Feysal Cali Waraabe lashes out on Sh Shariff again

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Feysal Cali Waraabe lashes out on Sh Shariff again

Post by grandpakhalif »

Feysal Cali Waraabe “Waar Shariif iyo AMISOM ka daaya Muqdisho qaska iyo Siyaasad xumada”. :lol: :lol:

Mid kamida siyaasiyiinta Maamulka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay dagaalada ka socda magaalada Muqdisho iyo dalabka uu madaxweyne shariif dalbaday Ciidamo shisheeye oo dheeri ah.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe oo lahadlay qaar katirsan warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa ku digtay dowlada KMG ah iyo AMISOM oo uu sheegay in ay ku fashilmeen Muhiimadii Muqdisho loo geeyay.

“waan ka xunahay dhibaatada weli ka taagan Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho dhibaatadaas waxaa mas’uul ka ah shariif Sheekh Axmed iyo Ciidanka Afrikaanka ah ee shacabka laaya”ayuu yiri Feysal Cali Waraabe.

Feysal Cali Waraabe wuxuu si gaar ah u eedeeyay madaxweyne shariif oo uu sheegay in uu Khiyaameeyay shacabka “waar Ninka shariifka ah waa khaa’in shacabdii Xabashi African ah ku dhameeyay, inmise ayay ciidanka shariif ilaaliya ku dilaan suuqyada Muqdisho waxaan ku baaqayaa in Maxkamad lasoo taago xukuumadda shariif Hogaamiyo:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: ayuu hadalkiisa sii raaciyay Feysal.

Siyaasigan kasoo jeedo Maamulka Somaliland ayaa Shacabka Muqdisho ugu baaqay in ay aayahooda ka tashtaan islamarkaana aysan marnaba aqbalin Dowlad dal shisheeye lagusoo dhisay.

Wuxuu sheegay in dhibkii Koonfurta kajiray uu isugusoo biya shubtay magaalada Muqdisho islamarkaana ay gobalada kale ee Koonfurta ay yihiin kuwa Nabad ah, eedayntan ka timid Feysal Cali waraabe ayaa imaanaysa xilli Dowladda KMG ah ay Beesha caalamka u qayla dhaansatay kadib markii ay Mucaaradku Villa Somaliya kulaaleen xaalkuna uu xumaaday.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Feysal Cali Waraabe lashes out on Sh Shariff again

Post by KyrieJama »

This guy is crazy and takes prozac he is telling the truth though, when he was in Finland and he told his doctor he was running for president back home the doctor told him the poeple voting for you are crazier than you lol. Dadka walaan been ma sheegan :up:
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Feysal Cali Waraabe lashes out on Sh Shariff again

Post by HooBariiska »

runtii buu sheegay dee, all he is sayin is dowladu should look after shacabka, dowladu waa inay si cadaalad ah wadanka ku maamusho
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Feysal Cali Waraabe lashes out on Sh Shariff again

Post by HooBariiska »

culimada hadaan laga danbayn, lala dagalaayo
dariiqi muslimkay hayaan, inaga dahnaye
ayaga daliilkiyo sharciga daacaldo qoroye
ayaga wixii kaa dadnaa, daacad kuu bariya
ayaga daacad kuu ahoo, dunyo kaa rabine
ayaga tafsiirkiyo digriga, kala danbaysiine
Tabtii uu kusoo degay, kugu daw-dabine

ayaga dadkii oo israba, didanahayn qaare
ayaga badh daadihin, intay kala dilaalane
ayaga danay-nayn qabiil, oo ka daahire'
dabkiyo kuwii damin lahaa, dirirka weeyane
oo waa dowlad aan yeelahayn, diinta reer yurube
waxaydan dareemahayn ayay, daaqad ka arkaane
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Feysal Cali Waraabe lashes out on Sh Shariff again

Post by grandpakhalif »

hangoolka Faisal

Image




Image :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Feysal Cali Waraabe lashes out on Sh Shariff again

Post by Siciid85 »

grandpakhalif, those pictures are outdated when will you stop copying threads from somaliaonline. :idea:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Feysal Cali Waraabe lashes out on Sh Shariff again

Post by Siciid85 »

Regarding the topic:

Those comments are as sober as they come! Sh. shariif and his govt have failed in many fronts including military, governance and have sat the bar for lack of foresightedness, corruption. They have failed the people of Muqdisho, and Southern Somalia in general. He also failed to set a clear mandate for his government three years running. He is still as clueless as the day he walked in right through Villa Somalia gates. I had hoped succeeded. :|

Next TFG President who will it be
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Feysal Cali Waraabe lashes out on Sh Shariff again

Post by ToughGong »

“Shariif iyo AMISOM ka daaya Muqdisho qaska iyo Siyaasad xumada”. :lol: :lol:
:lol:

Waa runtii dee
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Feysal Cali Waraabe lashes out on Sh Shariff again

Post by paidmonk »

He speaks some true words. Its too bad he's not Hawiye or Darood, if he was then he'd get a chance at power in villa Somalia.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Feysal Cali Waraabe lashes out on Sh Shariff again

Post by Cali_Gaab »

Paidmonk, we do not compete for failed positions located in villa somalia. Heck, the only time you leave the god forsaken place is when you're flying out the damn country. It's typical of your kind to still manage and find a way to glorify such a meaningless position. It's like filling a glass cup with water while it's upside down.

'Power' and 'villa somalia', the irony.
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Feysal Cali Waraabe lashes out on Sh Shariff again

Post by paidmonk »

That fake position is recognized though. :?
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Feysal Cali Waraabe lashes out on Sh Shariff again

Post by Cali_Gaab »

What goed does this 'recognized' entity do to the people it can't protect?
This probably must be the only position in the political world that only offers living in 'exile' in the end.

Yes, this position is indeed one to brag about. The wonderfull world of paidmonk :|
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”