Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado Cali

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado Cali

Post by LiQaaye_TDH »

Mudane Aw Daahir Xaaji Xasan, oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Guurtida, ayaa la sheegay in la qorshaynayo sidii xubinimada looga xayuubin lahaa, ka dib markii lagu eedeeyay inuu taageero dhaqaale u ururiyay maleeshiyo beeleedka SSC.



Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay Golaha Guurtida Somaliland, waxase ay warar xogogaal ahi Geeska Afrika u sheegeen in guddiga joogtada ah ee Golaha Guurtidu ay diyaarisay sidii mudanahaas oo Golaha ugu jira xubin sharaf ahaan xilka looga xayuubin lahaa, ka dib markii ay heleen warar xaqiijinaya in xildhibaankani ka qayb galay kulamo ka dhacay Lascanod oo dhaqaale loogu ururinayo maleeshiyadaas oo dhawr goor weeraro gaadmo ah ku soo qaaday ciidamada bariga degen ee Somaliland. Waxaana la filayaa in fadhiga u horeeyay ee golaha guurtida la soo hordhigo mawduuca Aw Daahir iyo eedaymaha loo jeedinayo, markaas oo ay mudanayaasha golaha Guurtidu u codayn doonaan in xilka laga qaado iyo in kale. Xildhibaan Aw Daahir oo aanu isku daynay inaanu arrintan wax ka weydiino ayaanay noo suurtogelin, waxase la sheegay in sida ugu dhaqsaha badan mawdiiciisa golaha loo horgayn doono, waxaanu sidoo kale masuulkani aabo u yahay Maayarka magaalada Lascanod.

Maleeshiyaadka SSC, ayaa weeraro hagar daamo ah oo ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ka fuliya bariga Somaliland, gaar ahaan jiidda u dhaxaysa Buhodle iyo Lascanod, waxaanay shuruud ku xidheen baaq wada hadal ah oo uu Madaxweynaha Somaliland ugu baaqay, iyagoo xusay in ciidamada Somaliland wada hadalka ka hor ka baxaan gobalada Sool iyo Buhodle, waxaana jira warar soo baxaya oo sheegaya in Madaxweynuhu dib ugu noqday siyaasadii uu doonayay inuu kula macaamilo jabhadaas, oo maalmo ka hor weerar gaadmo ah ka fulisay kaantaroolka bari ee degmada Oog, halkaas oo ay dhimasho iyo dhaawac ugu gaysteen askar gaadh haysay.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Post by Executive »

Sado is a hooyo somaliyeed, maad ka xishootin. You guys always bitch after women just like you guys do in this forum. Either face the men or shut the fuk up.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Post by LiQaaye_TDH »

Executive wrote:Sado is a hooyo somaliyeed, maad ka xishootin. You guys always bitch after women just like you guys do in this forum. Either face the men or shut the fuk up.
Executive... SSC is a Terrorist group, and we are not gonna allow them to run around in our peace full somaliland, The Capture of Buuhoodle is coming soon, we are just counting the Days :mrgreen:
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Post by JeyR »

OH MAN.. WALAAHAY I FEEL SORRY FOR THE IIDOOR PEOPLE.. WAR GABADH SOMALIYEED MAXAA MEESHA KEENAY???? RAG BAA IDIN LAAYEY OO CIIDAMADIINII QAAR KA MIDA KAXAYSATAY, OO WALIBA KII DHAAWACA AHAA ISKA SII DAAYEY IYAGOO AAN DILIN, BAL MAXAA SAADO CALI MEESHA KEENAY?? ANAGU GABDHAHA SOOMAALIYEED SHARAF BAY MUDAN YIHIIN, GOLAYAASHANA KUMA SOO DHEX QAADNO EE ISKU XISHOODHA OO RAG BAA IDIN LAAYEE, DEE SIDA RAGA U HADLA..

TA KALE WAA ARIN FIICAN IN KUWII IDIN HOR BOODI JIRAY EE LAAS CAANOOD GACANTA IDIIN GALIYEY INAAD SHAQADA KA CAYDHISAAN ANGAA RABNA, WAAYO WAANU OGAYN AWALBA DAN BAAD KU GAADHAYSEEN KUWAAS, DHULBAHANTE DHEXDIISANA SHARAF KUMA LEH.. WAA GOOD NEWS, I HOPE INAAD WADA CAYDHISAAN..

ARINTA BUUHOODLE, DEE ILAA LABO SANO WAXAAN HALAKAN KA MAQLAYEY BUUHOODLE WAANU QABANAYNAA, DEE RAG WAA IS YAQAANE HADII AAD AWOOD LEEDIHIIN BUUHOODLE MAXAABIISTII CIIDAMADIINA BAA LAGU HAYAAYE HADII AAD AWOOD LEEDAHAY KA SOO DHACSO, WALIBA WAXAA JOOGA KUWII ASKARTAADA HABEEN HORE SOO LAAYEY EE BAL ISKU DAY INAAD AADO BUUHOODLE... HADII KALE FAANKA ISKA DAAYA, IIDOOROW WAYNU IS NAQAANAAYE, LAAS CAANOOD DHULBAHANTE KU TAAGEERSAN BAAD KU JOOGTAA, ADNA WAAD OGTAHAY ANA WAAN OGAHAY MARKAA HAYSKA DHIGIN INAAD LAS CAANOOD AWOOD KU HAYSATO. KUWA LAAS CAANOOD AAD KU JOOGTAANA DHOWAAN BAY KA MID NOQON DOONAAN DADKOODA.. VIVA SSC....
User avatar
The Magnificent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2463
Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Post by The Magnificent »

WALAHI, I THINK SII BAAKHTIKA (IIDOOR) CAN CAPTURE BUUHOODLE WITHIN HOURS.

BEFORE THE CREATION OF SOMALILAND, BACK IN THE 1980'S, THE SII BAAKHTI TOOK OVER HAYEYARE IYO HAYEWAYNE....AND THEY ARE VERY CLOSE TO BUUHOODLE.

YESTERDAY, 3 YEARS AGO...DHULBAHANTE WAS SAYING, I DARE YOU ISXAAQOW, TO TAKE OVER LAASCAANOOD, AND THEY DID. TODAY, THEY'RE SAYING I DARE YOU TO TAKE OVER BUUHOODLE, AND I GUARANTEE YOU THEY WILL, IF DHULBAHANTE DOESN'T UNITE. LOOOOOOOOOL

HORTA, WHO IS STRONGER? MA HABAR JECLO MISA DHULBAHANTE? I KNOW HABAR JECLO DOESN'T FIGHT BY ITSELF, THEY CALL ALL OF THE OTHER SUBCLANS OF THE SII BAAKHTIKA SIITA HABAR YONIS, HABAR JECLO IYO THE REST OF THE SII BAAKHTI CREW. :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Post by LiQaaye_TDH »

The Magnificent wrote:WALAHI, I THINK SII BAAKHTIKA (IIDOOR) CAN CAPTURE BUUHOODLE WITHIN HOURS.

BEFORE THE CREATION OF SOMALILAND, BACK IN THE 1980'S, THE SII BAAKHTI TOOK OVER HAYEYARE IYO HAYEWAYNE....AND THEY ARE VERY CLOSE TO BUUHOODLE.

YESTERDAY, 3 YEARS AGO...DHULBAHANTE WAS SAYING, I DARE YOU ISXAAQOW, TO TAKE OVER LAASCAANOOD, AND THEY DID. TODAY, THEY'RE SAYING I DARE YOU TO TAKE OVER BUUHOODLE, AND I GUARANTEE YOU THEY WILL, IF DHULBAHANTE DOESN'T UNITE. LOOOOOOOOOL

HORTA, WHO IS STRONGER? MA HABAR JECLO MISA DHULBAHANTE? I KNOW HABAR JECLO DOESN'T FIGHT BY ITSELF, THEY CALL ALL OF THE OTHER SUBCLANS OF THE SII BAAKHTIKA SIITA HABAR YONIS, HABAR JECLO IYO THE REST OF THE SII BAAKHTI CREW. :lol: :lol: :lol: :lol:


:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Post by hargaysaay »

JeyR wrote:OH MAN.. WALAAHAY I FEEL SORRY FOR THE IIDOOR PEOPLE.. WAR GABADH SOMALIYEED MAXAA MEESHA KEENAY???? RAG BAA IDIN LAAYEY OO CIIDAMADIINII QAAR KA MIDA KAXAYSATAY, OO WALIBA KII DHAAWACA AHAA ISKA SII DAAYEY IYAGOO AAN DILIN, BAL MAXAA SAADO CALI MEESHA KEENAY?? ANAGU GABDHAHA SOOMAALIYEED SHARAF BAY MUDAN YIHIIN, GOLAYAASHANA KUMA SOO DHEX QAADNO EE ISKU XISHOODHA OO RAG BAA IDIN LAAYEE, DEE SIDA RAGA U HADLA..

TA KALE WAA ARIN FIICAN IN KUWII IDIN HOR BOODI JIRAY EE LAAS CAANOOD GACANTA IDIIN GALIYEY INAAD SHAQADA KA CAYDHISAAN ANGAA RABNA, WAAYO WAANU OGAYN AWALBA DAN BAAD KU GAADHAYSEEN KUWAAS, DHULBAHANTE DHEXDIISANA SHARAF KUMA LEH.. WAA GOOD NEWS, I HOPE INAAD WADA CAYDHISAAN..

ARINTA BUUHOODLE, DEE ILAA LABO SANO WAXAAN HALAKAN KA MAQLAYEY BUUHOODLE WAANU QABANAYNAA, DEE RAG WAA IS YAQAANE HADII AAD AWOOD LEEDIHIIN BUUHOODLE MAXAABIISTII CIIDAMADIINA BAA LAGU HAYAAYE HADII AAD AWOOD LEEDAHAY KA SOO DHACSO, WALIBA WAXAA JOOGA KUWII ASKARTAADA HABEEN HORE SOO LAAYEY EE BAL ISKU DAY INAAD AADO BUUHOODLE... HADII KALE FAANKA ISKA DAAYA, IIDOOROW WAYNU IS NAQAANAAYE, LAAS CAANOOD DHULBAHANTE KU TAAGEERSAN BAAD KU JOOGTAA, ADNA WAAD OGTAHAY ANA WAAN OGAHAY MARKAA HAYSKA DHIGIN INAAD LAS CAANOOD AWOOD KU HAYSATO. KUWA LAAS CAANOOD AAD KU JOOGTAANA DHOWAAN BAY KA MID NOQON DOONAAN DADKOODA.. VIVA SSC....
haaye sxb aynu kaftanee in nin qayrkaa ahi uu ilaa hargeysa intuukayimaado lascand qabsado ama dadka degankuha caawiyan ama yaanay caawin sowimpressive maaha
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Post by Executive »

^ horta isaaq hada tihiin runta ma isku sheegtin? kuwi las anod qabsade wa askarti shalaay puntland aah oo waligood las anod jogaay. Waxa ka mid aah ciidamada xaabsade iyo Cali Sandule. Wa ki wasiir ka dhigateen

iminka nimaan dhulbahante oo joogo hargeisa soo caanshuurta reer hargeisa ma la siiyo???
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Post by Cali_Gaab »

Executive wrote:Sado is a hooyo somaliyeed, maad ka xishootin. You guys always bitch after women just like you guys do in this forum. Either face the men or shut the fuk up.
:lol: :lol: :lol: , war islaantani noolasha ka dhacday waa 'hooyo qurjile', waxaad rabtid inaad inaga dhaadhicisid bal eeg, sheekadaasi waxa weeye sheekooyinka qurjilaha xaafada lagu soo koriyo :lol:

How on earth somebody who is rooting for an 'administration' for her subclan, 'military', 'flag' and territory can be called 'hooyo soomaaliyeed' is absurd man :lol: The same clown that's inciting violence and hatred from her comfortable home in the States is the same old fart that can't even visit her own 'degaan', the one she's rooting for. Instead she's touring Uganda and South Africa :lol: :lol: :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Post by hargaysaay »

Executive wrote:^ horta isaaq hada tihiin runta ma isku sheegtin? kuwi las anod qabsade wa askarti shalaay puntland aah oo waligood las anod jogaay. Waxa ka mid aah ciidamada xaabsade iyo Cali Sandule. Wa ki wasiir ka dhigateen

iminka nimaan dhulbahante oo joogo hargeisa soo caanshuurta reer hargeisa ma la siiyo???

haa nin walba o dhulbahante hargeysa jooga cashuur ta reer hargeysuu qataa sida nin walba oo isaaqa oo lascanood jooga cashuurta dhulbahante u qaato

ta labaad hadaad dhulbahante tihiin kala cadeysta ma somaliland baa tihiin haday sidaa tahayna isaaq somaliland nimoa ayuu lascanod ku jooga hadaydaan somaliland raacsanayn dee sxb aynu runta isku sheegno isaq xoog buu lascanood ku jooga, hada waa imisa waa laba sano
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Post by grandpakhalif »

Cali_Gaab wrote:
Executive wrote:Sado is a hooyo somaliyeed, maad ka xishootin. You guys always bitch after women just like you guys do in this forum. Either face the men or shut the fuk up.
:lol: :lol: :lol: , war islaantani noolasha ka dhacday waa 'hooyo qurjile', waxaad rabtid inaad inaga dhaadhicisid bal eeg, sheekadaasi waxa weeye sheekooyinka qurjilaha xaafada lagu soo koriyo :lol:

How on earth somebody who is rooting for an 'administration' for her subclan, 'military', 'flag' and territory can be called 'hooyo soomaaliyeed' is absurd man :lol: The same clown that's inciting violence and hatred from her comfortable home in the States is the same old fart that can't even visit her own 'degaan', the one she's rooting for. Instead she's touring Uganda and South Africa :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol:

She's definetely not hooyo to us ever since she made fun of Aabe Siyaad. :|
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Post by hargaysaay »

saado was somai heroen at that timeshe wason the right path :up:
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Post by Somalistan »

If it is true he should be impeached from golaha guurtiida. :up:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Post by KyrieJama »

LiQaaye_TDH wrote:
Executive wrote:Sado is a hooyo somaliyeed, maad ka xishootin. You guys always bitch after women just like you guys do in this forum. Either face the men or shut the fuk up.
Executive... SSC is a Terrorist group, and we are not gonna allow them to run around in our peace full somaliland, The Capture of Buuhoodle is coming soon, we are just counting the Days :mrgreen

Liqaaye SSC is on your mind 24/7 bro relax everthing will be ok we will spare the black adens don't worry. :lol:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Post by udun »

hargaysaay wrote:
haa nin walba o dhulbahante hargeysa jooga cashuur ta reer hargeysuu qataa sida nin walba oo isaaqa oo lascanood jooga cashuurta dhulbahante u qaato

ta labaad hadaad dhulbahante tihiin kala cadeysta ma somaliland baa tihiin haday sidaa tahayna isaaq somaliland nimoa ayuu lascanod ku jooga hadaydaan somaliland raacsanayn dee sxb aynu runta isku sheegno isaq xoog buu lascanood ku jooga, hada waa imisa waa laba sano
Hargaysaay, inaadeer waad mahadsan tahay. Ninkii Isaaq ee runta noo sheegaa waa na guubaabinayaa :lol: Mida kale runta in la sheego dhib maaha qofkana inay dhibto maaha. Ayaamahaan waa naga wadaane halkiinaas noogu goolaaftama - waxaadse oran jirteen berigii ciyaarihii gobolada ciyaari waa gelin danbe marka la idink laado markaa halkiisaan ka miisa anana inshallah waa idinku keeni. Kolay u malayn maayo inaad Laaska ku raagaysaan. Waxaad joogtaan waa intaanu dhowrka jiho u kala jeedno laakiin inshallah marka xal la keeno waa idinka baacsanaynaa markii iska sii golaaftama oo waxaad na tidhaahdaan markaanu idinla hadalnoba "Laascaanood baanu ka talinaa oo xoog baanu ku joogaa". Shaqo propogando ah oo fiican baad noo haysaan :up: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”