Somalia national football team in 1980s game agains YEMEN,
Posted: Fri Oct 22, 2010 8:07 pm
Somalia national football team in 1980s game agains yemen. somalia won, somali national team wuxuu ahaa waqtigaas mid heer sare ah videogan waxaan ka yaabey ciyaartooyda somalia sida uu jirkooda u dhisan yahay waxaad moodaa NIGERIA NATIONAL TEAM oo ciyaaraya. videoga waxaa ku qoran 1970s sidaa maaha waa qalad..ciyaartan waa about 1985 adiga 1980s waaye.
waxaa ka dhex muuqda ciyaartooyga caanka ahaa IBRAAHIM SHAASH iyo muxiyadiin canbar khamiis,ee ahaa ciyaartooy AFRICA OO DHAN laga tixgelin jiray waqtigaas 1980s bilawgisiii

waxaa ka dhex muuqda ciyaartooyga caanka ahaa IBRAAHIM SHAASH iyo muxiyadiin canbar khamiis,ee ahaa ciyaartooy AFRICA OO DHAN laga tixgelin jiray waqtigaas 1980s bilawgisiii



