Waxaa xalay oo taariikhdu ahayd 3/8/2010 ka dhacday dalka sudan gaar ahaan magaaladda khartoum xaflad balaadhan oo ay qabsadeen ardayda ogadenia xafladaas oo lagu qabtay hotel ku yaala hartoum ayaa waxaa kasoo qayb galay gudoomiyaha arday abdulahi farxaan (abdulaahi muadin ) gudoomiyaha ardayda ayaa ka hadlay goobta waxuuna cadeeyay inay lagam maarmaan tahay wax barashadu..waxuuna shegay gudoomiyaha ardayda ogadenia ..abdulahi muadin .in aysan jirin wax ONLF la yiraahdo oo heshiis gashay ..xaflada ayaa waxaa gobay ka jeediyay abwaan abdi fataah oo gobay gobanimo doon ah halkaas ka jeediayay .... ardayda ayaa dhanayd ilaa 200 oo arday.


