Who is the Next Future leader of Somaliland

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Who is the Next Future leader of Somaliland

Post by The_Emperior5 »

Image

The full report is on hadhwanaag can some one post it people are a good fan of The son of Mujaheed cali xuseyn
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Who is the Next Future leader of Somaliland

Post by The_Emperior5 »

[youtube]aR6E0d1aGCE&feature=related[/youtube]
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Who is the Next Future leader of Somaliland

Post by Siciid85 »

Jamal ma asaga siyaasada somaliland ku jiira ba muxu noqda madaxweyne? :lol: waxa lo bahanyhay daad ku so jiiraay siyaasada somaliland wax badan siida Dr.Gaboose, Muse Bihi, Warancadde, Maxamed Hashi etc.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Who is the Next Future leader of Somaliland

Post by The_Emperior5 »

Siciid85 wrote:Jamal ma asaga siyaasada somaliland ku jiira ba muxu noqda madaxweyne? :lol: waxa lo bahanyhay daad ku so jiiraay siyaasada somaliland wax badan siida Dr.Gaboose, Muse Bihi, Warancadde, Maxamed Hashi etc.

I am not sure he is the chairman of the somaliland forum in the diaspora and on a interview he said he is willing to do everthing for somaliland even if it came to siyasad so u never know , Haa dr gaboose ina xashi ina bixi ina warancade are all the old school heavyweight.
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Who is the Next Future leader of Somaliland

Post by Mr_Alfaas »

Siciid85 wrote:Jamal ma asaga siyaasada somaliland ku jiira ba muxu noqda madaxweyne? :lol: waxa lo bahanyhay daad ku so jiiraay siyaasada somaliland wax badan siida Dr.Gaboose, Muse Bihi, Warancadde, Maxamed Hashi etc.
war niyow those you mentioned are already in the path of the politics except ina warancadde kaaso aynu aragnay wuxu qabtay...

war nimanyahow odayaashan aynu iska leexino ....niman dhalinyaro ah aya wax badala ....Jamal wa nin horta siwacan u hadlay waxan la jecla foriegn minister of Somaliland,ama wasiirka dhaqaalaha...
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Who is the Next Future leader of Somaliland

Post by The_Emperior5 »

Ra’yi Ururin Laga Sameeyey Madaxweynaha Mustaqbalka Bedeli Doona Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Oo Markii Ugu Horeysay La Soo Bandhigay.

Ra’yi Ururin Laga Sameeyey Madaxweynaha Mustaqbalka Bedeli Doona Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Oo Markii Ugu Horeysay La Soo Bandhigay.
(Hadhwanaagnews) Tuesday, August 24, 2010

Hargeysa (HWN):- Ra’yi ururin ku saabsan siyaasiga badeli doona Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [Siilanyo] marka uu xilka madaxtinimada ka dago, oo laga soo ururiyay aqoonyahano reer Somaliland ah iyo dadka kale oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ayaa dhowrkii todobaad ee u danbeeyey codeynteedu ka socotay Face Book-ga.

Waxaana ra’yi ururintan soo qaban-qaabiyey mac-hadka Institute Of Democracy and Governce [Machadka dimuqraadiyada iyo Dawlad wanaaga ee Somaliland] oo ay xaruntiisu tahay Caasimada Somaliland ee Hargeysa. Waxaana lagu muujiyey sida ay u kala guuleysteen dadka rayi ururinta ka qeybgalayey Jaantuska hoos ku Sawiran.

Dadka ra’iyi ururintan ka qeybgalay ayaa waxay tiradoodu dhameyd sida uu machadku warbixintiisa ku sheegay 120-qof oo dunidda dacaladeeda ku kala nool, kuwaas oo kala dooranayey todoba Siyaasi oo aad looga yaqaano Somaliland. isla markaana dad badani ay u tirinayaan in midkood noqon doono madaxwaynaha mustaqbalka badali doonaa madaxwaynaha Xiligan Mujahid Ahmed Mohamed Mohmud Silaanyo. Waxaanay kala yihiin

Xubnahani waxay ka soo dhex baxeen soo jeedimaha 120-qof oo Machadkaasi aragtiooda weydiiyay, dadka fikradan dhiibtay kamay eegaynin sida xubnahani ay haystaan fursaddo ay isku soo sharaxaan.balse ay tahay odoroska qofkii ku haboonaan lahaa inuu noqdo Madaxweynaha shanaad ee Somaliland.


Muj Muuse Bixi Cabdi oo ah Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye, horena u ahaan jiray gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye, wasiirna ka soo ahaan jiray dawladii marxum Mohamed Ibrahim Igal. Waxa uu ka mid ahaa saraakhiisii sarsare ee ururkii SNM, waxaanuu qayb laxaad leh ka qaatay hub ka dhigistii iyo qaramayntii maleeshiyaadkii Somaliland iyo yagleelidii dawladnimo ee Somaliland. Muuse waa nin aad xogogaal ugu ah siyaasada Somaliland aadna u kala yaqaanna bulshada Somaliland.


Dr Mohamed Cabdi Gaboose: oo ah wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland ee xukuumadda iminka ee Ahmed Silanyo, xilkaas mid la mid ahna ka soo qabtay xukuumadii marxuum Mohamed Ibrahim Igal, isla markaana ah siyaasi in badan ku soo jiray miidaanka siyaasada Somaliland, waxa uu aasaasay urur siyaasadeedka qaran oo isaga dartii uu xabsiga ku mutaystay aakhirkiina la bahooben xisbiga Kulmiye. Dr Mohamed waxa uu door muhiim ah ka soo qaatay nabadaynta beelaha Somaliland, wuxuuna ahaa afhayeenkii shirwaynihii 3-aad ee beelaha ee Somaliland ku yeesheen Hargaysa sanadii 1997.


Pro Ibrahim Maygag Samatar: Gudoomiyihii golaha dhexe ee ururkii SNM markii dalka la xoreeyay, xilal wasiirnimo iyo safiirnimaba ka soo qabtay dawladii Mohamed Siyaad Barre. Iminkana barre sare ka ah jaamacad ku taal dalka Japan. Ibrahim Maygag waa siyaasi caan ka ah dalka Somaliland.


Jamal Cali Xuseen: waaa aqoon yahan dhalinyaro ah, oo wax ka bartay jaamacada Harvard University ee wadanka maraykanka, haddii si kale loo dhigana ay isku jaamac ka soo wada baxeen Madaxweynaha 44-aad ee dalka Maraykanka Mr. Barack Obama, horena u ahaa gudoomiyihii ururka qurbaha jooga Somaliland ku midoobeen ee Somaliland Forum. Waa xubin firfircoon oo ka qayb qaata ictiraaf raadinta Somaliland isla markaana aad ugu dhuun doloola arrimaha siyaasadeed, bulsho iyo dhaqaale ee Somaliland. Jamaal wuxuu ka mid yahay 100 shakhsi ee Maamula bangiga caalamiga ah ee maraykanka ah ee loo yaqaan City Bank, iminkana uga wakiil ah dalka Tanzania.

Cali Mohamed Warancadde: Waa siyaasi qunyar socod ah, xilal badan oo kala duwanna ka soo qabtay xukuumadihii kala dambeeyay ee Somaliland, waana shakhsi inta badan lagu amaano waxqabad, isla markaana lagu ******to inuu hal abuurnimo waxqabad uu leeyahay , oo lagu sifeeyo Wasiirkii ugu wax qabadka badnaa xukuumadii hore ee Madaxweyne Rayaale.

Maxamed Xashi Cilmi: Maxamed waxa uu ka mid ahaa shantii nine e ugu horeeyay ee aasaasay ururkii xaq u dirirka ahaa ee SNM. Waxa kale oo maxamed xaashi xilal ka soo qabtay dawladihii kala dambeeyay ee marxum Cigal iyo Dahir Rayaale, isagoo iminkana ah wasiirka maaliyada ee dawlada Ahmed Silanyo. Waa nin ku sifoobay daacadnimo, iyo hawl karnimo.

Cabdiqadir Xaaji Ismaacil Jirde: waa gudoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Somaliland, iminkana ah xubin ka ah baarlamanka Somaliland. Cabdiqadir waxa uu ka mid ahaa gudidii qortay dastuurka Somaliland, waana nin inta badan caan ku ah toosinta dawlada islamarkaana wuxuu saaxiib dhaw la ahaa madaxwaynihii hore ee Marxum Maxamed Cigal.
User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: Who is the Next Future leader of Somaliland

Post by AsadSL »

I dont know all this but all i know that is the next leader better be Habar Yonis.
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Who is the Next Future leader of Somaliland

Post by Bohol iyo karaman »

Hugaanka Mustaqbalka ee Xisbiga Udub
Warancade
Image

Muj. Col. Husen Ali Du'ale

Image

Hugaanka Mustaqbalka ee Xisbiga Ucid

Cabdiraxman Cirro

Image
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Who is the Next Future leader of Somaliland

Post by The_Emperior5 »

AsadSL wrote:I dont know all this but all i know that is the next leader better be Habar Yonis.

Its not about his clan its about His leadership Capabilities and if he is a good president that can make Somaliland a better place what does his subclan matter , as long as he is good for Somaliland he has my support may it be ina warancade gaboose muj ina bixii muj ibrahin meygag ina cali xuseyn etc , qabil doesent really matter
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Who is the Next Future leader of Somaliland

Post by Cali_Gaab »

Loooooooooooooooooool

This picture cracked me up walahi maalintii xil wareejinta Madaxweyne Silaanyo iyo Riyaale. Sawiraha la soo saaray waxaa la arkayey Silaanyo, Riyaale, Saylici iyo Ina Yasin oo soconaya. Markaas ey sawirkani la soo boodeen. :lol: :lol: :lol:

Image

"Aan madaxweyne iska dhigo, ileen qof qunjar uu socda ayaa la ii yaqaana eh"
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”