Page 1 of 1
Cali-gaab
Posted: Thu Sep 16, 2010 7:09 pm
by Goljano Lion
nigaa you like inaad fidhiqooyinka la sheekaysato horta, way kugu baxdaa soomaha?
Re: Cali-gaab
Posted: Thu Sep 16, 2010 7:58 pm
by Cali_Gaab
Re: Cali-gaab
Posted: Thu Sep 16, 2010 8:05 pm
by Goljano Lion
imisaa kugu tagay caawa, war ninyow sanadkii baan maalin qayilaa dabeed sadexda cishee ku xigtana waan cadhaysanahay
Re: Cali-gaab
Posted: Thu Sep 16, 2010 8:12 pm
by Cali_Gaab
Qaadka waan iska yareeyey walahi, Jimcihii hore ayaan todobo mijin cunay. Xalay na sadex qudha.

Re: Cali-gaab
Posted: Thu Sep 16, 2010 8:18 pm
by Goljano Lion
Cali_Gaab wrote:Qaadka waan iska yareeyey walahi, Jimcihii hore ayaan todobo mijin cunay. Xalay na sadex qudha.


kulahaa todobaan cunay that is a luxury dude, halkan xabad baarixiyaa oo soo kubatay ban ciidii cunay and it cost me 65 dollars,