Laba Hablood oo Loo Malaynayo Inay Soomaali Yihiin oo Isku Dillay Magaalada London Kadib Markii Ay Iskood u Cabeen SUN Kiimiko Ah & Booliska oo Arintaa Baadhaya
LONDON(OODWEYNENEWS)- Booliska magaalada London ayaa Badhitaan ku wada laba dumara oo loo malaynayo inay soomaali Yihiin oo isku dilay Magaaladaa kadib markii ay SUN kiimiko ah cabeen, Booliska ayaa sheegay in Dumarkaasi ay iyagu Naftooda dileen oo ay Suntaa cabeen,
Dumarkan ayaa Meydkooda laga helay guri fooq ah oo ku yaala Koonfur galbeed ee magaalada London, Booliska ayaa sheegay in Dadka Jiiraanka ah ay soo gaadhsiiyeen warka ah in qof dumara oo gurigaa degenayd ay is dishay iyadoo boolisku markii ay halkaa gaadheen ay ka heleen gurigaa oo ka koobnaa sadex dabaq meydkii labadaa dumara oo degenaa dabaqa labaad ee gurigaa,
Labadaa dumara oo da,doodu ahayd 20 jiro ayaa Boolisku ku sheegay baadhitaanadii ugu horeeyey inay soo iibsadeen Kiimiko Sun ah isla markaana ay Cabeen labadaa hablood ee Soomaaliyeed halkaana ay ku dhinteen, Dadka Jiiraanka ah ayaa u sheegay Booliska in labadaa Hablood mid kamida ay gurigaa kireysatay mudo shan bilood ka hor ah gabadhaa oo jirtay ilaa 20 jir sida ay Boolisku sheegeen,
Booliska London ayaa sheegay in Dad gabadhaa guriga lahayd aad u yaqaanay ay u sheegeen in gabadhaasi ay had iyo jeer ka sheekeyn jirtay isla markaana ay aaminsanayd in nafta la iska jaro ama la is dillo.
Suzanne Viggers oo gabadhaa ay daris ahaayeen oo Booliska u waramaysay ayaa sheegay in gabadhaasi ay gurigeeda kasoo buuxisay waxyaabo SUN ah oo Kiimiko ka sameynsan isla markaana ay gurigeeda mar walba daaqadaha xidhi jirtay iyadoo ka ilaalinaysa Cad ceeda wax yaabahaa kiimikada ah oo aan loo ogolayn qoraxda iyo kulaylkaba, Suzanne Viggers ayaa Booliska u sheegtay inay Hablahaasi Soomaali ahaayeen,
Booliska ayaa Gurigaa oo Sadex Dabaq ah dhamaantii Faaruqiyay isla markaana ku wada baadhitaan. Boolisku ilaa iminka may sheegin Sababta ay labadaa habloos isu dileen ee ay SUN ta u cabeen isla markaana Cid loo qabtay oo lagu tuhmayna ma jirto,
Barkhad Cabdillaahi Maxamed
Barkhad5@hotmail.com
Oodweynenews.com
Laba Hablood oo Soomaali ah oo isku dilay London
Moderator: Moderators
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Laba Hablood oo Soomaali ah oo isku dilay London
This is what happens when Young xaliimoos run away from Home
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Laba Hablood oo Soomaali ah oo isku dilay London
The Sun is saying one of them is a white woman though
http://www.thesun.co.uk/sol/homepage/ne ... -pact.html
http://www.thesun.co.uk/sol/homepage/ne ... -pact.html
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Laba Hablood oo Soomaali ah oo isku dilay London
Yea, either way seemeyer, when a young somali girl doesnt live at home with her family, its right to assume that they're always up to no good, they're either dhilooyin or run aways, how the hell can u buy a poisonous chemical and drink it knowing it will kill you
if you're gonna kill yourself at least do it in a normal manner 
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Laba Hablood oo Soomaali ah oo isku dilay London
^
True dat,even though with this paticuler story I don't believe the woman is Somali
Watch in a few days you'll see she's eithe rHabashi or Eriterean
True dat,even though with this paticuler story I don't believe the woman is Somali
Watch in a few days you'll see she's eithe rHabashi or Eriterean
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Laba Hablood oo Soomaali ah oo isku dilay London
where in london?
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Laba Hablood oo Soomaali ah oo isku dilay London
Goljano Lion wrote:where in london?
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Laba Hablood oo Soomaali ah oo isku dilay London
It happened in Putney, SW- London.. Sidaa ugu ma badna somalidu PutneyGoljano Lion wrote:where in london?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 465 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 17 Replies
- 1488 Views
-
Last post by DaahirMursal
-
- 5 Replies
- 52 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 9 Replies
- 793 Views
-
Last post by BlackVelvet
-
- 2 Replies
- 590 Views
-
Last post by samatar133
-
- 0 Replies
- 318 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 1 Replies
- 463 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 23 Replies
- 1370 Views
-
Last post by Raaxeeye!