Regions they hail from Silaanyo's Administration
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Regions they hail from Silaanyo's Administration
Gobolka Maroodijeex
1. Dr. Xuseen Axmed Maxamed Wasiirka Caafimaadka. {Ciida Gale/Abor Muuse}.
2. Sh. Khaliil C/Laahi Axmed Wasiirka Diinta & Awqaafta. {Arab}
3. Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Wasiirka Maaliyadda. {Habar awal/Sacad Muuse}.
4. Samsam Cabdi Aadan Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare. {Habar awal/Sacad Muuse}.
5. Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire Wasiirka Warfaafinta {Habar yoonis {Isaxaaq}.
6. Dr. Axmed Xaaji Oday Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Deegaanka & Horumarinta Reer Miyiga. {Habar awal/Sacad Muuse}.
7. Wasiir-ku-xigeenka W/Hawlaha guud Cali Cabdi Saa’iq (Gabooye- Tumaal)
8. Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Mudane Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje).(Sacad muuse -makaahiil)
9. Gudoomiyaha Gudiga ladagaalanka musuqmaasuqa iyo illaalinta dawlad wanaaga (National Integrity Commission) Axmed Muxumed Madar (Sacad-muuse)
10. Xoghayaha Fulinta ee Komishanka Aidska ee SOLNAC (AIDS Commission) Maxed Dahir Khayre (Sacad-muuse)
11. Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Ibraahin Siyaad Yoonis (Sacad-muuse)
12. Guddoomiyaha Guddida Hay’ada Dibu habaynta shuruucda Xasan Aw Aadan Cabdi (sacad Muuse)
13. Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha (Civil service commission) Muxumud Aw Cabdi Ismaaciil (Chairman) (Sacad-muuse)
14. Gudoomiye ku xigeen gobolka Maroodi-jeex:Mawliid Weris Cabdilaahi (habaroonis- isaxaaq)
15. Director of Capacity Building Yuusuf Nuur Guruje (Habar-yoonis)
16. Gudoomiyaha Gudiga xuquuqal Insaanka (Human Rights Commission) Aamina Cabdilaahi Axmed (Arab)
17. Maareeyaha Hay’ada Abaabul ka saarka Qaranka (NDC) Jamaal Caydiid Ibraahin (Arab)
18. Maareeye-ku-xigeenka Wakaalada Biyaha Cabdi Ibraahim Cabdillaahi (Ciidagale)
19. Maareeyaha Hay’adda Korontada Xasan Cusmaan Adan (Ciidagale)
20. Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Ethiopia Maxamed Xasan Siciid (Ayuub)
21. Agaasimaha Guud Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Baashe Yuusuf Axmed. (Ayuub)
22. Xeer-ilaaliyaha guud (Attorney General) Xasan Axmed Adan (Tol-jeclo)
Gobolka Hawd
1. Xusseen Axmed Ceydiid Wasiirka Hawlaha Guud & Gaadiidka. {Arab}.
2. Wasiir-ku-xigeenka W/Arrimaha dibedda Maxamed Yoonis Cawaale,
3. Agaasimaha Guud Wasaarada Beeraha Cabdilaahi Ismaaciil Faarax (Arab)
4. gudoomiyaha gobolka Hawd: Jamaal Xuseen Hurreh (Arab)
5. La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhalinyarada Cabdi najax Siyaad Aw Cabdi (Arab)
6. Gudoomiye ku xigeen gobolka Hawd khaddar Ibraahin Jaamac (ciidagale)
7. Taliyaha Ciidanka Bada Axmed Aw Cismaan (Ciidagale)
Gobolka Gabiiley
1. Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar Wasiirka Arimaha Dibadda & Xiriirka Caalamiga {Habar awal/Sacad Muuse}
2. Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani (Sacad-muuse)
3. Gudoomiyaha Gabilely Rashiid Cumar Sh. Maxamed (Sacad Muuse jibriil abokor)
4. Gudoomiye ku xigeen gobolka Gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi (Cali Case) (Sacad Muuse jibriil abokor)
5. La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Siyaasada Abiib Diiriye Nuur (Sacad-muuse)
Gobolka Saaxil
1. Dr. Maxamed Yaasiin Xasan Wasiirka Kaluumeysiga, Khayraadka Badda & Maamulka Dekedaha {Habar yoonis/ Muuse Cabdale}.
2. Dr. Sacad Cali Shire Wasiirka Qorshaynta & Horumarinta. {Habar Awal/Ciise Muuse}.
3. Gudoomiyaha Gobolka Saaxil: Maxamuud Cali Hayste (Ramaax) (ciise Muuse)
4. Agaasimaha Wasaarada Arimaha Dibada Siciid Cali Wayrax (Ciise Muuse)
5. Agaasimaha Guud Wasaarada Kaluumaysiga, Khayraadka Bada iyo Maamulka Dekedaha Cabdiraxmaan Cawil Xasan (Ciise Muuse)
6. La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Nabadgelyada Saleebaan Cumar Kujoog (Ciise Muuse)
7. Ku-xigeenka Taliyaha Police " Galbeedka" Cabdiraxaam Liibaan Axmed Fooxle (ciise Muuse)
8. Ku xigeenka Taliyaha Police "Bariga" Axmed Muxumed Guutaale (ciise Muuse)
9. Director of Clinic Service Sahra Adan Yaanyo (Ciise Muuse)
10. Maareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yusuf Dirir (Ciise Muuse)
11. Maareeyaha Hay’ada ka hortaga Aafooyinka Dabiiciga ah Maxamed Muuse Cawaale (Ciise Muuse)
12. Maareeye-Xigeenka Dekeda Berbera Cumar Abokor Jaamac (Xasan Daahir, Habar-jeclo)
13. Gudoomiye Ku xigeen gobolka Saaxil khaddar Cali Cilmi (habaryoonis-Muuse cabdalle)
Gobolka Togdheer
1. Dr. Xusseen Cabdi Ducaale Wasiirka Macdanta, Biyaha & Tamarta. {Habar Jeclo {Yeesif}.
2. Ku-xigeenka Taliyaha Ciidanka Asluubta Xasan Cali Cawad (Sambuur Habar/jeclo)
3. La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Bulshada Dr. Cabdi Aw Daahir Cali (Habar-yoonis)
4. Director of Admin & Finance Cabdikariin Axmed Xinif ( Yeesif Habar-jeclo)
5. Gudoomiyaha Gudiga Qandaraaska Qaranka (National Tender Board) Aadan Nugaal X. Xasan (Reer Dood Habar-jeclo)
6. Madaxa Hay’ada Sirdoonka Qaranka Xuseen Xasan Rooble (Kenyaate) (Faahiye Faarax, Habar-jeclo)
7. Cheif of cabinet Xirsi cali xaaji xasan (Habarjeclo- Axmed Faarax- reer raage)
8. DG: Agaasimaha guud ee Hay’ada shaqalaha Ibraahin X. Nuur Diiriye (reer Xuseen, Habaryoonis)
9. Gudoomiyaha Gobolka Togdheer. Yaasiin Maxamed Cabdi (cibraan)
10. Gudoomiye ku xigeen gobolka Togdheer: Cabdi Daahir Caynaanshe (Habar yoonis)
Gobolka oodweyne
1. Dr. Maxamed Cabdi Gaboose Waiirka Arimaha Gudaha. {Habar Yoonis/Muuse Carre}.
2. Wasiir-ku-xigeenka W/Caafimaadka Nimco Xuseen Qowdhan. Habaryooni/Badhulbahante
3. Guddoomiyaha Baanka Dhexe (Chairman of the Central Bank) Cabdi Dirir Cabdi (Habar-yoonis)
4. ICT Commission Cali Cabdilaahi Daahir (Habar Yoonis)
5. Hantidhawrka guud ee Qaranka (Auditor General) Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim (Habar-yoonis)
Gobolka Buuhoodle
1. Wasiir-ku-xigeenka W/arrimaha gudaha Cismaan Garaad Soofe.
2. Taliyaha Ciidanka Asluubta Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) (Dhulbahante)
3. Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Ibraahin Caydiid Dhabdhable (Dhulbahante)
4. Recruitment (Xubin ka tirsan hay;adda Cabdirashiid Ducaale Qambi (Dhulbahante)
5. Agaasimaha Guud Wasaarada Maaliyada Jaamac Axmed Maxamed "Jaamac oday" (Solamadow Habar-jeclo)
6. Gudoomiyaha Gudiga Ilaalinta Tayada (Quality Control Commission) Siciid Saleebaan Mire (solamadow Habar Jeclo)
Gobolka Saraar
1. Maxamuud Xaashi Cabdi Wasiirka Duulista & Hawada. {Habar jeclo/cali barre }.
2. Maareeyaha Madbacada Qaranka Cali Siciid Raygal (Reer Yoonis Habar-jeclo)
3. Gudoomiyaha gobolka Saaraar: Ibraahin Xasan Cali (habarjeclo- reer yoonis)
4. Gudoomiye xigeen gobolka Saaraar: Ibraahin Jaamac Maxamed (cumar)
5. ku-xigeenka Gudoomiyaha hay’adda shaqalaha Axmed Cali (Habarjeclo, Cumar)
6. Diaspora Agency Saleebaan Maxamed Faarax (Habarjeclo Cumar)
Gobolka Sool
1. Cabdirisaaq Ibraahin Maxamed Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta. {Dhulbahante}.
2. Cabdirisaaq Khaliif Axmed Wasiirka Ganacsiga & Dalxiiska. {Dhul bahante}.
3. La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Gobolada Bari Fuaad Aadam Cade (Dhulbahante)
4. Gudoomiyaha Gobolka sool Mudane Cabdilaahi Jaamac Diiriye (dhulbahante Ugaadhyahan),
5. Gudoomiye ku xigeen gobolka Sool Axmed Aadn Carte (dhulbahante- Bahararsame)
6. Maareeyaha Hay’ada Wadooyinka (Raod Authority) Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan (Fiqishinni)
Gobolka Salal
1. Maxamed Xaashi Magan Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha & Dhaqanka.{Ciise}.
2. Gudoomiyaha gobolka Sallel: Maxamed Muuse Bucul (Ciise)
3. Xisaabiyaha Guud (Accounting General) Ibraahin Aadan Qaalib: Samaroon
4. National M&E Officer Aadan Jaamac Hoori. (samaroon)
5. Establishment (Xubin Ka tirsan Hay’adda Axmed Cabdillaahi Ibraahim ) (samaroon)
Gobolka Awdal
1. Prof. Ismaaciil Muumin Aar Wasiirka Caddaalada iyo Garsoorka {Samaroon- reer Nuur}.
2. Prof. Faarax Cilmi Maxamed Wasiirka Beeraha. {Samaroon- Muuse Fiin}.
3. Wasiir-ku-xigeenka W/waxbarashada Cali Xaamud Jibriil Samaroon / Jibriil Yoonis
4. Taliyaha Ciidanka Police-ka Cilmi Rooble Furre (Kabaal) (Samaroon)
5. Badhasaabka Gobolka Awdal Mudane Maxamed Daahir Cabdale (samaroon-jibriil Yoonis)
6. Gudoomiyaha Gudiga Diwaanka Sakada (National Charity Commission) Sh. Cabdilaahi Cali Jawhar (Samaroon)
Gobolka Sanaag
1. Axmed X. Cali Cadami Wasiirka Gaashaandhigga. { Warsan Gali-ugaaslabe}.
2. Ilhaan Maxamed Jaamac Wasiirka Shaqada & Arimaha Bulshada {Habar Jeclo/Muuse Abokor}.
3. Wasiir-ku-xigeenka W/Maaliyadda Warsame Siciid Cabdi Habaryoonis/Muuse Ismaaciil
4. Agaasimaha Guud Wasaarada Hawlaha guud iyo gaadiidka Shiriif Libaax Muuse (Habar-yoonis)
5. Gudoomiyaha gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurreh (Habaryoonis/Muuse Ismaaciil)
6. Ku xigeenka Madbacada Qaranka Mustafe Cabdi Ciise Shiine (Habar-yoonis)
7. Agaasimaha Guud Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Xasan Cumar Hoori (Warsengeli)

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Regions they hail from Silaanyo's Administration
Very well silanyo said marki hore ba anigu region ahaan baan wax ku qeybinaya
Re: Regions they hail from Silaanyo's Administration
I though the deputy governor of Maroodijex was Arap, it seems wa Isaxaaq, also what sub clans are those two guys maybe bohol knows their sub clans.
Sanaag
Ku xigeenka Madbacada Qaranka Mustafe Cabdi Ciise Shiine (Habar-yoonis)
Agaasimaha Guud Wasaarada Hawlaha guud iyo gaadiidka Shiriif Libaax Muuse (Habar-yoonis)

- Samatr
- SomaliNet Super

- Posts: 14767
- Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
- Location: Somewhere only we know :P
Re: Regions they hail from Silaanyo's Administration
gormaanu noqonay reer oodweyne mise, ma togdheer ba na laga eryay? 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Regions they hail from Silaanyo's Administration
I think these are the new goboloSamatr wrote:gormaanu noqonay reer oodweyne mise, ma togdheer ba na laga eryay?
- Samatr
- SomaliNet Super

- Posts: 14767
- Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
- Location: Somewhere only we know :P
Re: Regions they hail from Silaanyo's Administration
I'm afraid markaan burco tago in la ii yidhaado your in oodweyne. 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Regions they hail from Silaanyo's Administration
Samatr wrote:I'm afraid markaan burco tago in la ii yidhaado your in oodweyne.
loooo
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Regions they hail from Silaanyo's Administration
H.T.F does LiQaaye_TDH know all that
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Regions they hail from Silaanyo's Administration
liqaaye is the ambassador to the uk Silanyo ba u xil saaray manad ogeynseemeyer wrote:H.T.F does LiQaaye_TDH know all that
- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Regions they hail from Silaanyo's Administration
seemeyer wrote:H.T.F does LiQaaye_TDH know all that
Silaanyo gave him a post - wasiirka internetka iyo hawada
- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Regions they hail from Silaanyo's Administration
^^ that and what ever Emp said 
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Regions they hail from Silaanyo's Administration
I have yet to see a Somaliland president who is willing to give his own clan ( his strongest power base) less appointments than the rest, including his biggest opposition. The day another clan is willing to take such measures in order to take a stance against 'putting your own above others' ( as seen in the Kacaan and neighbouring bintiland) and build bridges with the wider community i will tip my hat off to them.
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Regions they hail from Silaanyo's Administration
^
So you're all for nepotism as long as it's an "Adeero" that's doing it

-
Sanbalolshe
- SomaliNetizen

- Posts: 537
- Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm
Re: Regions they hail from Silaanyo's Administration
"Gobolka Buuhoodle
1. Wasiir-ku-xigeenka W/arrimaha gudaha Cismaan Garaad Soofe.
2. Taliyaha Ciidanka Asluubta Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) (Dhulbahante)
3. Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Ibraahin Caydiid Dhabdhable (Dhulbahante)
4. Recruitment (Xubin ka tirsan hay;adda Cabdirashiid Ducaale Qambi (Dhulbahante)
5. Agaasimaha Guud Wasaarada Maaliyada Jaamac Axmed Maxamed "Jaamac oday" (Solamadow Habar-jeclo)
6. Gudoomiyaha Gudiga Ilaalinta Tayada (Quality Control Commission) Siciid Saleebaan Mire (solamadow Habar Jeclo)"
Labadaa nin ee solamadow maxaa looyidhi waa reer buuhoodle? Its already assumed in buuhoodle ay solamadow leedahay miyaa
? Anigu waxaan u haystay inay ama rer todheer ama reer qorilugud yihiine bal wasiirka internetka iyo hawada mudane liqaaye warkan hasoo kala cadeeyo
.
1. Wasiir-ku-xigeenka W/arrimaha gudaha Cismaan Garaad Soofe.
2. Taliyaha Ciidanka Asluubta Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) (Dhulbahante)
3. Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Ibraahin Caydiid Dhabdhable (Dhulbahante)
4. Recruitment (Xubin ka tirsan hay;adda Cabdirashiid Ducaale Qambi (Dhulbahante)
5. Agaasimaha Guud Wasaarada Maaliyada Jaamac Axmed Maxamed "Jaamac oday" (Solamadow Habar-jeclo)
6. Gudoomiyaha Gudiga Ilaalinta Tayada (Quality Control Commission) Siciid Saleebaan Mire (solamadow Habar Jeclo)"
Labadaa nin ee solamadow maxaa looyidhi waa reer buuhoodle? Its already assumed in buuhoodle ay solamadow leedahay miyaa
- AbuDujanah
- SomaliNetizen

- Posts: 351
- Joined: Mon Aug 30, 2010 9:19 am
Re: Regions they hail from Silaanyo's Administration
Can somebody please provide the link.
Liqaaye can you provide the link where you actually got this information?

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 338 Views
-
Last post by cheifaqilbari
-
- 60 Replies
- 3474 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 159 Replies
- 8818 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 14 Replies
- 1941 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 16 Replies
- 1693 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 3 Replies
- 612 Views
-
Last post by sains_bury
-
- 9 Replies
- 871 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 0 Replies
- 463 Views
-
Last post by LyfeNTimes
-
- 0 Replies
- 492 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 2 Replies
- 593 Views
-
Last post by Shirib