Shirkii Ururka NSUM Oo Sabtidii Ka Dhacay Magaalada Columbus
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Re: Shirkii Ururka NSUM Oo Sabtidii Ka Dhacay Magaalada Colu

Re: Shirkii Ururka NSUM Oo Sabtidii Ka Dhacay Magaalada Colu
Same thing when it comes to the SLanders.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Shirkii Ururka NSUM Oo Sabtidii Ka Dhacay Magaalada Colu
i was listening to xaglatoosiye the other day and he said the nsum guys are no good and they are only there to destroye ssc moverment , is it true though the spanish guy is married to a lolitaudun wrote:Same thing when it comes to the SLanders.

Re: Shirkii Ururka NSUM Oo Sabtidii Ka Dhacay Magaalada Colu
C/Laahi Spannish's wife is an Spanish woman. Nimankaas buu la xidid yahay laakiin maxaa keenay in raga kale xaasaskooda la gaadho/gaaro? Waaba kasii daraysaan niman yahow.The_Emperior5 wrote:i was listening to xaglatoosiye the other day and he said the nsum guys are no good and they are only there to destroye ssc moverment , is it true though the spanish guy is married to a lolitaudun wrote:Same thing when it comes to the SLanders.
Adiga Emperor ah sow tan maaha dawladiinii lagugu dari waayey inkastoo aad meesha aadey oo aad geed dheer iyo geed gaabanba u fuushay in lagugu daro?

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Shirkii Ururka NSUM Oo Sabtidii Ka Dhacay Magaalada Colu
yeah abdilahi spanish waan akhriya maqaaladisa he is also a poet
war anigu dalka waan tegeya xil na waan qabban doona ha u baqan I want jaggo safiirka dalallka europe that would be great wanay dhici doona waad arki doonta
, marki hore wasiir kuxigeen baan rabbay laakin waxan is yidhi bal horta yara sug , lixda bilood eeh so socda qaar ba xilka laga qaadi doona
Somalilandti jamac siyaadki uun ba jaggo fiican ka heley ma is tir wasiirka ganacsiga iyo logisticska iyo dalxiiska 3 wasaaradood ba la isku daray
war anigu dalka waan tegeya xil na waan qabban doona ha u baqan I want jaggo safiirka dalallka europe that would be great wanay dhici doona waad arki doonta


Somalilandti jamac siyaadki uun ba jaggo fiican ka heley ma is tir wasiirka ganacsiga iyo logisticska iyo dalxiiska 3 wasaaradood ba la isku daray
Re: Shirkii Ururka NSUM Oo Sabtidii Ka Dhacay Magaalada Colu
Ninkii Cali Gaab kama aadan jawaabine mee isagii?
Oo imisaad hore u magacaabateen kuwa aad magacaabataan ma kolbay na metelaan?
Waxaan ku qoslay 5 Habar Awal. Oo ileen meeshu waa maqaaxidiina?
Oo imisaad hore u magacaabateen kuwa aad magacaabataan ma kolbay na metelaan?
Waxaan ku qoslay 5 Habar Awal. Oo ileen meeshu waa maqaaxidiina?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Shirkii Ururka NSUM Oo Sabtidii Ka Dhacay Magaalada Colu
War habarjeclo xiilalku wa ku yaryihin 2 wasiir oo qudh ah bey hellen mid wa naag marka cali gaab bosss loma hayo maybe he can be gudoomiya kuxigeen for burco or somethingudun wrote:Ninkii Cali Gaab kama aadan jawaabine mee isagii?
Oo imisaad hore u magacaabateen kuwa aad magacaabataan ma kolbay na metelaan?
Waxaan ku qoslay 5 Habar Awal. Oo ileen meeshu waa maqaaxidiina?

war way idin matalayaan wa caadi abdisamad cali shire ba so kuma matalo war wa caadi u should say maxamuud garaad power labada dhinac ba

the funny thing is also marki silanyo la dhaarinayey wasiiradi ka yimi djibouti were habarawal aswell

Silanyo we gave him the most votes in hargeisa he just gives back a little


Re: Shirkii Ururka NSUM Oo Sabtidii Ka Dhacay Magaalada Colu
War Mahamud Garaad ha cebeyn Dabo Dhilif SL ama PL ama NSUM wax loogu sheego ma raacsanin, SSC HA NOOLATO KA NOOXO NAFTA WAA, CADOOWGA DHULBAHANTE HA JABO. 
Wixi Shaaqa Cadoowgisa ka doonta is ceebeya waa wax uu taal isaga keliya, not us.

Wixi Shaaqa Cadoowgisa ka doonta is ceebeya waa wax uu taal isaga keliya, not us.

Re: Shirkii Ururka NSUM Oo Sabtidii Ka Dhacay Magaalada Colu
Emperor, PL waxbaanu ka dhisanay kama aanaan bixin markaa iyadu waa caadi waa dawladayadii. Laakiin dee idinka tiina warkeeda lama geli karo, waa waxaan dadka ka iibsami karin, dee mar haddaad xaalad militatri ka dhigteen dee waa nin walba nasiibkiis. NSUMna shaqa fiican bay dibada ka haysaa gudahan shaqo bay ka bilaabaysaa ishallaah. Arimahayagu meelo fiican bay noo marayaan.The_Emperior5 wrote:War habarjeclo xiilalku wa ku yaryihin 2 wasiir oo qudh ah bey hellen mid wa naag marka cali gaab bosss loma hayo maybe he can be gudoomiya kuxigeen for burco or somethingudun wrote:Ninkii Cali Gaab kama aadan jawaabine mee isagii?
Oo imisaad hore u magacaabateen kuwa aad magacaabataan ma kolbay na metelaan?
Waxaan ku qoslay 5 Habar Awal. Oo ileen meeshu waa maqaaxidiina?![]()
war way idin matalayaan wa caadi abdisamad cali shire ba so kuma matalo war wa caadi u should say maxamuud garaad power labada dhinac ba![]()
the funny thing is also marki silanyo la dhaarinayey wasiiradi ka yimi djibouti were habarawal aswell![]()
Silanyo we gave him the most votes in hargeisa he just gives back a little![]()
Tan labada dhinacna idinkuba waa laba midiganaysaan halkan TFGna rag baa idinka kaga jira, Jabuutina rag baa idinkaga jira, dee SL waaba maqaaxi HA siday u muuqato, markaa taayada maxaa ku tusay?
Hadda Jabuuti anagaba rag baa noogu jira ee la soco.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Shirkii Ururka NSUM Oo Sabtidii Ka Dhacay Magaalada Colu
Wa runta anagu meelkasta waanu ku jirna Ta kilinka shanaad ta jabuuti Kenya Somaliland , tfg xita laakin tfg ninka naga taga wa xaaraan isagu somaliland kuma so noqon karro kuwa kalle laakin wa iska oke weye Xita kuwa argagixisada no iman karan laakin kuwasi wey dhaman kuwa tfg.Emperor, PL waxbaanu ka dhisanay kama aanaan bixin markaa iyadu waa caadi waa dawladayadii. Laakiin dee idinka tiina warkeeda lama geli karo, waa waxaan dadka ka iibsami karin, dee mar haddaad xaalad militatri ka dhigteen dee waa nin walba Xiniyihis NSUMna shaqa fiican bay dibada ka haysaa gudahan shaqo bay ka bilaabaysaa ishallaah. Arimahayagu meelo fiican bay noo marayaan.
Tan labada dhinacna idinkuba waa laba midiganaysaan halkan TFGna rag baa idinka kaga jira, Jabuutina rag baa idinkaga jira, dee SL waaba maqaaxi HA siday u muuqato, markaa taayada maxaa ku tusay?
Hadda Jabuuti anagaba rag baa noogu jira ee la soco.
laakin puntlandta waxbaad ka dhisteen wa run , Somalilandta ba wax waad ka dhisteen ssc na wax waad ka dhisteen , war wala isku wadda dhuuqa. laakin danta reerkina uun ba la eega waliga danaha reeraha kalle lama eego. Ninka nsum gudoomiya ka ah wa Samakab axmed somaha odala Ina mire something is he called. At least qadddiyad baad ku racday and not qabil

Re: Shirkii Ururka NSUM Oo Sabtidii Ka Dhacay Magaalada Colu
Weligeyba principal iigu soo hagaag.
Haye ninkii Cali Gaab iyo adigu markaad ka tagteen qaybta SL section indhahay isku qabsatay. Generalka laftigiisa ayaamaa la waayeey laakiin hadda waa joogaa. Gacan yarahaagii Khalidna markaad tagtay buu tegey
markaad soo noqotayna wuu soo noqday
weligey tanoo kale ma arag.
Ninkii Liqaaye baa jooga oo dabaaldegii weli waa wadaa
nin Hargaysaay la yidhaado/yiraahdona waa joogaa oo xagaa iyo Soomaali weyn u ridaya (nin caafimaad qaba dheh), ragga intaasaan ka xasuustaa. Kii yaraa ee Goljano waa joogaa oo Dhulbahante caydiisa ku qafiifay waa iska daynay oo waxaanu is nidhi/niri ayaamo ha iska nafiso ileen qurbaha rag badan baa isku buuqee nin walba si uu nafiso meel bay la qabsataa. Forumka intiisa kale waa la wada joogaa weliba gabdhihiina waa soo wada noqdeen, dee/haddee waa nin walowba dhinacaaga ka gal oo ha is gabin.
La soco meeshii aanu dh gelin jirney waxaaanu ku bedelaynaa r (odhan==>oran), gabadh==>gabar, adhi==> ari. It is all about clean break from the previous dialect to real Daarood accent.
It is part of the new rejuvenated NSUM/Reerka movement.
Halkaa haka socoto.
Haye ninkii Cali Gaab iyo adigu markaad ka tagteen qaybta SL section indhahay isku qabsatay. Generalka laftigiisa ayaamaa la waayeey laakiin hadda waa joogaa. Gacan yarahaagii Khalidna markaad tagtay buu tegey






La soco meeshii aanu dh gelin jirney waxaaanu ku bedelaynaa r (odhan==>oran), gabadh==>gabar, adhi==> ari. It is all about clean break from the previous dialect to real Daarood accent.

Halkaa haka socoto.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Shirkii Ururka NSUM Oo Sabtidii Ka Dhacay Magaalada Colu
udun wrote:Weligeyba principal iigu soo hagaag.
Haye ninkii Cali Gaab iyo adigu markaad ka tagteen qaybta SL section indhahay isku qabsatay. Generalka laftigiisa ayaamaa la waayeey laakiin hadda waa joogaa. Gacan yarahaagii Khalidna markaad tagtay buu tegeymarkaad soo noqotayna wuu soo noqday
weligey tanoo kale ma arag.
![]()
Ninkii Liqaaye baa jooga oo dabaaldegii weli waa wadaa
nin Hargaysaay la yidhaado/yiraahdona waa joogaa oo xagaa iyo Soomaali weyn u ridaya (nin caafimaad qaba dheh), ragga intaasaan ka xasuustaa. Kii yaraa ee Goljano waa joogaa oo Dhulbahante caydiisa ku qafiifay waa iska daynay oo waxaanu is nidhi/niri ayaamo ha iska nafiso ileen qurbaha rag badan baa isku buuqee nin walba si uu nafiso meel bay la qabsataa. Forumka intiisa kale waa la wada joogaa weliba gabdhihiina waa soo wada noqdeen, dee/haddee waa nin walowba dhinacaaga ka gal oo ha is gabin.
![]()
La soco meeshii aanu dh gelin jirney waxaaanu ku bedelaynaa r (odhan==>oran), gabadh==>gabar, adhi==> ari. It is all about clean break from the previous dialect to real Daarood accent.It is part of the new rejuvenated NSUM/Reerka movement.
Halkaa haka socoto.
haaa ka hargesey la yidha wu isk yara dawakhsanyahay inu hawiye xukumo bey kaga dhagtay iyo xammar oo beri hore dukhsigu gallay bu rabba inu fadhisto, ummada inta kalle wey iska caafimad qabban Liqaaye meeshan ila 2004 banu isku naqiinay waligi Kulmiye ahaan jiray wana u bahanyahay sanadkan wa sanadki baha xabusheed they deserved it Goljano ninka la yidha wa sacadmuse reer hargeisa iyo reer jabuuti wa nin dhulbahantaha ba wuxu u haysan jiray inay jilib isaqa yihin adna waxad leedahay luqadayada baanu badalayna war afsomaligu wa ki aynu ku gabyi jirnay 300 years af dhabayac ha ku hadlin gabadh wa gabadh , hadaad wax gogol xaadheysid ma waxad odhan gogal xaaraysa , wa afka walanweynta



Suldaan Emperior

Re: Shirkii Ururka NSUM Oo Sabtidii Ka Dhacay Magaalada Colu
Ninkii Soomaali weyn ogol baanu u naqaanaa inuu caafimaad qabo sida Hargaysaay iyo in kaloo fara badan laakiin nin walba qumanihiisaa qoorta ugu jira/jidha.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 254 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 371 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 7 Replies
- 427 Views
-
Last post by zingii
-
- 0 Replies
- 305 Views
-
Last post by MIndi_Ku_Cadayde
-
- 2 Replies
- 391 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 0 Replies
- 351 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 16 Replies
- 1007 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 1 Replies
- 851 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 2 Replies
- 381 Views
-
Last post by FaraxZeroIncome
-
- 3 Replies
- 705 Views
-
Last post by Murax