Madaxwaynaha Somaliland Oo Magacaabay Afar Xil Oo Cusub.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Madaxwaynaha Somaliland Oo Magacaabay Afar Xil Oo Cusub.

Post by Mr_Alfaas »

Hargaysa(Ishanews):-Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Digreeto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Afar xil oo cusub oo kala ah:- Faysal Kaamil Ciise waxa uu u magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada jamhuuriyada somaliland,Dr Maxamed Rashiid Sheekh Xasan waxa uu u magacaabay la taliyaha madaxwaynaha ee xidhiidhka caalamiga ah iyo Aqoonsi raadinta somaliland,halka uu halka uu Maxamed C/laahi Cabsiiye u magacaabay la taliyaha madaxwaynaha ee Arimaha Goleyaasha baar lamaanka,halka uu md Xuseen C/laahi Jaamaca u magacaabay in uu ahaado guddoomiye ku xigeenka Guddida la dagaalanka musuq maasuqa iyo ilaalinta dawlada wanaaga.
.
Direetadaasi uu maanta soo saaray madaxwaynaha somaliland ee uu xilalkaasi cusub ku magacaabay oo uu helay xafiiska war-qabadlka ee Gabileynews waxa uu u dhignaa sidan:-
Digreeto Magacaabid:-
Madaxwaynaha Jamhuuriyada somaliland.
Markuu akhriyay : Qodobka 90-aad faqradiisa 3-aad ee dastuurka Qaranka somaliland.
Markuu Tixgeliyay: Ahmiyada ay la taliyeyaasha Qaranku u leeyihiin dhismaha qaranka.
Markuu arkay: in baahi wayn loo qabo buuxinta jagooyinkan.
markuu ka fiirsaday : kartida, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo.
markuu ku qancay: in ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay.
wuxuu go’aansaday:
in Faysal Kaamil Ciise laga bilaabo maanta uu ahaado taliyaha ciidanka ilaalada madaxtooyada jamhuuriyada somaliland.
in Dr Maxamed Rashiid Sheekh Xasan laga bilaabo maanta uu ahaado la taliyaha madaxwaynaha ee xidhiidhka caalamiga ah iyo Aqoonsi raadinta somaliland.
In Md Maxamed C/laahi Cabsiiye laga bilaabo maanta uu ahaado la taliyaha madaxwaynaha ee arimaha goleyaasha baarlamaanka.
In Xuseen C/laahi Jaamac laga bilaabo maanta uu ahaado guddoomiye ku xigeenka Guddida la dagaalanka musuq maasuqa iyo ilaalinta dawlada wanaaga.
ALLaa mahad leh
C/raxman Osman C/laahi (Isbatore)
IshaNews Media Group
Email. expensiveman_10@hotmail.com
Hargeysa,Somaliland

Dr Maxamed Rashiid Sheekh Xasan miyaanu aheyn ucid musharixi ee Madaxweynaha u sharaxna :o from Madaxweyne Ku xigeen to la taliyaha madaxwaynaha ee xidhiidhka caalamiga ah iyo Aqoonsi raadinta somaliland.
Silanyo sharaf dhac ayu wadaa :lol:

:down:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Madaxwaynaha Somaliland Oo Magacaabay Afar Xil Oo Cusub.

Post by hargaysaay »

xaajigu waa khafiifay :D
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Madaxwaynaha Somaliland Oo Magacaabay Afar Xil Oo Cusub.

Post by The_Emperior5 »

waadigan cadheysan eeh wax ayub ah ma ka weyday listka :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Madaxwaynaha Somaliland Oo Magacaabay Afar Xil Oo Cusub.

Post by The_Emperior5 »

in Dr Maxamed Rashiid Sheekh Xasan laga bilaabo maanta uu ahaado la taliyaha madaxwaynaha ee xidhiidhka caalamiga ah iyo Aqoonsi raadinta somaliland.
wa nin aqoon leh so what if he is became the advisor of siilaanyo,,,,
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Madaxwaynaha Somaliland Oo Magacaabay Afar Xil Oo Cusub.

Post by Mr_Alfaas »

The_Emperior5 wrote:waadigan cadheysan eeh wax ayub ah ma ka weyday listka :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:


war ma cadhaysni............ :lol:


aniga iyo siilaanyo 100ka cisho kadib ayaanu is hayna inta ka horeysa ha baashaalo odaygu subixi haku kalkalaho wasaaradaha aan ayubku fadhiisanin :lol: isaga daaliye
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Madaxwaynaha Somaliland Oo Magacaabay Afar Xil Oo Cusub.

Post by Dhaga Bacayl »

Faisal Kaamil Ciie waa JB. I went to school (sheikh Bashiir) with his brother. Waa reer wajaale.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”