iidaamada SSC ayaa maanta si rasmiya ula wareegey xarunta Qaybta Booliska Buuhoodle oo ay horay gacanta ugu hayn jirtey Puntland kadib markii isfahan weyni dhex marey Sarakiisha Ciidanka iyo Hogaanka SSC,walow ay jiraan xubno arinkaas ka soo horjeeda oo wali u xaglinaya dhanka Puntland.
Ciidamada SSC ayaa haatan gacanta si rasiya ugu haya iyadoo aysan jirin wax khasaare ah oo arinkaas ka dhashey,waxaana jira koox yar oo xabado aan badnayn ku ridey Ciidanka SSC markii ay xarunta Qaybta la wareegayeen.
Horufadhi.com
Xamse xasan geelle
Buuhoodle soomaliya
