
http://horseedmedia.net/2010/08/08/gurmadlaqabtey/
Moderators: Moderators, Junior Moderators
abdalla11 wrote: After saying that, illahay haku cafiyo, laughing at war and wishing destruction is a sickness
The_Emperior5 wrote:Abdalle voltage has nothing to lose he has nothing, but puntland will be on top of this and get rid of these alshabaab cels , you mean sheikh ali warsame he is married to aweys his sister
Bring proof where i laughed at the Somalis who are suffering or STFUBabygirl- wrote:abdalla11 wrote: After saying that, illahay haku cafiyo, laughing at war and wishing destruction is a sickness
I don't think he is, but even if he was, maa ada waax dhama how long were you laughing at other Somalis suffer.
lol so if one doesn't have something to lose he wishes destruction on others miya?The_Emperior5 wrote:Abdalle voltage has nothing to lose he has nothing, but puntland will be on top of this and get rid of these alshabaab cels , you mean sheikh ali warsame he is married to aweys his sister
Thanks BG, according to this guy laughing at Faroole and the fish out of water movements he is doing means laughing at people's suffering.Babygirl- wrote:abdalla11 wrote: After saying that, illahay haku cafiyo, laughing at war and wishing destruction is a sickness
I don't think he is, but even if he was, maa ada waax dhama how long were you laughing at other Somalis suffer.
WTF, it says some of the Galgala fuckers got inside Bosaso.Xiisada dagaal ayaa saaka ka aloosan magaalada Boosaaso ee xarunta goalka Bari kuwaasi oo u dhexeeyay Maleesiyaadka Maamulka Cabdi Raxmaan Faroole iyo dadka deegaanka oo ka kacdoonsan Tacadiyaadka PIS-ta Ashahaadda ladirirka loo yaqaan.
Wararka nagasoo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa xaqiijinaya in saaka magaaladu tahay mid Jiha wareer ka jiro kadib markii ay soo bexeen warar sheegaya in xoogag deegaanka Galgala ay gudaha magaalada soo galeen.
Weriya ku sugan magaalada Boosaaso ayaa sheegay in aan saaka albaabada loo furin goobaha ganacsiga kadib markii ay ciidanka Faroole ay difaacyo ka xirteen wadooyinka ugu muhiimsan magaalada.
Shacabka ayaa isla dhaxmaraya in magaalada ay dhinac kasoo galeen ciidamo taabacsan Sheekh Max'med Saciid Atam kuwaasi oo shalay ilaa iyo xalay isku aruursanayay hareeraha magaalada Boosaaso.
Waxaa laga cabsi qabaa in Rasaastu ay xilli walba ka bilaabato magaalooyinka Gaalkacyo iyo Boosaaso oo ay kusoo xoogaysteen dadka diidan Maamulka Ashahaadda ladirirka ee Faroole Hogaamiyo.
dagaalkii shalay ka dhacay Karin ayaa Khasaara farabadan gaarsiiyay ciidanka Maamulka Puntland oo iyagu cadaystay in ay Diinta alle dagaal lagelayaan iyo shacabka Galgala oo iyana cadaystay in ay ku dhaqmayaan shareecada Islaamka ama ay Naftooda weynayaan.
SomaliMemo