Garaad Jamaac Garaad Cali iyo dhammaan Golayaasha Hogaanka SSC ayaa waxaa ay si wada jir ah dhanbaal Hanbalyo ah u dirayaan Raysal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo uu Madaxweyne Shiikh Shariif galabta ku dhawaaqay Maxamed C/laahi Maxamed.
Garaadka iyo hogaanka uu ku sugan xarunta ku meel gaadhka ah ee Hogaanka Sool,Sanaag iyo Cayn oo ah Degamada Dharkayn-geenyo ee Gobolka Sool ayaa waxaa ay dhanbaalkooda ku xuseen in ay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan iyagoo ku hadlaya magaca shacabweynaha deegaamada Sool Sanaag & cayn Raysal wasaaraha cusub Maxamed C/laahi Maxamed.
Dhanbaalkan oo Hanbalyo iyo dardaaran iskugu jirey ayaa sidoo kale lagu sheegey in ay aad ugu niyad san yihiin ugu farxeen markii uu soo gaadhey warka la xidhiidha magacaabida Raysal wasaare Maxamed C/laahi Farmaanjo.
Garaadka iyo Hogaanka SSC ayaa waxaa ay dhanbaalkooda kula dardaarmeen raysal wasaaraha inuu dulqaad iyo samir badan u yeesho dhibka iyo masuuliyad culus ee loo Igmadey, islamarkaana uu guntiga dhiisha iskaga dhigo siduu shacabka soomaaliyeed uga yarayn lahaa mudada uu xilka hayo dhibka iyo colaadaha gaamurey ee 20ka sano haystey.
Ugu danbayntiina waxaaa Ilaahay uga bareen Raysal wasaaraha in uu u fududeeyo xilka cusub oo loo magacaabey.
Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jamaac
Hogaamiyaha SSC Saleebaan Ciise Axmed
Hogaamiye ku xigeenka SSC Cali Axmed Xasan
Gudoomiyaha Golaha Khusuusiga C/risaaq Xasan Ismaaciil iyo dhammaan shacabweynaha Sool Sanaag iyo Cayn.
Waxaa dhanbaalkan warbaahinta soo gaadhsiiyey
Afhayeenka Hogaanka SSC Axmed Maxmed Xasan
(Axmed Gacmayare)
afhayeenkassc@yahoo.com
Dharkayn Geenyo, Soomaaliya
Hanbalyo ku socota Maxamed C/laahi Maxamed
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 917 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 11 Replies
- 759 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 286 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 4 Replies
- 507 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 13 Replies
- 1884 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 0 Replies
- 851 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 12 Replies
- 5675 Views
-
Last post by Yusuf Gardheere
-
- 4 Replies
- 564 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 5 Replies
- 964 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 25 Replies
- 5701 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH