ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by kaliil »

Hargeysa: Ilaalada Madaxtooyada JSL Oo Xalay Goor-dambe Dil Toogasho Ku Dilay Marxuum Somaliland U Dhashay

Hargeysa(Oodweynenews)- Askarta ilaalada madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, ayaa xalay saqdii dhexe dil toogasho ku dilay marxuum reer somaliland ah, kadib markii baabuur uu watay uu ku dhawaaday albaabaka dambe ee madaxtooyada.

Marxuumkan la dilay oo lagu magacaabo Cumar Cabdirisaaq Cigaal, oo isla markii uu dhintay-ba meydkiisa la dhigay Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu markiisii hore ka yimi wadanka Ingiriiska, isla markaana waxa uu ka mid ahaa qurbe-joogta reer Somaliland ee waddanka ku sugnaa u yimi.

Waxaa kale oo marxuunka gaadhiga la saarnaa laba nin oo kale, kuwaas oo ciidanka boolisku u taxaabeen saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa, halkaas oo su'aalo lagu waydiinaayo. Ma jiro wax war rasmi ah oo kasoo baxay booliska oo ku saabsan arintan, hase ahaatee maydka marxuumka ayaa xalay ku baryay qolka maydka ee cusbitaalka guud.

Ciidanka ilaalada Madaxtoyada ayaa gaadhiga marxuumka Rasaasta ku furay, ka dib markii ay hore u maqli waayeen dhawaaqa askarta ee ay ku joojinayeen iyo iyaga oo waddo qaldan marayay, taas oo ay sabab u ahayd qariibnimada iyo garasho la’aanta aanay garanayn wadada ay marayaan, iyaga oo waddo marayeen aan baabuurta loo ogolayn.

Dhacdadan, ayaa ku soo beegantay wakhti habbeenadan-ba ay Ciidamada ammaanku heegan ku jireen, isla markaana ay aad u sugayeen nabadgelyada, ka dib markii ay soo if-baxeen dhaqdhaqaaqyo ka dhan ah nabadgelyada.

Oodweynenws.com/Hargeysa Office


http://www.oodweynenews.com/display_pag ... leid=20644
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by Rightwing »

They get so paranoid of Alshabab. Alaa yarxamuu if he's innocent marxuunkaas
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by udun »

Waar ma la idin soo galay?

Waar ma qoladii Habar Magaadle baa odaygii abtiga ii ahaa ee Siilaanyo ku bilaabay inay ka qasaan? Waa idin malaynayey inaad caadifadi meelaha qaar idinla gelayso. Oo kaalaya ilayn Riyaale baa idinku dhex jiray.

Waxay ila tahay in Hargeysi dadka masaakiinta ah ee kasoo qaxay Koonfurta Soomaaliya ay xidh xidhi doonto sidii lagu yiqiin. Hadda ogow iyadaa isku maqane Hargeysiye haddana wallaalaha soomaaliyeed ee kasoo qaxay Koonfurta Soomaaliya bay xirxiri doontaa. Waa sidii lagu yiqiin.
Last edited by udun on Fri Jul 16, 2010 1:15 pm, edited 2 times in total.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by Dhaga Bacayl »

I think it was freak accident.

They guy was playing loud music and went in to far toward madaxtooyo building. According to them, he was warned but didn’t hear it. ILAHAY ha u naxariisto.

Waxa laga yaaba inuu Qurbo joog ahaa…we think we’re above the law when we go there. Locals know not to mess with that area at night.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by udun »

Dhaga Bacayl wrote:I think it was freak accident.

They guy was playing loud music and went in to far toward madaxtooyo building. According to them, he was warned but didn’t hear it. ILAHAY ha u naxariisto.

Waxa laga yaaba inuu Qurbo joog ahaa…we think we’re above the law when we go there. Locals know not to mess with that area at night.
OK fair enough. I got it laakiin loo joogee in la weheliyo in kale inshallah.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by hargaysaay »

horta sxb habar magaadlehan aad sheegtaa waa maxay, goor habar magaadle la isticmaalo dagaaladii axmed guray baa u dambeeyay garxakis baan la isticmaalin, oo habar awal baan la isticmaalin adna habar magaado ayaad sxb ka hadlaysaa
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by udun »

hargaysaay wrote:horta sxb habar magaadlehan aad sheegtaa waa maxay, goor habar magaadle la isticmaalo dagaaladii axmed guray baa u dambeeyay
Markanaaba iigu horaysay mar aan isticmaalo. Goormaad iga maqashay oo hore?
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by hargaysaay »

udun wrote:
hargaysaay wrote:horta sxb habar magaadlehan aad sheegtaa waa maxay, goor habar magaadle la isticmaalo dagaaladii axmed guray baa u dambeeyay
Markanaaba iigu horaysay ma aan isticmaalo. Goormaad iga maqashay oo hore?


:D :D waa ok micno ma leh
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by Dhaga Bacayl »

udun wrote:Waar ma la idin soo galay?

Waar ma qoladii Habar Magaadle baa odaygii abtiga ii ahaa ee Siilaanyo ku bilaabay inay ka qasaan? Waa idin malaynayey inaad caadifadi meelaha qaar idinla gelayso. Oo kaalaya ilayn Riyaale baa idinku dhex jiray.

Waxay ila tahay in Hargeysi dadka masaakiinta ah ee kasoo qaxay Koonfurta Soomaaliya ay xidh xidhi doonto sidii lagu yiqiin. Hadda ogow iyadaa isku maqane Hargeysiye haddana wallaalaha soomaaliyeed ee kasoo qaxay Koonfurta Soomaaliya bay xirxiri doontaa. Waa sidii lagu yiqiin.

Wali meesha Rayaale degen saaxiib. :lol:

There is no Sillanyo conspiracy....
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by SahanGalbeed »

Weligood ba wax iska bacaysan bay ahaayeen ilaalada maddaxtooyadu.Anigu beri baan intaan ku soo qayilo buurta xerro awr habeenki markay 11-da gaadho usoo jimicsi bixi jiray meelahaas ,markaasan soo hor mari jiray maddaxtooyada intaan jacket tuute ah soo xidho labo caagadood oo biyo ah jeebaha ku soo rito :lol: Horta cabaar bay igu eegeen .Marki dambe markii la fahmay waxaan ka soo doonayay area-da bu habeen askarta meesha joogta rasaas iska riday .Anigii iyo mid yaroo reer meygaag samatar oo meel wada taagan uun bahal UNIMOG ah inagu soo dul dagay .Waxaabay ku leeyihin maddaxtooyada ayaad rabteen inaad weerartaan ,hadda waa iga dhab wallahi :lol:Halkii ba horta gawda la inaga saaray intey xerrada daraawishta ina geeyeen :lol: Markii dambe na jailka suuqa hoose baa la inoo taxaaabay .Ina Maygaag samatar oo berigaa ka yimid Holland horta si xun bay u galeen ,waxayna moodayeen aniga :lol: Calaa ii xaal isaga aroortii baa la soo furtay ,he was supposed to get married that day with a muse cabdalla girl,anigii na wixii jaajuus arab aha ee cidanka nabadsugida ki jiray oo dhan baa igu soo galay xabsigi,markaasey iskaga kay dhigayaan niman la soo xidhay .Aqli xuma arabku .:lol: Cala kuli xaal habeenimadii dambe ayaa la I siidaayay .Waan ku noqday halkii oo habeen walbaan soo hor mari jiray maddaxtooyada ,markii dambe se sheedaas bay iga salaami jireen ,true story !
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by udun »

hargaysaay wrote:
udun wrote:
hargaysaay wrote:horta sxb habar magaadlehan aad sheegtaa waa maxay, goor habar magaadle la isticmaalo dagaaladii axmed guray baa u dambeeyay
Markanaaba iigu horaysay ma aan isticmaalo. Goormaad iga maqashay oo hore?


:D :D waa ok micno ma leh
:lol: :lol:
User avatar
yunis09
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3441
Joined: Thu Feb 19, 2009 1:32 pm

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by yunis09 »

Dhaga Bacayl wrote:I think it was freak accident.

They guy was playing loud music and went in to far toward madaxtooyo building. According to them, he was warned but didn’t hear it. ILAHAY ha u naxariisto.

Waxa laga yaaba inuu Qurbo joog ahaa…we think we’re above the law when we go there. Locals know not to mess with that area at night.
Waa la garanaa ninka Ilahay ha u naxaristo the guy was innocent he didn't hear the warnings
he was from south London
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by Mr_Alfaas »

SahanGalbeed wrote:Weligood ba wax iska bacaysan bay ahaayeen ilaalada maddaxtooyadu.Anigu beri baan intaan ku soo qayilo buurta xerro awr habeenki markay 11-da gaadho usoo jimicsi bixi jiray meelahaas ,markaasan soo hor mari jiray maddaxtooyada intaan jacket tuute ah soo xidho labo caagadood oo biyo ah jeebaha ku soo rito :lol: Horta cabaar bay igu eegeen .Marki dambe markii la fahmay waxaan ka soo doonayay area-da bu habeen askarta meesha joogta rasaas iska riday .Anigii iyo mid yaroo reer meygaag samatar oo meel wada taagan uun bahal UNIMOG ah inagu soo dul dagay .Waxaabay ku leeyihin maddaxtooyada ayaad rabteen inaad weerartaan ,hadda waa iga dhab wallahi :lol:Halkii ba horta gawda la inaga saaray intey xerrada daraawishta ina geeyeen :lol: Markii dambe na jailka suuqa hoose baa la inoo taxaaabay .Ina Maygaag samatar oo berigaa ka yimid Holland horta si xun bay u galeen ,waxayna moodayeen aniga :lol: Calaa ii xaal isaga aroortii baa la soo furtay ,he was supposed to get married that day with a muse cabdalla girl,anigii na wixii jaajuus arab aha ee cidanka nabadsugida ki jiray oo dhan baa igu soo galay xabsigi,markaasey iskaga kay dhigayaan niman la soo xidhay .Aqli xuma arabku .:lol: Cala kuli xaal habeenimadii dambe ayaa la I siidaayay .Waan ku noqday halkii oo habeen walbaan soo hor mari jiray maddaxtooyada ,markii dambe se sheedaas bay iga salaami jireen ,true story !
ma xilligi madaxwaynuhu ahaa ina cigaal ba mise ina rayaale..?


By the way...sheeko yaroo asal ah walee..... :clap: :lol: :up:
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by Bohol iyo karaman »

malaha wuxu ahaa mid isleh siilaanyaa wadankaa qabsaday oo cidii kumaa taaban karto

Yunis, anway qolamuu ahaa?
User avatar
yunis09
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3441
Joined: Thu Feb 19, 2009 1:32 pm

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by yunis09 »

Bohol iyo karaman wrote:malaha wuxu ahaa mid isleh siilaanyaa wadankaa qabsaday oo cidii kumaa taaban karto

Yunis, anway qolamuu ahaa?
Musa Ismail hy aun
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”