question to the people of LA city(lascanood)
Posted: Sun Aug 01, 2010 8:53 am
odayaal idinkoo si daacada iigu jawaabaya oo mahadsan, haadii laba khiyaar la idin soo hordhigo oo la idin yidhaa ama puntland raaca am somaliland keebad dooran lahaydeen ama keebaad is leedihiin ka kale wuu dhaamaa.
suaasha labaad idinkoo mahadsan ma ii sheegi kartaan tirada ciidamada iyo tekniko ee ay jabhada ficilka badan ee SSC haysato
suaasha labaad idinkoo mahadsan ma ii sheegi kartaan tirada ciidamada iyo tekniko ee ay jabhada ficilka badan ee SSC haysato