Page 1 of 2

Somaliland new cabinet Commision prepares new goverment pics

Posted: Sat Jul 10, 2010 11:35 am
by Khalid Ali
Gudida Ka Talo Bixinta Dhismaha Dawlada Cusub oo Badka Soo dhigay Qaabdhismeedkii Wasaaradaha iyo Ha’ayadaha Dawlada iyo Madaxweynah cusub oo ka aqbalay



BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND

Hargeysa(SDWO 10/07/2010) Gudidii ka koobnayd shan iyo tobanka xubnood, ee dhawaan Madexweynaha cusub ee Axmad Maxamad Maxamuud (Siilaanyo),u igmadey in ay ka soo talo bixiyaan, soona naaqishaan qaab dhismeedka Xukuumada Cusub ayaa, maanta

Image


Adna iyo Muse Biixe

Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Xisbiga Kulmiye, ee lafilayo in uu dhawaan heenseeyo kursiga Gudoomiyanimada Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, oo Gudoomiye u ahaa xubnaha gudidaasi , ayaa maant, shir Jaraa,id oo ay ku qabteen Huteelka Maansoor ee Mgaalada Hargeysa ku shaaciyay nuxurka soo ururinta katalo bixinta dhismaha Wasaaradaha iyo Hay,adaha Dowlada cusubi ka koobnaanayso,oo ay kusoo koobeen in kabadan 26 Wasaaradood oo ay hore uga koobnaan jireen Dhismaha Wasaaraduhu 15 Wasaaradood oo kaliya.

Image

Waxana sida kucad shaxdooda ay kusoo bandhigeen qaab dhismeedka Wasaaradaha oo ay kusoo saareen Warsaxaafadeed ay ku saxeexan yihiin shan iyo tobanka xubnood ee Gudida ah, oo ay kamaqan yihiin laba xubnood ku cad in ay guud ahaanba Xukuumadan cusubi ka koobnaanayso shan iyo Toban Wasaaradood oo kaliya, iyadoo dhameys Tirana waxey u dhignayd Sidan:.

Image


Image


Ujeedo: talo baxin


Ku: Madaxwayaha la doortay ee Jamhuuriyada Somaliland

Mahadi waxan u sugnaatay illaahay naxariis iyo nabadgalyana rasuulkiisa korkiisa ha ahaato.

Hordhac

Annaga oo ah guddigii heer Qaran ee Madaxwanyaha la doortay u igmaday talobixinta qaab dhismeedka dawlada cusubi yeelan doonto. Anigoo ka shidaal aqaadanya barmaajikii xisbigu ummadda u soo bandhigay inuu dhiso dawlad tayo leh oo kooban. Marrkii aannu dib u eegis ku samaynay dawladihii kala dambeyay ee dalkan soo maray; kuwaasoo lahaa wassaarado tirobadan balse aan tayo badan lahayn, kharash bandanna ku bixi jiray.

Kadib markaanu ogaannay dareemada iyo talooyinka ka soo baxay ummuda oo u bislaatay inay helaan dawladd tayo leh,kooban oo wax u qabata. Kadib markii ay gudigu ka yeelatay fadhiyo iyo falaqayn dheer. annagoo u aragnay in taynta dawladnimo ku jirto shaqalaha dawladda (civil servants) ee ka baxsan jagooyinka siyaasiga aha ( political posts). Anigoo ka duulayna qodoba kor ku xusun, waaxanu soo jeedinayaa qaabdhismeedka xukumada cusubi in uu noqdo sida soo socota:



Wasaraddaha:

Wasaarada lasoo jeediyaya (Proposed ministries)



1) Wasarada arrimiha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah (ministry of foreign affairs and international cooperaration

· Aagaasinka arimaha dibada (directorate of foreign affairs)

· Aagasinka arimaha iskaashiga calamiga ah (directorate of international cooperations)

· Agaasinka arimaha qurbojooga (directorate of Diaspora)



2) Wasaarda arimha gudaha

· Agaasinka arimaha amniga (directorate of security)

· Agaasinka arimaha qaxoontiga iyo barokacayaasha (directorate of internally displaced people and refugees)

· Agaasinka arimaha socdaalka (directorate of immigration)

· Agaasinka horomarinta iyo iskaashiga dawladaha hoose (directorate of cooperation and development of local government)



3) Wasarada maaliyada iyo qorshaynta (Ministry of Finance and planning)

· Agaasinka qorshaynta iyo horumarinta dhaqaalaha (Directorate of planning and economic development)

· Agasinka lacagta (Directorate of treasury)

· Agaasinka maaliyada (Directorate of finance)



4) Wasaarada difaaca (Ministry of Defence)

· Agaasinka hawlgalinta (Directorate of operations)

· Agaasinka tabobarada (Directorate of training)

· Agaasinka saadka (Directorate of logistics)

· Agaasinka naafada iyo agoomaha halganka (Directorate of war veterans)

· Waaxda arrurinta takhariikhda halganka (Sub-directorate of war museum)

5) Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha (Ministry of Commerce and Industry)



· Agaasinka ganacsiga (Directorate of commerce)

· Agaasinka warshadaha (Directorate of industry)

· Agaasinka maalgalinta (Directorate of investment)

6) Wasaarada xanaanada xoolaha, deegaanka iyo horumarinta reermiyiga (Ministry of Livestock Environment and rural development)

· Agaasinka xoolaha (Department of livestock)

· Agaasinka deegaanka (Department of environment)

· Agaasinka horumarinta reer miyiga (directorate of rural development)



7) Wasaarada beeraha iyo khayaaraadka badda (Ministry of Agriculture and Marine resource)

· Agaasinka beeraha (Directorate of agriculture)

· Agaasinka khayaaradka bada (directorate of marine resource)

8) Wasaarada biyaha, tamarta iyo macadanta (Ministry of Water, Energy and Mineral resource)

· Agaasinka biyaha (Directorate of water)

· Agaasinka tamarta (Directorate of energy)

· Agaasinka macdanta (Directorate of mineral resource)

9) Wasaarada arrimha diinta iyo garsoorka (Ministry of Religion and Justice)

· Agaasinka arimaha diinta (Directorate of religious affairs)

· Agaasinka arrimaha garsoorka (Directorate of justice)



10) Wasaarada caafimaadka ( Ministry of Health)

· Agaasinka cafimaadka guud (Directorate of Public Health)

· Agaasinka dawaynta (Directorate of curative)

· Agaasinka shaqalaha iyo saadka (Directorate of Human Resource)

· Agaasinka maamulka iyo logistikada (Directorate of management and logistics)

10) Wasaarada waxbarashada (Ministry of Education)

· Agaasinka dugsiyada (Directorate of schools)

o Dugsigyada hoose dhexe (Primary)

o Dugsiyada sare (Secondary)

o Dusiyada farsamada (technical)

· Agasinka horumarinta manahiijta iyo tababarka macaliinta (Directorate of curriculum development and teacher training)

· Agaasinka tacliinta sare (Directorate of higher education)



11) Wasaarada warfaafinta, iskaadhsiinta iyo tignoolojiyada (Ministry of Information, Communication and Technology)



· Agaasinka warfaafinta (Directorate of information)

· Agaasinka iskaadhsiinta (Directorate of communication)

· Agaasinka tiknoolojiyada (Directorate of technology)



12) Wasaarda hawlaha guud iyo gaadiidka (Ministry of Public Work and Transport)



· Maamuulka dakadaha (Port authorities)

· Maamulka duulista hawada (Civil aviation authority)

· Maamulka wadooyinka (Road authority)

· Agaasinka guryaynta (Housing)



13) Wasaarada shaqada iyo arimha bulshada ( Ministry of Labour and Social Affairs)

· Agaasinka shaqada (Directorate of labour)

· Agaasinka arimaha bulshada (Directorate of social affairs)

· Hawlgabka (Pension )

· Naafadaa (Disability)

· Agoomaha (Orphanage)

· Agaasinka arimaha haweenka (Gender issue)



14) Wasaarada dhalinyarada, ciyaaraha iyo dhaqanka (Ministry of Youth, Sports and Culture)

· Agaasinka dhalinyarada (Directorate of youth)

· Agaasinka ciyaaraha (Directorate of sports)

· Agaasinka dhaqanka iyo taariikhda qaranka (Directorate of culture and national heritage)

Waasur dawlayaal iyo wasiirokuxigeeno



Kadib markii ay gudigu falanqaysay mudo dheer waxay goaan ku gaadhay inaan dawlada cusub lagu darin wassiiru dawlayaal iyo wassiiro ku xigeeno.



B. Hayada dastuurigga ah (Constitutionalized institutions (special organs of the state)

1. Baanka dhexe (Central Bank)

2. Xeer ilaaliyaha guud (Attorney General)

3. Hanti dhawrka Qaranka (Audi)

4. Gudiga garsoorka (Judicial Commission)

5. Gudiga culimada (Commission of Islamic affairs)

6. Xisaabiyaha guud (Accountant General)

7. Hayada shaqaalaha dawlada (Civil service commission)



Hayadaha xeer parlamaan samayaya (Act of parliament)

1. Gudiga doorashooyika qaranka ( National Electoral Commission)

2. Hayada abaabul ka saarka (National Demobilisation Commission)

3. Hayadaha ka hortaga afooyink dabiiciga ah (National Emergency Readiness Against Disasters)

4. Gudiga qandaarska qaranka (National Tender Board)



Hayadaha digreeto madaxwayne sameeyay (Presidential decree)

1. Gudiga dib u habaynta shuruucda (Law reform commission)

2. Gudiga la dagaalanka AIDSka (AIDS Commission)

3. Gudiga xuquuqal insaanka (Human Rights commission)

4. Gudiga ilaalinta tayada (Quality control Commission)

Gudiyayada la soo jeediyay (Suggested commissions)

1. Gudiga ladgaalanka musuqmaasuqa (Anti-corruption committee)

2. Gudiga madaxa baanaan ee warbaahinta iyo isgaadhsiinta (Independent media and communication commission)

3. Diwaanka sakada

4. Gudiga tacliinta sare (higher education commission)



Madaxtooyada (Presidency)

· Agaasimaha guud ee madaxyooda (Chief of staff)

· Waaxda sharciyada (Legal department )

· La taliyaasha (Advisors)

· Xoghayaa warfaafinta (Press secretary)

· Mamuuska (Protocol)



Saacadaha shaqada (working hours)

Saacadaha rasmiga ah ee shaqada dawladu waxaa ay bilaabmaysaa 7:00 ilaa 2:00. Waxa ay gudigu ku talisay in sidaas loo shaqeeyo lixda bilood ee u horeeya. Waxii ka danbeeyana waxaa la shaqeeynayaa labada galin.





Fiiro gaar ah

Wasaaradaha leh dhawr agaasin, mid ka mid ah ayaa noqonaya agaasimaha guud. Dadka buuxinaya jagooyinka agaasinka waxaa lagu xulanyaa aqoontooda, khibradooda iyo daacadnimadooda.

Liiska magacyada gudiga

1) Muse Biixi Abdi: gudoomiyaha gudiga

2) Edna Adan Ismail: gudoomiye ku xigeenka gudiga

3) Dr. Xusseen Bulxan

4) Dr. Mohamed Siciid Gees

5) Dr. Mohamed Rashiid

6) Prof. Ismail Muumin Aar

7) Abdirasaaq Khaliif Ahmed

8) Dr. Mohamed Abdi Gaboose

9) Dr. Hussein Mohamoud Xoog

10) Eng. Mohamed Hashi Elmi:

11) Xil. Dr. Ahmed Kijaandhe:

12) Xil. Abdirahman Yusuf Artan

13) Sheikh Mohamed Ali Gadhle

14) Muniir Abusite



Xoghayaha Gudiga: Garyaqaan Mohamed Farah Hersi

Re: Somaliland new cabinet Commision prepairs new goverment

Posted: Sat Jul 10, 2010 11:41 am
by Rightwing
Maansha allah 15 minster only.


Long live Somaliland :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :up: :up: :up:

Re: Somaliland new cabinet Commision prepares new goverment

Posted: Sat Jul 10, 2010 11:47 am
by Khalid Ali
yeah thats great small cabinet 15 ministers , for instance wasaarada difaaca shaqadoodi wa balaadhantahay


4) Wasaarada difaaca (Ministry of Defence)

· Agaasinka hawlgalinta (Directorate of operations)

· Agaasinka tabobarada (Directorate of training)

· Agaasinka saadka (Directorate of logistics)

· Agaasinka naafada iyo agoomaha halganka (Directorate of war veterans)

· Waaxda arrurinta takhariikhda halganka (Sub-directorate of war museum)

halganki SNM :sland: :up: iyo waagii aynu dooxatadi jabbiney

Re: Somaliland new cabinet Commision prepares new goverment

Posted: Sat Jul 10, 2010 11:48 am
by Siciid85
:up:

Re: Somaliland new cabinet Commision prepares new goverment

Posted: Sat Jul 10, 2010 11:56 am
by AsadSL
why do you always post shit people have already seen on websities or already know.

Re: Somaliland new cabinet Commision prepares new goverment

Posted: Sat Jul 10, 2010 11:59 am
by Khalid Ali
AsadSL wrote:why do you always post shit people have already seen on websities or already know.

did you allready figure out where bah dhulbahante live :lol: :lol:

Re: Somaliland new cabinet Commision prepares new goverment

Posted: Sat Jul 10, 2010 12:00 pm
by AsadSL
yo futu awal neveer mind that stick to your galbeed and smell the unsi.

Re: Somaliland new cabinet Commision prepares new goverment

Posted: Sat Jul 10, 2010 12:02 pm
by Khalid Ali
AsadSL wrote:yo futu awal neveer mind that stick to your galbeed and smell the unsi.


Futu awal or Futa awal :lol: , how long willl you contineu your sheegatonimo :mrgreen:

Re: Somaliland new cabinet Commision prepares new goverment

Posted: Sat Jul 10, 2010 12:03 pm
by hargaysaay
AsadSL wrote:yo futu awal neveer mind that stick to your galbeed and smell the unsi.
asad just an honest question why do you hate HA

Re: Somaliland new cabinet Commision prepares new goverment

Posted: Sat Jul 10, 2010 12:08 pm
by Khalid Ali
hargaysaay wrote:
AsadSL wrote:yo futu awal neveer mind that stick to your galbeed and smell the unsi.
asad just an honest question why do you hate HA

He then thinks people will believe he is habaryoonis :lol:

Re: Somaliland new cabinet Commision prepares new goverment

Posted: Sat Jul 10, 2010 12:10 pm
by hargaysaay
habar yonis does not hate, hate is not inside duriyada

Re: Somaliland new cabinet Commision prepares new goverment

Posted: Sat Jul 10, 2010 12:12 pm
by The_Emperior5
asad berii hore bu suldaan Emperior shabada ku dhuftay him and ismacil boss wa sheegatos , maha isaaq maha garxajis maha habaryoonis daqadna kamay arkin.

Re: Somaliland new cabinet Commision prepares new goverment

Posted: Sat Jul 10, 2010 12:15 pm
by hargaysaay
The_Emperior5 wrote:asad berii hore bu suldaan Emperior shabada ku dhuftay him and ismacil boss wa sheegatos , maha isaaq maha garxajis maha habaryoonis daqadna kamay arkin.
:? :? :? :? :? :?

Re: Somaliland new cabinet Commision prepares new goverment

Posted: Sat Jul 10, 2010 12:19 pm
by The_Emperior5
sxb ta aniga iga qaado,,, anigu sheegatooyinka meel fog baan ka arka :up:

Re: Somaliland new cabinet Commision prepares new goverment

Posted: Sat Jul 10, 2010 12:24 pm
by Cumar-Labasuul
Masha'allah 15 minstry postions is good. :up: