Page 1 of 1

TFG & Amisom captures base from al-shabab

Posted: Sun Oct 03, 2010 9:41 am
by AhlulbaytSoldier
Saraakiisha ciidamada Dowladda ayaa saxaafadda maanta geeyay goobihii shalay laga qabsaday maleeshiyadka Shabaab ee dagaalka ka wada Soomaaliya.

Goobaha saraakiishu ay saxaafadda geeyeen waxaa kamid ah Isbitalkii Xoogga, qeybo ka mid ah Warshada Caanaha iyo deegaano kale oo ka tirsan degmada Hodan kuwaasi oo shaly iyo xalay ay lawareegen ciidamadu.

Taliyaha guutada birmadka deg dega ah ee ciidamada booliska Soomaliyed G/dhexe Cismaan C/laahi Kaniif oo saxaafada ku soo wareejiyay deeganadaasi ayaa waxa uu sheegay in ay la wareegen kaddib markii ay soo bateen gumaadka kooxaha arxanka daran ay kuhayaan shacbiga Soomaliyed iyo shirqoollada laga soo maleegi jiray goobahaasi.

Sidoo kale goobahaasi waxaa ka muuqday raadad ay ku reeben dagaaladii ka dhacay waxaana lagu arkayay goobo dhufeysyo u ahaa kooxda Shabaab iyo maleeshiyada kale ee Xisbul Islaam iyo dhiig fara badan oo ay dhinac yaalan dhar ay ka carareen maleeshiyadasi, iyadoo sidoo kalena la arkayay guryo fara badan oo laga barakacay oo ay jabsadeen Shabaabku, iyagoo burburiyay qaar kamid ah dhismayaashii dowladda ee ku yaalay gudaha cusbitalka iyo deeganada ka agdhow.

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: TFG & Amisom captures base from al-shabab

Posted: Sun Oct 03, 2010 3:07 pm
by Talo alle udaa
The base belonged to X/Islaam hadii runta laga hadlo. I guess saying "we captured it from Alshabaab" makes a better headline.

Re: TFG & Amisom captures base from al-shabab

Posted: Sun Oct 03, 2010 3:41 pm
by KeligiiJabhad
^^ Some people are very desperate to hear the defeat of Xoogga Dhallinta and that is why they bring everything into Al Shabaab. The reality on the ground is very different from what this misguided media of Caade-Qaateyaal has to report, however.