to beesha reer laascaanood

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

to beesha reer laascaanood

Post by hargaysaay »

guys if you dont want somaliland why dont yo join your close kins puntland , simple question

ssc waa niman ficil badan taana waan u qirayaa laakiin meesha laguu dagaalamayaa waa gobolkiinii, dadka dhimanayaa waa isla idinka xoolaha burburayaa waa kuwiina haduu dagaal dhaco markaa ssc waxaan kula talin lahaa ama qoryaha dhiga oo somaliland iskala heshiiya ama qoryaha qaata oo dhinaca puntland kasoo safta labadaa arimood mid uun baa idiin fiican.

ps it is just an honest advise
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: to beesha reer laascaanood

Post by LiQaaye_TDH »

Runta marka laga Hadlo, SSC Sidaad sheegtay Dhibaato aanay uu Baahnayn ayay isko keenayaan. Waxaasina waxa weeye Isaaq Ma doonayno inaan isko Dowlad Noqono, Taasina Caqli Gal maha wallahi, reer Kastana Xuduud loo sameyn kari maayo, Markaas inay Dowlada Somaliland inay wax la qaybsadaan aya wacnaan layd.. waayo Runti Jagooyin Muhiim ah ayay ka heli kari laayen Somaliland, Sida Gudabuurisiga even the Next President of Somaliland could be one of them if they played their cards right!!
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: to beesha reer laascaanood

Post by malakumod »

the SSC goals and the policies are set on unshakeable foundations, these are beliefs founded on principles that are non negotiable. marnaba bulshada SSC ma ogala mana ogolaandonto in lakala gooyo dalka soomaaliya.
sid oo kale marnaba ma dhacayso in ay ka mid noqodaan mamul ka soo hor jeeda midnimada soomaaliyeed.
maranaba ma dhici karto in ay bulshada SSC ka mid noqoto 'somaliland' oo ah magacii uu saancadihii gumeysigu isticmaali jiray. marnaba ma dhici karto in ay bulshada SSC ay badalaan calan soomaaliya ee ay u soo halgameen ee sedax meelod oo meelu dhimatay calan xun oo reer samaeysatay. SSC marna ma arabto in ay dad soomaali ah ay ku xaq gutubdo ama ay leyso laakin see SSC marna dulqaadaneyso jabhad beeleed in ay dhulkeeda tago ama inch ay ku so talabsato.wax alaale iyo wax dhulka SSC ku so xadkudbana wada hadal iyo waan waantoona lala galimaayo ee gacan bir ah baa lugu qabanayaa. ninkii nabad raba SSC nabad bey kula dhaqmeysaa kiise colaad iyo xaqdaro uu badheedhna u tudimeeyso ee wajibkiisa bey marin.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: to beesha reer laascaanood

Post by LiQaaye_TDH »

Malakumud... sxb Badhaq Badhaqda jooji, waayo meeshan Haddi weligeed sidaas la isko horfadhiisto wallahi idinka uunba ku jabaya, Cid kalena wax yeeli maysan.. Dalko Wa Somaliland, SSC waa Somaliland.. Haddi aad ka Hortimaadan Qaranimada Somaliland, waxa ka dhaca Somaliland kama Masuul aha!!!

Keep blowing up your own people and keep targeting your own people!!!!
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: to beesha reer laascaanood

Post by malakumod »

LiQaaye_TDH wrote:Malakumud... sxb Badhaq Badhaqda jooji, waayo meeshan Haddi weligeed sidaas la isko horfadhiisto wallahi idinka uunba ku jabaya, Cid kalena wax yeeli maysan.. Dalko Wa Somaliland, SSC waa Somaliland.. Haddi aad ka Hortimaadan Qaranimada Somaliland, waxa ka dhaca Somaliland kama Masuul aha!!!

Keep blowing up your own people and keep targeting your own people!!!!
well i have news for you too buddy! when it all blows up it we be you in the firing line not the people in hargeysa!
just keep that in mind!. so would keep the peace if I were you.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: to beesha reer laascaanood

Post by The_Emperior5 »

malukumawd i heard keyse went to galkacyo :lol: :lol: yaa dagalamaya hada marka lolz, udun was right idinka berigi hore somaliland sacabka u tumi jiray hadana imika ssc ku heesa :lol:
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: to beesha reer laascaanood

Post by malakumod »

The_Emperior5 wrote:malukumawd i heard keyse went to galkacyo :lol: :lol: yaa dagalamaya hada marka lolz, udun was right idinka berigi hore somaliland sacabka u tumi jiray hadana imika ssc ku heesa :lol:
:lol: :lol:
i can see what trying do but nice try anyway.

p.s believe me anigu qof ii dagalama uma bahani
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”