Cuqaasha iyo waxgaradka beesha Jaamac Siyaad oo aan u kala hadhin ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey inay ka baxeen maamulka Puntland,waxayna sheegeen in shakhsi ka metelaa aanu ku jirin,oo ay kalsoonidii kala baxeen.
Waxay cuqaasha oo aan u kala hadhin ay sheegeen inuu noqday maamul cunsuri ah oo umada Soomaaliyeed dhib weyn ku haya,iyaga oo masaafuris iyo midab kala sooc ah ay umada Soomaaliyeed u geystaan.
Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante oo si rasmi ah uga baxday m
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante oo si rasmi ah uga baxday m
Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante oo si rasmi ah uga baxday maamulka Puntland

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante oo si rasmi ah uga baxd
Good job malukumawd halkey galleen hada? 
Re: Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante oo si rasmi ah uga baxd
they have built their own mamul in SSC 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante oo si rasmi ah uga baxd
ssc haday so galleen wey fiicanyihin i though inay galmudug ama alshabaab ku biireen
ma foga haday reer ssc noqdeen
ma foga haday reer ssc noqdeen
Re: Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante oo si rasmi ah uga baxd
galmudug ina aan wax ku darsado waan jeclahay waayo waa dad soomaaliyeed oo wadani ah jeclana qaranimada iyo midnimada soomaaliya.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante oo si rasmi ah uga baxd
Amba qarranimada somaliya waan jecelahay iyo midnimadeedamalakumod wrote:galmudug ina aan wax ku darsado waan jeclahay waayo waa dad soomaaliyeed oo wadani ah jeclana qaranimada iyo midnimada soomaaliya.![]()
Midnimada iyo qarranka somaliland na aad baan u jecelahay
Malukumawd i told you beri hore Dhulbahante hawiyaha bey jecelyihin
Re: Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante oo si rasmi ah uga baxd
no sxb dhulbahante soomaali oo dhan iyo soomaaliya bey jecelyihiin.
wixi intaa kaso horjeedna waa la col.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante oo si rasmi ah uga baxd
Maya eeg dhulbahante wuxu yidhi isaaq waxba la qeybsan mayo , Somali mahamalakumod wrote:![]()
![]()
![]()
no sxb dhulbahante soomaali oo dhan iyo soomaaliya bey jecelyihiin.![]()
wixi intaa kaso horjeedna waa la col.
Majeeerteen wax la qeybsan mayo somali maha
hawiye laakin wax waan la qeybsan laha
dee somalida aad rabtiid wa hawiyaha
Re: Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante oo si rasmi ah uga baxd
like i said before sxb dhulbahante waa pro somalia wax alaale wixi somalia iyo midnimada somalia ogolna wey tageersanyihin waxan wey laqeybsanayaan.khalid ali wrote:Maya eeg dhulbahante wuxu yidhi isaaq waxba la qeybsan mayo , Somali mahamalakumod wrote:![]()
![]()
![]()
no sxb dhulbahante soomaali oo dhan iyo soomaaliya bey jecelyihiin.![]()
wixi intaa kaso horjeedna waa la col.
Majeeerteen wax la qeybsan mayo somali maha
hawiye laakin wax waan la qeybsan laha
dee somalida aad rabtiid wa hawiyahaileen somali kalle ma hadhin eh
the reason why the dont want share anything with isaaq becausen (most of) isaaq want to break somalia up to create their own tribal state. which is unacceptable to any decent somali.
majerteen on the other hand want to keep somalia divided si ay umada soomaaliyeed ee konfur ku dhaqan ay dileel uga noqdaan. ha waa run dadka konfur ku dhaqan waa dad wareersan laakin waa dad wadani ah oo somalia jecel marka ha waan ogolahay in aan wax la qeybsado.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante oo si rasmi ah uga baxd
Haa exactly my point waxad jeceshihin inad hawiyaha wax la qeybsataan, why don’t you guys just join alshabaab taasaa iidinku dhow somaliweyn iyo waxad raadiinaysanlike i said before sxb dhulbahante waa pro somalia wax alaale wixi somalia iyo midnimada somalia ogolna wey tageersanyihin waxan wey laqeybsanayaan.
the reason why the dont want share anything with isaaq becausen (most of) isaaq want to break somalia up to create their own tribal state. which is unacceptable to any decent somali.
majerteen on the other hand want to keep somalia divided si ay umada soomaaliyeed ee konfur ku dhaqan ay dileel uga noqdaan. ha waa run dadka konfur ku dhaqan waa dad wareersan laakin waa dad wadani ah oo somalia jecel marka ha waan ogolahay in aan wax la qeybsado.
Re: Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante oo si rasmi ah uga baxd
Re: Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante oo si rasmi ah uga baxd
first of all walahay cirwaaq is not hawiye, he is isaaq and he is most probably that marcassmith guy, (judging by his writting style) and that air canada is just one sick person who was molested by darood person at point in his life.
Re: Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante oo si rasmi ah uga baxd
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante oo si rasmi ah uga baxd
abdalla11 wrote:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 2969 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 932 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 33 Replies
- 2916 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 0 Replies
- 480 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 990 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 4 Replies
- 1021 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 0 Replies
- 796 Views
-
Last post by Dhulbahantking