Page 1 of 1

Saudi Arabia accepts Puntland livestock

Posted: Wed Oct 27, 2010 3:48 pm
by Monk-of-Mogadishu
Dawladda Sacuudiga ayaa la sheegay in ay aqoonsantahay labo maxjar oo ku yaalla dalka Soomaaliya gaar ahaan Maxjarada magaalooyinka Bosaaso iyo Berbera oo ku kala yaalla degaanada Puntland iyo Somaliland.

Sarkaal ka tirsan Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Sacuudiga ayaa saxaafada u sheegay in Sacuudiga uu aqoonsaday labadaas maxjar kadib markii dhowaan ay booqdeen wefdi Carbeed oo isugu jiraa dhakhaatir iyo khuburo.

Cali Maxamed Axmed oo ah u qaybsanaha Safaarada Soomaaliya ee Sacuudiga ayaa sheegay in talaabadan ay horumar balaaran u tahay ganacsatada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa dhoofiya Xoolaha.

Dawladda Sacuudiga ayaa dhowaan waxaa ay xayiraad dhanka xoolaha ka qaaday dalka Soomaaliya,waxaana xilligaan dekaddaha magaalooyinka Bosaaso iyo Berbera ay kasocdaan dhoofka oo siweyn looga dareemay.

Horseed Media

Re: Saudi Arabia accepts Puntland livestock

Posted: Wed Oct 27, 2010 4:01 pm
by udun
Great news. Maasha-Allaah.

Re: Saudi Arabia accepts Puntland livestock

Posted: Thu Oct 28, 2010 4:17 am
by FBISOMALIA
it something no big wallahi but its good news

even with out it they still can sent their goats to arab countries

anyway good step from saudi ppl :up: