda argagaxisada ayaad Eritrea la joogtay adigu ?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Kana muqdisho bey kaga dhagtay war muqdisho wagaas usc ba haystey why aad usc ula dagalami its their native land , maad iska hadasha uunhargaysaay wrote:mansabka dawladiisa kamaan hadal ee shaqsiyadiisa ayaan ka hadlay waa muj mujaahid loo waayey waa ragii lahaa inamariya snm aynu socono ilaa muqdisho ee laga diiday waa ninkii wasakhgeli 24 sacadood kaga saaray ceerigaabo
waa libaaxa sanaag ninkani, arintan gabadha tigreega ahna dee dawladan faqashta ahi nin walba oo muj fiican ahaan jiray sida loo bahdilo wey taqaanaa
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
SahanGalbeed wrote:Ma ba xishoodaan ilayn wuxu
Aniga oo xita ka soo hor jeeday Kulmiye ayay ii cadahay natiijadu .
udub wey ku deysey its just komishanku haku dhawaaqdo uun, the counted the votes , the longer they wait the more qass udub starts today udub said komishanku ma shegi karo ciidi badisya inta la saxayo wixi qallad u dhacay iyaga ba komishan iska dhigaya

wariya cadow na wey xiidheen
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 1539 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 3 Replies
- 541 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 24 Replies
- 2365 Views
-
Last post by marcassmith
-
- 1 Replies
- 421 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 4 Replies
- 848 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 16 Replies
- 1688 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 6 Replies
- 1205 Views
-
Last post by FarhanYare