The President Ahmed Silaanyo Appoints 40 new Positions

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

The President Ahmed Silaanyo Appoints 40 new Positions

Post by LiQaaye_TDH »

JAMHUURIYADDA SOMALILAND
Republic of SOMALILAND

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Date:26/08/2010

War-Saxaafadeed

Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta soo saaray Digreetooyin uu ku Magacaabay in ka badan 35 Masu’uul oo ka mida madaxda Dawlada.

Waxanay kala yihin:

Haydaha Madaxa Banaan
No Name of Agency Candidate Person
1 Gudoomiyaha Baanka Dhexe (Chairman of the Central Bank) Cabdi Dirir Cabdi
3 Xeer-ilaaliyaha guud (Attorney General) Xasan Axmed Adan
4 Hantidhawrka guud ee Qaranka (Auditor General) Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim
5 Xisaabiyaha Guud (Accounting General) Ibraahin Aadan Qaalib
6 Madaxa Hay’ada Sirdoonka Qaranka Xuseen Xasan Rooble (Kenyaate)
8 Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha (Civil service commission) Muxumud Aw Cabdi Ismaaciil (Chairman
Deputy: ku-xigeenka Gudoomiyaha hay’adda shaqalaha Axmed Cali (Sulub)
DG: Agaasimaha guud ee Hay’ada shaqalaha Ibraahin X. Nuur Diiriye DG
Recruitment (Xubin ka tirsan hay;adda Cabdirashiid Ducaale Qambi
Establishment (Xubin Ka tirsan Hay’adda Axmed Cabdillaahi Ibraahim
9 Maareeyaha Hay’ada ka hortaga Aafooyinka Dabiiciga ah Maxamed Muuse Cawaale
10 Maareeyaha Hay’ada Abaabul ka saarka Qaranka (NDC) Jamaal Caydiid Ibraahin
11 Maareeyaha Hay’adda Korontada Xasan Cusmaan Adan
12 Maareeyaha Hay’ada Wadooyinka (Raod Authority) C/waaxid C/qaadir C/raxmaan
13 Gudoomiyaha Guddida Hay’ada Dibu habaynta shuruucda Xasan Aw Aadan Cabdi
Maareeye ku xigeenka Wakaalada Biyaha Cabdi Ibraahim Cabdillaahi
14 Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Ibraahin Siyaad Yoonis
15 Maareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yusuf Dirir
16 Maareeye-Xigeenka Dekeda Berbera Cumar Abokor Jaamac
17 Maareeyaha Madbacada Qaranka Cali Siciid Raygal
Ku xigeenka Madbacada Qaranka Mustafe Cabdi Ciise Shiine
18 Gudoomiyaha Gudiga Qandaraaska Qaranka(National Tender Board) Aadan Nugaal X. Xasan
19 Xoghayaha Fulinta ee Komishanka Aidska ee SOLNAC ( AIDS Commission) Maxed Dahir Khayre
Director of Admin & Finance C/Kariin Axmed Xinif
Director of Capacity Building Maxamed Nuur Guruje
Director of Clinic Service Sahra Adan Yaanyo
National M&E Officer Aadan Jaamac Hoori
20 Gudoomiyaha Gudiga xuquuqal Insaanka (Human Rights Commission) Aamina C/laahi Axmed

21 Gudoomiyaha Gudiga Ilaalinta Tayada(Quality control Commission) Siciid Saleebaan Mire
22 Gudoomiyaha Gudiga ladagaalanka musuqmaasuqa iyo illaalinta dawlad wanaaga (National Integrity Commission) Axmed Muxumed Madar
23 Gudoomiyaha Gudiga Diwaanka Sakada(National Charity Commission) Sh. C/laahi Cali Jawhar
24 ICT Commission Cali C/laahi Daahir
25 Diaspora Agency Saleebaan Maxamed Faarax
Taliyayaasha Ciidamadda
1 Talyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani
2 Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Ibraahin Caydiid Dhabdhable
3 Taliyaha Ciidanka Police-ka Cilmi Rooble Furre (Kabaal)
4 Ku-xigeenka Taliyaha Police Cabdiraxaam Liibaan Axmed
5 Taliyaha Ciidanka Asluubta Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane)
6 Ku-xigeenka Taliyaha Ciidanka Asluubta Xasan Cali Cawad
7 Taliyaha Ciidanka Bada Axmed Aw Cismaan
La Taliyayaasha Madaxweynaha
1 Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Bulshada Dr. Cabdi Aw Daahir Cali
2 Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Gobolada Bari Fuaad Aadam Cade
3 Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Siyaasada Abiib Diiriye Nuur
La Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhalinyarada Cabdi najax Siyaad Aw Cabdi
4 Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Nabadgelyada Saleebaan Cumar Kujoog
DG-yada
1 Agaasimaha Guud Wasaarada Maaliyada Jaamac Axmed Maxamed
2 Agaasimaha Guud Wasaarada Shaqada & Arimaha Bulshada Baashe Yuusuf Axmed
3 Agaasimaha Guud Wasaarada Boosaha & Isgaadhsiinta Xasan Cumar Hoori
4 Agaasimaha Guud Wasaarada Kaluumaysiga, Khayraadka Bada iyo Maamulka Dekedaha C/raxmaan Cawil Xasan
5 Agaasimaha Guud Wasaarada Hawlaha guud iyo gaadiidka Shiriif Libaax Muuse
6 Agaasimaha Wasaarada Arimaha Dibada Siciid Cali Wayrax
7 Agaasimaha Guud Wasaarada Beeraha C/laahi Ismaaciil Faarax
Wakiiladda JSL ee Dibaddaha
1 Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Ethiopia Maxamed Xasan Siciid

Madaxwaynhuhhu waxa uu madaxda Cusub ee la magacaabay iyo kuwa ay bedelayaanba waxa uu furay inay sida ugu dhakhsaha badan xililka kula kala wareegaan.

ALLAA MAHAD LEH

C/laahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

AF-hayeenka Madaxtooyada JSL
Last edited by LiQaaye_TDH on Thu Aug 26, 2010 9:08 am, edited 1 time in total.
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: The President Ahmed Silaanyo Appoints 40 new Positions

Post by djibsomali »

bacdaa kuwii midiyaah sitay markuu odaykee soo magacabay

Mantaa kuwii buudh budhkaa sitay ayuu soo magacabay!!
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The President Ahmed Silaanyo Appoints 40 new Positions

Post by LiQaaye_TDH »

War Ninyow Af-Xafajadan aad ku hadleysid ma Aqaane, Orod Doono Qof aad la sheekaysatid.. Maybe Qolka French Section :arrow:
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: The President Ahmed Silaanyo Appoints 40 new Positions

Post by djibsomali »

LiQaaye_TDH wrote:War Ninyow Af-Xafajadan aad ku hadleysid ma Aqaane, Orod Doono Qof aad la sheekaysatid.. Maybe Qolka French Section :arrow:
mayay hooyadadii xafajoo aya kuu tirii internet ilka caas ayaa leeh!!

Bastaryahow
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: The President Ahmed Silaanyo Appoints 40 new Positions

Post by KyrieJama »

2 Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Gobolada Bari Fuaad Aadam Cade

Ninka fuaad adan cadde talo ka qadanaya way u dhamatay lol
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: The President Ahmed Silaanyo Appoints 40 new Positions

Post by RuralMan08 »

LiQaaye_TDH wrote:War Ninyow Af-Xafajadan aad ku hadleysid ma Aqaane, Orod Doono Qof aad la sheekaysatid.. Maybe Qolka French Section :arrow:
Liqaaye can I ask you a question. Why do you take any criticism of Silanyo personally? Is it because he is Habrjeclo? im sure if he was another clan you wouldnt care this much about him, EVEN if he built skyscrapers, hospitals, schools and made Somaliland a first world country?

So is this just a clan thing?
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The President Ahmed Silaanyo Appoints 40 new Positions

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="garad13"]2 Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Gobolada Bari Fuaad Aadam Cade

Ninka fuaad adan cadde talo ka qadanaya way u dhamatay lol[/quote

why do you say that? Fuaa Adan Cadde is Reer Bari and knows very well how to deal with Easten Section of Somaliland
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The President Ahmed Silaanyo Appoints 40 new Positions

Post by The_Emperior5 »

garad ina caydiid dhadhable baan ka gartay anigu qolada dhulos odaygii cali geri, abaandullaha ciidamada somaliland, his brother was killed by cabdilahi yusuf
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”