Page 1 of 1

Somaliland got the signature of 15 elders From Buhoodle

Posted: Sat Aug 07, 2010 12:13 pm
by The_Emperior5
Go'aamadii ka soo Baxay shirkii Xadhadhan oo Saxaafada loo akhriyey Maanta.
Warkii 07-Aug-2010 iyo Qormadii: news
Maalintii shalay waxaa Magaalada xadhadhan oo ilaa 30 km dhanka qorax u dhac kaga aadan magaaladda buuhoodle ka dhacay shir madaxdhaqameed. Kaas oo u dhexeeya madax dhaqameedyo ka kala socdey beelaha bariga Burco iyo waxgaradka deegaanka Buuhoodle. Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Garaad cabdilaahi Garaad soofe oo isugu jira, cuqaal, isimo, culima awdiin iyo waxgaradkale ayaa gaadhey maalintii shalay halkaas, kuwaasoo magalaadadda xadhahdhan kulan saacado qaatay kula yeeshay wafti kale oo isugu jira madax dhaqameedo, culimo iyo waxgrad kale oo kasoo jeedda beelaha bariga burco.

Shirkan oo gundhigiisu ahaa adkaynta nabad gelyada ayaa laga soo saaray qodobo dhawr ah,

Hadaba madax dhaqameedka kasocdey deegaanka gobolka cayn ee shirkaasi ka qayb galay ayaa waxay maanta shir ku qabteen magaaladda buuhoodle, kaasi oo ay warbaahinta ugu soo bandhigeen waxyaabihii kasoo baxay shirkaasi.

Waxaana warbaahinta ka hor akhriyey qodobaddii shirka Caaqil Axmed Saalax Maxamed oo ka mid ahaa cuqaashii shirka ka qayb gashay.

Iskusoo wada duuboo shirkan ayaaa ah kii ugu horeeyey ee ay yeeshaan madax dhaqameedyadda kasoo kala jeedda buuhoodle iyo bariga burco.

Re: Somaliland got the signature of 15 elders From Buhoodle

Posted: Sat Aug 07, 2010 12:21 pm
by The_Emperior5
here it is

http://www.ceegaag.com/2010/Aug%202010/ ... rkii_x.htm

Garaad cabdilahi garaad soofe
Garaad selebaan buraale aadan
Suldaan sicid cismaan cali
And the infamous Maxamuud xaji cumar camay :lol: :lol:

Re: Somaliland got the signature of 15 elders From Buhoodle

Posted: Sat Aug 07, 2010 12:27 pm
by Rightwing
The_Emperior5 wrote:here it is

http://www.ceegaag.com/2010/Aug%202010/ ... rkii_x.htm

Garaad cabdilahi garaad soofe
Garaad selebaan buraale aadan
Suldaan sicid cismaan cali
And the infamous Maxamuud xaji cumar camay :lol: :lol:

Ninkaa aad dhulka la dhacday cumar camay muxuu ahaa?

Re: Somaliland got the signature of 15 elders From Buhoodle

Posted: Sat Aug 07, 2010 12:29 pm
by LiQaaye_TDH
Buuhoodle (Buraoonline.com) 07.08.10 Kulan ku dhex maray beelaha bariga Burco iyo beelaha Dhulbahante degaanka Buuhoodle, kaas oo lagaga wadahadlayey adkaynta nabadgelyada degaanka beelahaa ood-wadaagta.

Baaqii ka soo baxay madax dhaqameedka beelahaasi oo dhameystirani waa sidan hoose:

1. Iyada oo la tixraacayo Baaqii uu soo saaray Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Soomaaliland Mudane Axmed Siilaanyo ee ku waajahnaa Nabadgalyadda, waxaanu la qaadanay Baaqa Nabadgalyada ee ku Wajahan gobolada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle.

2. Isimada, Cuqaasha, Culimadda iyo Waxgaradka reer Buuhoodle waxay balan qaadeen in ay sugayaan Nabadgalyada Deegaamada Buuhoodle.

3. Salaadiin, Cuqaasha, Culimada iyo Waxgaradka Beelaha Bariga Burco waxay iyaguna dhinacooda balan qaadeen in ciidamada Soomaaliland ee ku sugan Deegaamada Widh-Widh iyo Bali hadhac lagu celiyo fadhiisamadoodii hore.

4. Isimada, Cuqaasha, Culimada iyo Waxgaradka Deegaamadda Buuhoodle waxay mar labaad balan qaadeen in ay deegaamada Widh-Widh iyo Bali hadhac aanay fadhiisimo u noqon doonin ciidamo lidi ku ah Soomaaliland.

5. Waxay isla qaateen labada dhinac marka la sugo nabadgalyada in lagu isugu yimaado gogol nabadgalyo oo loo dhan yahay una dhaxaysa Beelaha Dhul bahante iyo Dawladda Soomaaliland.

Heshiiska Waxa Saxeexay Madax-dhaqameed Iyo Guurti Ka Kala Socotay Labada Dhinac Oo Kala Ahaa:
Dhanka Beelaha Buuhoodle

1) Garaad C/laahi Garaad Soofe

2) Garaad Saleebaan Buraale Aadan

3) Suldaan siciid Cismaan Cali

4) Xaaji Maxamud Xaji Cumar

5) Sh. Cumar Sh. Cismaan

6) Caaqil Axmed Diiriye Jiinje

7) Caaqil Cali Cabdi Cali(dhaga dalood)

8) Caaqil Abshir Kooreeye

9) Caaqil Axmed Saalax Maxamed

10) Caaqil Jaamac Cabdi Maxamed

11) Cali Daahir Cilmi

12) Sh. Cumar Axmed Maxamed

13) Yusuuf Jaamac Halac

14) Sh. Ibraahim C/raxmaan Cagarog

15) Caaqil C/laahi Xasan Qanbi

Dhanka Beelaha Bariga Burco

1) Suldaan Maxamud Guuleed Mire

2) Suldaa Maxamud X. Xuseen Nuur

3) Caaqil Saleebaan Guray Gadhcade

4) Sh. Yusuuf Cabdi Cawad

5) Xasan Mataan C/Laahi Axmed

6) Maxamud Axmed Xirsi

Buraoonline.com

Re: Somaliland got the signature of 15 elders From Buhoodle

Posted: Sat Aug 07, 2010 12:30 pm
by The_Emperior5
Xaji cumar camay wa ninki dee ay hy abahi ku dileeen buco in the 1930s wa caaqilka reer hagar eeh buhoodle hada wa inankisa.

Re: Somaliland got the signature of 15 elders From Buhoodle

Posted: Sat Aug 07, 2010 12:37 pm
by Rightwing
The_Emperior5 wrote:Xaji cumar camay wa ninki dee ay hy abahi ku dileeen buco in the 1930s wa caaqilka reer hagar eeh buhoodle hada wa inankisa.

Gartay, but why did you call him: infamous? Definition: =shameful, bad in reputation

Re: Somaliland got the signature of 15 elders From Buhoodle

Posted: Sat Aug 07, 2010 12:38 pm
by The_Emperior5
LiQaaye_TDH wrote:Buuhoodle (Buraoonline.com) 07.08.10 Kulan ku dhex maray beelaha bariga Burco iyo beelaha Dhulbahante degaanka Buuhoodle, kaas oo lagaga wadahadlayey adkaynta nabadgelyada degaanka beelahaa ood-wadaagta.

Baaqii ka soo baxay madax dhaqameedka beelahaasi oo dhameystirani waa sidan hoose:

1. Iyada oo la tixraacayo Baaqii uu soo saaray Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Soomaaliland Mudane Axmed Siilaanyo ee ku waajahnaa Nabadgalyadda, waxaanu la qaadanay Baaqa Nabadgalyada ee ku Wajahan gobolada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle.

2. Isimada, Cuqaasha, Culimadda iyo Waxgaradka reer Buuhoodle waxay balan qaadeen in ay sugayaan Nabadgalyada Deegaamada Buuhoodle.

3. Salaadiin, Cuqaasha, Culimada iyo Waxgaradka Beelaha Bariga Burco waxay iyaguna dhinacooda balan qaadeen in ciidamada Soomaaliland ee ku sugan Deegaamada Widh-Widh iyo Bali hadhac lagu celiyo fadhiisamadoodii hore.

4. Isimada, Cuqaasha, Culimada iyo Waxgaradka Deegaamadda Buuhoodle waxay mar labaad balan qaadeen in ay deegaamada Widh-Widh iyo Bali hadhac aanay fadhiisimo u noqon doonin ciidamo lidi ku ah Soomaaliland.

5. Waxay isla qaateen labada dhinac marka la sugo nabadgalyada in lagu isugu yimaado gogol nabadgalyo oo loo dhan yahay una dhaxaysa Beelaha Dhul bahante iyo Dawladda Soomaaliland.

Heshiiska Waxa Saxeexay Madax-dhaqameed Iyo Guurti Ka Kala Socotay Labada Dhinac Oo Kala Ahaa:
Dhanka Beelaha Buuhoodle

1) Garaad C/laahi Garaad Soofe

2) Garaad Saleebaan Buraale Aadan

3) Suldaan siciid Cismaan Cali

4) Xaaji Maxamud Xaji Cumar

5) Sh. Cumar Sh. Cismaan

6) Caaqil Axmed Diiriye Jiinje

7) Caaqil Cali Cabdi Cali(dhaga dalood)

8) Caaqil Abshir Kooreeye

9) Caaqil Axmed Saalax Maxamed

10) Caaqil Jaamac Cabdi Maxamed

11) Cali Daahir Cilmi

12) Sh. Cumar Axmed Maxamed

13) Yusuuf Jaamac Halac

14) Sh. Ibraahim C/raxmaan Cagarog

15) Caaqil C/laahi Xasan Qanbi

Dhanka Beelaha Bariga Burco

1) Suldaan Maxamud Guuleed Mire

2) Suldaa Maxamud X. Xuseen Nuur

3) Caaqil Saleebaan Guray Gadhcade

4) Sh. Yusuuf Cabdi Cawad

5) Xasan Mataan C/Laahi Axmed

6) Maxamud Axmed Xirsi

Buraoonline.com

So far wasiirkuxigeenka Somaliland eeh arimaha gudaha is doing a great job in buhoodle cismaan garaad soofe the brother of garaad cabdilahi garaad soofe.

Re: Somaliland got the signature of 15 elders From Buhoodle

Posted: Sat Aug 07, 2010 12:38 pm
by The_Emperior5
Rightwing wrote:
The_Emperior5 wrote:Xaji cumar camay wa ninki dee ay hy abahi ku dileeen buco in the 1930s wa caaqilka reer hagar eeh buhoodle hada wa inankisa.

Gartay, but why did you call him: infamous? Definition: =shameful, bad in reputation
Dee qaabki loogu aaray his father was shamefull :D

Re: Somaliland got the signature of 15 elders From Buhoodle

Posted: Sat Aug 07, 2010 12:44 pm
by Rightwing
character assassination ayaad wadaa ninyahaow

Re: Somaliland got the signature of 15 elders From Buhoodle

Posted: Sat Aug 07, 2010 12:44 pm
by The_Emperior5
Maya wa taarikh laakin meelahan lama sheeg sheego dee :)

Re: Somaliland got the signature of 15 elders From Buhoodle

Posted: Sat Aug 07, 2010 12:45 pm
by Rightwing
The_Emperior5 wrote:Maya wa taarikh laakin meelahan lama sheeg sheego dee :)

Sowdigan sheeg sheegaya dee

Re: Somaliland got the signature of 15 elders From Buhoodle

Posted: Sat Aug 07, 2010 12:48 pm
by The_Emperior5
dee wa inyaro hordhaca moyaane sheekada lugu macaaneya :mrgreen:

Re: Somaliland got the signature of 15 elders From Buhoodle

Posted: Sat Aug 07, 2010 7:35 pm
by The_Emperior5
latest news the somaliland minister of defense ciiidan laga qaadayo aaga widhwidh ma jiro
its on hadhwanaag.com