Page 1 of 3

Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo

Posted: Wed Jun 30, 2010 8:06 am
by LiQaaye_TDH
Wararka naga soo Gaadhaya Magaalada Ceerigaabo ayaa Sheegaya in Qaar ka mid ah Wasiirada Xukuumada Madaxwayne rayaale Lagu Xidhay Magaalada ceerigaabo, Wasiiradaasi oo la sheegay inay Khalkhal iyo faragalin ku Samaynayeen Sanduuqyada Codadka ee Magaaladaasi.

Warku waxa uu intaasi ku Darayaa in Wasiiradani ay ka mid ahaayeen Wasiir ku Xigeenka Cadaalada Yuusuf Ciise Talaabo, Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Debadda.

Wararkan oo aanu ka helnay ilo lagu kalsoonyahay oo Gabiley news la soo Xidhiidhay ayaa sheegaya in Komishanka Doorashooyinka Qaranku Amarka Xadhiga Wasiiradan Bixiyeen.

Illaa shalay Waxaa soo kordhaya Wararka sheegay in Masuuliyiinta Xisbiga udub Isku dayayaan inay Faragalin ku Sameeyaan Sanduuqyada Codadka ee laga soo Daabulayo Tuulooyinka iyo Goboladda Dalka Somaliland.

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo

Posted: Wed Jun 30, 2010 8:09 am
by LiQaaye_TDH
CHANGE IS COMING....... New Goverment new Rules :up: :up: :up: :up: :sland:

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo

Posted: Wed Jun 30, 2010 8:17 am
by SahanGalbeed
The best thing for UDUB is to concede , re-organize and look forward to the next elections which are only 5 yrs away .

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo

Posted: Wed Jun 30, 2010 8:19 am
by AsadSL
^ You should help udub reorganize or help your ssc reer abti.

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo

Posted: Wed Jun 30, 2010 8:34 am
by yawle
What a total farth!

LiQaaye.. just wait and watch this space. :mrgreen:

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo

Posted: Wed Jun 30, 2010 9:52 am
by LiQaaye_TDH
yawle wrote:What a total farth!

LiQaaye.. just wait and watch this space. :mrgreen:
What Farth? :lol: :lol: :lol: Miskiin wallahi waad is Bahdisheen Like never before :lol: :down: In every single strong hold of Sanaag waa la Ina Haya :twisted:

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo

Posted: Wed Jun 30, 2010 11:26 am
by The_Emperior5
Good news the tallaabo guy was there to start beef any ways its good he is arrested

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo

Posted: Wed Jun 30, 2010 11:31 am
by hargaysaay
waryaa muj talaabo waxba ha ka sheegin isagaa ceerigaabo leh ilaahay inta ka sokaysa ma garatay yarka

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo

Posted: Wed Jun 30, 2010 11:33 am
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:waryaa muj talaabo waxba ha ka sheegin isagaa ceerigaabo leh ilaahay inta ka sokaysa ma garatay yarka
Wux iska leeyahay ba iska yar soota la xiidhay ma nin wax leh bala xiidha
well done ciidanka qarranka, iyo nuux ismacil taani :up:

Kan talaabo manu ahayn ki marna dubai lugu xidhay marna lugu xiidhay adis ababa , oo slaan tigraygi ku yeelatay 7000 oo dollar oo u iska bixin kari wayey oo u xita ki cawil faqash ka bixin kari wayey :lol:
he is not even a full wasiir wa wasiir kuxigeen :lol:

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo

Posted: Wed Jun 30, 2010 11:34 am
by Dhaga Bacayl
The_Emperior5 wrote:
hargaysaay wrote:waryaa muj talaabo waxba ha ka sheegin isagaa ceerigaabo leh ilaahay inta ka sokaysa ma garatay yarka
Wux iska leeyahay ba iska yar soota la xiidhay ma nin wax leh bala xiidha
well done ciidanka qarranka, iyo nuux ismacil taani :up:

Kan talaabo manu ahayn ki marna dubai lugu xidhay marna lugu xiidhay adis ababa , oo slaan tigraygi ku yeelatay 7000 oo dollar oo u iska bixin kari wayey oo u xita ki cawil faqash ka bixin kari wayey :lol:
he is not even a full wasiir wa wasiir kuxigeen :lol:
Ouch! :lol:

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo

Posted: Wed Jun 30, 2010 11:37 am
by SahanGalbeed
Ma ba xishoodaan ilayn wuxu :lol:

Aniga oo xita ka soo hor jeeday Kulmiye ayay ii cadahay natiijadu .

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo

Posted: Wed Jun 30, 2010 11:38 am
by hargaysaay
mansabka dawladiisa kamaan hadal ee shaqsiyadiisa ayaan ka hadlay waa muj mujaahid loo waayey waa ragii lahaa inamariya snm aynu socono ilaa muqdisho ee laga diiday waa ninkii wasakhgeli 24 sacadood kaga saaray ceerigaabo
waa libaaxa sanaag ninkani, arintan gabadha tigreega ahna dee dawladan faqashta ahi nin walba oo muj fiican ahaan jiray sida loo bahdilo wey taqaanaa

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo

Posted: Wed Jun 30, 2010 11:40 am
by SahanGalbeed
Sheikh shariif dawladiisu taad tageerayso miyaney ahayn ? Mise kooxda argagaxisada ayaad Eritrea la joogtay adigu ?

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo

Posted: Wed Jun 30, 2010 11:41 am
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:mansabka dawladiisa kamaan hadal ee shaqsiyadiisa ayaan ka hadlay waa muj mujaahid loo waayey waa ragii lahaa inamariya snm aynu socono ilaa muqdisho ee laga diiday waa ninkii wasakhgeli 24 sacadood kaga saaray ceerigaabo
waa libaaxa sanaag ninkani, arintan gabadha tigreega ahna dee dawladan faqashta ahi nin walba oo muj fiican ahaan jiray sida loo bahdilo wey taqaanaa
Kana muqdisho bey kaga dhagtay war muqdisho wagaas usc ba haystey why aad usc ula dagalami its their native land , maad iska hadasha uun

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo

Posted: Wed Jun 30, 2010 11:42 am
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:Ma ba xishoodaan ilayn wuxu :lol:

Aniga oo xita ka soo hor jeeday Kulmiye ayay ii cadahay natiijadu .

udub wey ku deysey its just komishanku haku dhawaaqdo uun, the counted the votes , the longer they wait the more qass udub starts today udub said komishanku ma shegi karo ciidi badisya inta la saxayo wixi qallad u dhacay iyaga ba komishan iska dhigaya :lol:
wariya cadow na wey xiidheen