Buraanbur

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Buraanbur

Post by Babygirl- »

BISINKA KA BILAABA SHEYDAAN HA BEYGAGEE-
MALAAIGTA DAAKIREYSAA HA SOO DEGTEE,
BAHALKA BUURAHA KU JOOGAA HA BEYGAGEE.

BISIN WAXAAN LAGA BILAABEYNIN BARAKO MA LEH,
BIRWEEYAANOO ISLAAMKUU BADBAADIYAA,
EE WAAN U BARANAYE ALLOW BAASKA NAGA XIJAAB.

Umada Sharaaf & Magaac beey is Dheertaaho.
Taarikh & Dhaqaan beey is Dheertaho.
Intaaba Baal Dahaab baan kaaga jirna.
Geesiyaada Dhulbahante & Dowlaadan nahe.
Daarawiish & Madaax Sare baan nahe.

Raaga Isticmarka Didaayo oo ku Jiihaday.
Raaga Guumaaysta Xaasuqa Cagta Mariyey.
Raaga Booqolal Kun eey Kaa Shahiideeno.
Raaga Ingriis Jilibka uu Dhigo Jeebiyay.
Raaga Xabashi Xasuuqo Cagta Mariyey.
Raaga Faransiis Xeebta Kuu Xaanibay.
Raaga Talyani Ceebeyo oo Ceyrsadaay.
Raaga 5 Somaliyeed isuu Keenaay.
Raaga Doowladnimo & Sharafta lehoow.

Xaabashi Dabo Dhilifkeda Waa inaan iska qabanaa.
Somalia wixi Burburiyeey Soo amxaar maha?
Kalaa Guurkeena & Jabkeena Ayeey Wadaan.
Aloow Jaabi Cadoowgena & wixi raaca.

Dhulbahanto Isracaay walle weey idi Dul Maraan.
Geesiyada Darawiisheed Markaay Kacaan.
Ninkaay Gacaanta Ku Dhigaan Good beey uu diraan.

Goobweyoo Gaardarada Maa yaaqanaan.
Xalaal Weeyo Xaranta Ma Yaaqanaan.

Cadaqate Shaqo Dontay Nama Mataalo.
Sool, Sanaag & Cayn wa ineeynu Horumariina.
Hawd & Nugaal Waa in aan lookala Hariin.
Waa ineeynu Midoowna oo Garbaha is Qabsana.
Xabashi & Cadoowgene weey Dhibtaa.
Saac baa meeshu is dhiiga Laagu Qasha.
Ee Ninkii Aan Hoora uu Dareminoow hada Dhiig is Geeli.

II KACAAY DHIIGA II KACAAY!! :clap: :clap: :clap: :clap:

II TAGAAY BOQOL BUU II TAGAAY!! :clap: :clap: :clap: :clap:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Buraanbur

Post by udun »

Oo anigana ina abti goormaad i amaanaysaa? :lol: :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Buraanbur

Post by Babygirl- »

Adigo aah? :? Dhulbahante matihid miya this is for all the reall Dhulos, Waad Cadasatay in aad aheyn.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”