Page 1 of 2

Mujaheed Muse biixi the new leader of the kulmiye party

Posted: Tue Aug 03, 2010 8:59 am
by The_Emperior5
Madaxweyne Siilaanyo oo la Filayo inuu Guddoomiyenimada Xisbiga Kulmiye ku wareejiyo Muuse Biixi
Written by Waaheen
Aug 03, 2010 at 08:59 AM
Hargeysa,(Qarannews)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dhowaan la filayaa dhowaan inuu ku wareejiyo Guddoomiyenimada Xisbiga ku-xigeenkiisii Muuse Biixi Cabdi, sida uu dhigayo Xeerka Xisbiga tallada dalka ku guulaystay ee Kulmiye oo wax laga bedelay Shirweynihii Xisbiga ee ugu dambeeyay.
Arrintaasi oo looga gl-leeyahay in lagu kala saaro Xisbiga iyo Xukuumada sidii Xisbiga UDUB oo dhaawac ku keentay hawlihii Xisbigii talada hore u hayay, waxaanay Xisbiga Kulmiye kaga gaashaamanayaan inuu dhaawac la mid kii UDUB uu soo gaadho.

Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye ayaa marka uu la wareego Guddoomiyenimada waxa ku wehelin doona oo talada Xisbiga ay wada hoggaamin doonaan Ku-xigeenkiisa labaad Md. C/raxmaan Cabdiqaadi, Ku-xigeenka saddexaad C/raxmaan Talyanle iyo Xog-hayaha Guud ee Xisbiga Mr. Kayse Xasan Cigeh.

Madaxweynaha Talada dalka ku guulaystay Md. Siilaanyo oo dhowaan soo saaray Liiska Xubnaha Golihiisa Wasiiradda ayaa haba yaraatee aan ku soo darin xubnihiisii ay wada-hogaamin jireen Xisbiga Kulmiye, taasi oo bedelkeeduna noqon doonta in ay u hadhaan socodsiinta iyo hoggaaminta Xisbiga.

Tallaabada uu Axmed Siilaanyo kaga reebay hogaanka Xisbiga xukuumadiisa ayaa maalmihii u dambaysay si wayn loo hadal hayay waxa ay kala yeeli doonaan ama ay isugu biyo shuban doonto sababaha uu uga tagay, arrintanise waxay muujinaysaa in uu Xisbiga Kulmiye ku kala saarayo hawl-wadeenadiisa Xukuumada iyo kuwa Xisbiga.


Waaheen

Re: Mujaheed Muse biixi the new leader of the kulmiye party

Posted: Tue Aug 03, 2010 9:04 am
by LiQaaye_TDH
He Has my Support in the Next Election :up: :up:

Re: Mujaheed Muse biixi the new leader of the kulmiye party

Posted: Tue Aug 03, 2010 9:10 am
by The_Emperior5
LiQaaye_TDH wrote:He Has my Support in the Next Election :up: :up:

I hope also the rest of burco support him in the next electon and caynabo and garadag and balidhiig and ceerigabo and ceelafweyn and quriluqud. :mrgreen:

Re: Mujaheed Muse biixi the new leader of the kulmiye party

Posted: Tue Aug 03, 2010 9:13 am
by ToughGong
In other words the next Presient of Somaliland

Re: Mujaheed Muse biixi the new leader of the kulmiye party

Posted: Tue Aug 03, 2010 9:21 am
by LiQaaye_TDH
Emperior... From Xiiis to The Border Of Somaliland (Ballidhiig-Dhoqoshey) we are 100% Behind ( Mujaahid Muse Bixii) but remember we expect our 6 Ministers :lol: :up:

Re: Mujaheed Muse biixi the new leader of the kulmiye party

Posted: Tue Aug 03, 2010 9:46 am
by Cali_Gaab
I was saying this just yesterday, we're just waiting for the official confirmation.

Re: Mujaheed Muse biixi the new leader of the kulmiye party

Posted: Tue Aug 03, 2010 1:02 pm
by The_Emperior5
Cali_Gaab wrote:I was saying this just yesterday, we're just waiting for the official confirmation.

yeah xogogaal baad u tahay the ceremony will take place wednesday In burco :D

Re: Mujaheed Muse biixi the new leader of the kulmiye party

Posted: Tue Aug 03, 2010 8:33 pm
by The_Emperior5
Image

:up:

Re: Mujaheed Muse biixi the new leader of the kulmiye party

Posted: Wed Aug 04, 2010 2:01 am
by hargaysaay
miskiin walaahi ilaahay shaqadiisa cusub ee iska miskiinada ah ha la qabto

Re: Mujaheed Muse biixi the new leader of the kulmiye party

Posted: Wed Aug 04, 2010 9:50 am
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:miskiin walaahi ilaahay shaqadiisa cusub ee iska miskiinada ah ha la qabto
Horta sxb can i ask u a question when ever u hear or see a topic about muse bixi why do you respond negetivly ?

Re: Mujaheed Muse biixi the new leader of the kulmiye party

Posted: Wed Aug 04, 2010 12:18 pm
by The_Emperior5
Pics

Image

Image

Re: Mujaheed Muse biixi the new leader of the kulmiye party

Posted: Wed Aug 04, 2010 12:32 pm
by GENERAL_SNM
Fock Kulmiye, I will bin my Kulmiye card. :down: :down:

Re: Mujaheed Muse biixi the new leader of the kulmiye party

Posted: Wed Aug 04, 2010 12:55 pm
by Dhaga Bacayl
I think this is a fake post. It doesn't hold any water. If he does well in this term, I think Sillanyo will run again 2015. If he fucks up and does badly, no one will vote for Kulmiye.

Re: Mujaheed Muse biixi the new leader of the kulmiye party

Posted: Wed Aug 04, 2010 1:01 pm
by The_Emperior5
Dhaga Bacayl wrote:I think this is a fake post. It doesn't hold any water. If he does well in this term, I think Sillanyo will run again 2015. If he fucks up and does badly, no one will vote for Kulmiye.
Chairman of kulmiye is not a fake post , its the post silanyo had for 9 years , and u know what that means

Re: Mujaheed Muse biixi the new leader of the kulmiye party

Posted: Wed Aug 04, 2010 1:07 pm
by Cali_Gaab
How on earth Dhaga thinks it's a fake post is beyond me.

The man is in charge of the biggest party in the country. It's not an easy task as Salebaan Gaal said during the party. He's in charge of boosting moral and make sure he has the best people around him within the party and build bridges. Majority of the public needs to have faith in him and the party he is leading today.

Whether or not Silaanyo will run for another term is another question.
lets just focus on this term and leave the future to ilaahay. Wish Ina Bixii luck and leave it as that, time will tell what will happen.