Page 1 of 2

New islamist group arrises in Somalia

Posted: Mon Sep 27, 2010 12:07 pm
by grandpakhalif
Koox cusub aya ka soo baxay magaalada Luuq oo ka yeelo gobolka Gedo, waxa la yiraahdo "Jamaac-ul-Mujahideen Somalia" arrintan aay kooxi ku sameeyan inay qabsadeen Jubbada Dhexe, Gedo iyo J/Hoose. Sheikh oo la yiraahdo Maxamd Siciid "Sanyare" oo sheegay in ay khaawrijta la wareegi doonan iyo inay wadankaa dhan qabsadan. Afhayeenka Jamac-ul Mujahideen Somalia dhanka Dagalada Guleed Axmed ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen fariisimo ay horey u joogeen ciidamada Al shabab Soomaaliya sida fariisin ku taalay Luuq. Waxaana haatan dagaal culus uu ka socdaa Luuq oo ay soo fuuleen Ciidamada Shabab oo dhag la qabta laheen kuwaasi oo ku sii jeeda dhanka Jamaac-ul Mujahideen Somalia. Afhayeenka "Jamaac-al Mujahideen Somalia aya si kala uu sheegay “Allaah ayaa mahad iskaleh, Ciidamada Mujaahidiintu sidaad ogtihiin maalmahan dambe waxay sii dar dar geliyeen qazwadii ay ku dabar goynayeen Khaawrijta dalka kusoo duushay ee saliibiyiinta ah, Waxaana taasi daliil u ah in dagaalladii shalay iyo xalay ka dhacay difaacyada ay isku hor fadhiyaan Mujaahidiinta iyo Salihiinta ay mujaahidiinta iyaga oo Allah kaashanaya ay la wareegeen meelo hor leh” Ayuu yiri Sheikh Guuled Axmed.

Wararka Yucubka

Re: New islamist group arrises in Somalia

Posted: Mon Sep 27, 2010 12:09 pm
by garoweboy
:lol: :lol:

Re: New islamist group arrises in Somalia

Posted: Mon Sep 27, 2010 12:14 pm
by greenday
"Jamaac-ul-Mujahideen Somalia" they need to come up with a better name or else they will be stuck at the starting point.

Re: New islamist group arrises in Somalia

Posted: Mon Sep 27, 2010 12:14 pm
by grandpakhalif
I support these mujahids 8-)

Re: New islamist group arrises in Somalia

Posted: Mon Sep 27, 2010 12:16 pm
by AhlulbaytSoldier
Everytime i hear there is new group wallaahi waan naxaa.
I lost the count. How many groups do we have now?

Re: New islamist group arrises in Somalia

Posted: Mon Sep 27, 2010 12:18 pm
by qoraxeey
grandpakhalif wrote:I support these mujahids 8-)

:|

Re: New islamist group arrises in Somalia

Posted: Mon Sep 27, 2010 12:18 pm
by garoweboy
ahlu sunnah
alshabab
hisbul islam
Abu-Muhsin brigade alshabab
muasker anole alshabab
raskamboni alshabab

and this guys

Re: New islamist group arrises in Somalia

Posted: Mon Sep 27, 2010 12:19 pm
by Shirib
What is this an internet group :lol:

Re: New islamist group arrises in Somalia

Posted: Mon Sep 27, 2010 12:26 pm
by grandpakhalif
Koox cusub oo Islaami ah oo la magac baxdey Jamaac-ul- Mujahideen dugsiga tababarka Luuq ayaa waxay sheegteen masuuliyada weeraradii xaley lagu weeraray ciidamada Al shabab ee ku sugan magaalada Luuq.

Afhayeen Kooxdan la magac baxdey Jamaac-ul- Mujahideen ayaa wuxuu u sheegay warbaahinta magaalada Luuq inay ka amar qaataan oo ay daacad u yihiin wadaadka lagu magacaabo Guuled Axmed kaasi oo fariisin ku leh qaybo ka mid ah Gobolka Gedo gaar ahaan Koonfurta Sare.

Laakiin afhayeen u hadley midowga Maxkamadaha Islaamiga ayaa wuxuu si adag u beeniyey warka ka soo yeeray kooxdan Islaamiga ah ee cusub ee sheegatey weeraradaasi, waxaana Sheekh Maxamad Jamaac oo ah madaxa hawlgalada kooxaha Jamaac-ul- Mujahideen uu sheegay in ay kooxdoodu ka dambeysey weerarkaasi, waxaana uu sheegay in kooxdaasi ay ka mid tahay Jamaac-ul- Mujahideen ah oo aanay ogeyn xiliga ay ka baxeen.

Sheekh Maxamed Siicid (Sanyare) oo sheegay in uu u hadlayo kooxdaasi taageersan Sheikh Maxamad Xirsi wuxuu sheegay in duqeyntaasi ay geysteen kooxdooda ayna masuul ka yihiin duqeyntaasi lagu weeraray ciidmada Al shabab, waxaana ninkaasi uu sheegay in ku soo biireen kooxaha ka dagaalamay magaaalda Luuq.

Dhinaca kale Sheekh Maxamad Xiirsi ayaa sheegay in kooxdaasi la baxdey Al shabab ay ka tirsan yihiin kooxda Khaawrijta isagoo sheegay in ay bixiyeen rasaasta, saadka iyo qalabka ay ku dagaal galeen kooxdaasi taageersan Sheekh Maxamad Xiirsi waxaana uu sheegay in uu la yaabay markii uu maqley in kooxdaasi ay kaligeed gooni u sheegatey weeraradasi.

Maxamed Xiirsi iyo Sheekh Maxamad Siicid (Sanyare)ayaa wareysi kala duwan oo ay siiyeen idaacada Horn Afrik ee magaalada Muqdisho ayaa waxay muujiyeen sida ay ugu kala duwan yihiin masuuliyada weeraradii xaley ka dhacay Muqdisho cidii gaysatey.


Wararka SBC

Re: New islamist group arrises in Somalia

Posted: Mon Sep 27, 2010 12:39 pm
by ToughGong
greenday wrote:"Jamaac-ul-Mujahideen Somalia" they need to come up with a better name or else they will be stuck at the starting point.
:lol: :lol: :lol:

Re: New islamist group arrises in Somalia

Posted: Mon Sep 27, 2010 2:51 pm
by Jamac_Yare
waar bastariinta why they using my name :evil: :evil:

Re: New islamist group arrises in Somalia

Posted: Mon Sep 27, 2010 3:07 pm
by grandpakhalif
Idiots this is fabricated but I will start it soon to combat al khawariij :mrgreen:

Re: New islamist group arrises in Somalia

Posted: Mon Sep 27, 2010 3:09 pm
by shitguy
Jamac_Yare wrote:waar bastariinta why they using my name :evil: :evil:
:lol: :lol: :lol:

Re: New islamist group arrises in Somalia

Posted: Mon Sep 27, 2010 3:09 pm
by AsadSL
Ma wax lagu farxoo ba?

Re: New islamist group arrises in Somalia

Posted: Mon Sep 27, 2010 4:42 pm
by Voltage
Are they the Al Itihad because Al Itihad have been at odds with Shabaab ever since the Saudis sent the former leader of Al Itihad Mohammed Haji Yusuf and he went back to Saudi Arabia saying these people are phenomenon never seen before.