Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal
Sida aan la wada socono waxaa in dhawaanaba la sugayay is badal xaga ciidamada iyo ilaha dhaqaalaha ay ka soo gasho dawladu, Sida bangiga dhexe iyo Maareeyaha dekeda Berbera.hadaba maanta ayaa xilkii waxaa laga qaaday taliyihii guud ee taliska Boliska somaliland, Kornayl Saqandhi dubad, oo ahaa dawaladii Rayaale kii ugu cimri dheeraa, uguna tayada xumaa xaga maamulka, oo waxaa maalmihii ugu danbeeyay Booliska ugu akhlaaqda xun uu isagu ahaa shakhsigii ka danbeeyay qoristooda, magaalooyiink waawayna lagu kaftami jiray kuwani waa xertii saqandhi.
waxaa hadaba maanta jagadaa muhiimka ah loo magacaabay, Kornayl Cilmi kabaal, oo ahaa dawladii Cigaal, taliska Boliska Somaliland shakhsigii dhidibada u aasay , booliskan aan maanta aan ku faano, waxa uuna ahaa ,shakhsi ka daacada wixii uu qabanayo ee uu dalkiisa iyo dadkiisaba u qabanayo, mana ahayn shakhsi ay ku dheertay qabyaalada iyo qolo qolaysi , Umada somaliland waxa ay u ahayd mid u dhexe, min laasacaanood ilaa iyo lowyacado,waxaana laga filayaa in uu wax badan ka badalo, nidaamkii hore ee Saqandhi uu ku galgashay ee xaga booliska.
Kornayl Cilmi Kabaal ayaa waxa uu deegaan ahaan ka soo jeedaa, Gobolka Awdal, waxa uuna bulshada reer Awdal/Salal ka muddan yahay qadarin iyo xushmayn, waana shakhsi ay ku diirsadeen bulshadan reer Awdal/Salal magacaabistiisa, maxaa yeelay waa shakhsi ka soo baxaya wixii loo igmaday, oo daacadnimo iyo karti ay ku dheehan tahay, waxaana la odhan karaa, waa shakhsi u qalm jagadan maanta uu u dhiibay , Madaxwayne Siiilaanyo.
Maxaa lagu xasuusan karaa ninkan Saqandhi ee ka tagaya jagadan,waxaanan la garanayn ee Reer Borama ay ku xasuustaan oo jirta in ay iska yar tahay,marka laga reebo foolxumadii wadada ka dhacday ee dadka lagu xasuuqay ,madaniyiinta ka soo jeeday Borama, oo uu iyaga oo nool nool oo la haysto , iska soo dhaafay, una soo boqoolay waqtigaa magaalada Borama, isaga oo caruur uu adeer u ahaa , oo jaamacada Camuud xiligaa dhiganayay soo doontay, Shuhadadiin sidaa lagu laayay, waxa ay ahayd taariikh ayna iloobi doonin reer Awdal, oo ay u hayaan ninkan odayga ah ee jagada banaynaya, waxa ayna ku noqotay shaanbad aan waligii inta uu nool yahay aan ka go'ayn.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:

Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal
thank you siciid warka waan qaatay 

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal
His Gedabuursi 

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal
He will satisfy his craving for Sacad Musse blood now. 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal
LiQaaye_TDH wrote:His Gedabuursi
Waan gartay thats good qoloada gadabuurku wakuwii jaggo u ooyey taliyaha booliska dalka hada laga dhigay ha iska qancaan intaas
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal
GENERAL_SNM wrote:He will satisfy his craving for Sacad Musse blood now.
soo kaaloo baroo dadkaa hortaa stupid yahoo!!!
Sacaad musse aka bucur bacayr are against reer nuur and i don't think the guy is a reer nuur
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal
futada ayaa laaguu ganciiThe_Emperior5 wrote:LiQaaye_TDH wrote:His Gedabuursi
Waan gartay thats good qoloada gadabuurku wakuwii jaggo u ooyey taliyaha booliska dalka hada laga dhigay ha iska qancaan intaas
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal
Kaalay What did the Sacad Muse get?The_Emperior5 wrote:LiQaaye_TDH wrote:His Gedabuursi
Waan gartay thats good qoloada gadabuurku wakuwii jaggo u ooyey taliyaha booliska dalka hada laga dhigay ha iska qancaan intaas
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal
I dunnow yet i was checking the list i saw a few familiar names , war anaga xita hada waxna la na siinayo we are happy 

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal
Happy waxaad ku tahin 6 Wasiire, maxa Hadhay?The_Emperior5 wrote:I dunnow yet i was checking the list i saw a few familiar names , war anaga xita hada waxna la na siinayo we are happy

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal
Habarawal 5 wasiir one kuxigeen wasiir The Commander of somalilands Army The deputy speaker of the parliament the Governer of hargeysa. Gudoomiyaha kastanka wajaale. The chairman of the Kulmiye party The governer of Gabiley province.LiQaaye_TDH wrote:Happy waxaad ku tahin 6 Wasiire, maxa Hadhay?The_Emperior5 wrote:I dunnow yet i was checking the list i saw a few familiar names , war anaga xita hada waxna la na siinayo we are happyit would have been diffrent story if you lot got 2 ministers!
The governer of saaxil and also a few agaasimayaal , Beesha suberiyada are happy

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 931 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 383 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 0 Replies
- 595 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 12 Replies
- 2423 Views
-
Last post by Ismahan445
-
- 0 Replies
- 454 Views
-
Last post by kaliil
-
- 13 Replies
- 1863 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 0 Replies
- 441 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 3 Replies
- 465 Views
-
Last post by ibrahimcw
-
- 1 Replies
- 366 Views
-
Last post by Khalid Ali