Page 1 of 1

Primeminsterka codka ha la siiyo

Posted: Mon Oct 25, 2010 4:31 am
by gobdoon
Maxa laysku haysta meesha TFG du Muqdisho in yar oo kamid ah batba gacanta ku haysaye,hadi madaxweynuhu uu doortay ninka uu rabo inuu jagada qabto shacabka somaliyeedna u riyaaqay wa in lasiya chaniskiisa,isla markana wa khalad in madaxweynuhu ku amar kutaagleeyo barlamanka ee wa in barl. hawshiisa u madax banan yahay uuna kasoareeyo madaxweynaha ee ma aha inuu siduu rabo kayeelo maxay tahay sheekadan MP ya isku sheega oo an la aqoon cid soo dooratay kalsoonida PM si qarsoodi ah ha ugu qadeen WAX LA QARIYO QUDHUN BA KU JIRA.