Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Post by LiQaaye_TDH »

Ascw waxan salamayaa dhaman bahweynta madaalayaasha ee suxufiyiinta rersomaliland intaas kadib waxan ku iftiiminlahaa fekerkeyga iyo sida iila muqata

Waxa jira warar kasoo baxaya dhinacaa madaxtooyada oo lagu doonayo ina laga qaado safiirka u fadhiya somaliland itopia safiirkaas oo ah safiir kasoo jeda besha ayuub . waana war cad in laga qaadayo . hadaba maxey tahey sababta loo cuskanaya waa in aanu khibrad buuxda u lahyn siyasada safiir nimo iyo qaar kale o la qarinayo oo lagu masuugayo beeshiisa aan misan weynba ku lahyn dhinackasta oo aan dhaqaale iyo fara toona lahyn

Hadaba beshayada ayuub way aragtaa masiibada meshak a taagan iyo sad bursiyada oo lagu helayo faro iyo hanti hadaba tolkey way arkaan in xaal halkaas marayee maxaa inla gudboon

Somaliada waxey ku mah mahdaa ama buur ahow ama buur ku tiirsanow mahmahdeydu way cadahey wanaxan uga jelaa besha cimraan waxey la midow dey habarjeclo sanbuur sidoo kale .

Hadaba besha yada waxan kula tilin lahaa iney la midoobaan beel kadibna ay isku mowqif qaatan waliba beshaas waxan jeclaan lahaa iney ahaato besha arab oo aynu isku degaan nahey waliba besha ayuub na waxan ka codsanaya iney nala soo dhiciyaan xaq badan oo naga maqan

Wana ayaan daro hadii curadkii rerka sidaa loo qadinayo dhinackasta

Ascw

Qalinkii samsam abdilahi ali
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Post by Mr_Alfaas »

hablaha anagu waxba kama qorno sxb ee idinku hadu macala hablihana ad wax ka qortaan wa nasiib xumo :lol: :lol:

baaqyadi kale ee saxaafada gilgiley mad la xishootay....aan kusoo qore yara sug wax badan bad ka tagte :mrgreen:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Post by LiQaaye_TDH »

Mr_Alfaas wrote:hablaha anagu waxba kama qorno sxb ee idinku hadu macala hablihana ad wax ka qortaan wa nasiib xumo :lol: :lol:

You make me laugh :lol: :lol: :lol: @Saxaafad Gilgilay
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Post by Dhaga Bacayl »

Calling ayuub kaneeco isn't funny. Bahasha meel aan laga billaabin baa jirta :down:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Post by Mr_Alfaas »

Dhaga Bacayl wrote:Calling ayuub kaneeco isn't funny. Bahasha meel aan laga billaabin baa jirta :down:
:lol: head leaderka yaroowe aya wax laga shegaya yar ila weyn ayey isa so kaxeysanayaan :lol: :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Post by Mr_Alfaas »

LiQaaye_TDH wrote:
Mr_Alfaas wrote:hablaha anagu waxba kama qorno sxb ee idinku hadu macala hablihana ad wax ka qortaan wa nasiib xumo :lol: :lol:

baaqyadi kale ee saxaafada gilgiley mad la xishootay....aan kusoo qore yara sug wax badan bad ka tagte :mrgreen:
You make me laugh :lol: :lol: :lol: @Saxaafad Gilgilay
ahmed langadhe horta maalmahan madaxtoyada kamuu soo bixine maxa talow u ka baqay :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Post by LiQaaye_TDH »

Madaxweynaha Qaranka Axmed Silaanyo Hawlo Qaran ayo wada Sxb :mrgreen:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Post by Goljano Lion »

LiQaaye_TDH wrote:Ascw waxan salamayaa dhaman bahweynta madaalayaasha ee suxufiyiinta rersomaliland intaas kadib waxan ku iftiiminlahaa fekerkeyga iyo sida iila muqata

Waxa jira warar kasoo baxaya dhinacaa madaxtooyada oo lagu doonayo ina laga qaado safiirka u fadhiya somaliland itopia safiirkaas oo ah safiir kasoo jeda besha ayuub . waana war cad in laga qaadayo . hadaba maxey tahey sababta loo cuskanaya waa in aanu khibrad buuxda u lahyn siyasada safiir nimo iyo qaar kale o la qarinayo oo lagu masuugayo beeshiisa aan misan weynba ku lahyn dhinackasta oo aan dhaqaale iyo fara toona lahyn

Hadaba beshayada ayuub way aragtaa masiibada meshak a taagan iyo sad bursiyada oo lagu helayo faro iyo hanti hadaba tolkey way arkaan in xaal halkaas marayee maxaa inla gudboon

Somaliada waxey ku mah mahdaa ama buur ahow ama buur ku tiirsanow mahmahdeydu way cadahey wanaxan uga jelaa besha cimraan waxey la midow dey habarjeclo sanbuur sidoo kale .

Hadaba besha yada waxan kula tilin lahaa iney la midoobaan beel kadibna ay isku mowqif qaatan waliba beshaas waxan jeclaan lahaa iney ahaato besha arab oo aynu isku degaan nahey waliba besha ayuub na waxan ka codsanaya iney nala soo dhiciyaan xaq badan oo naga maqan

Wana ayaan daro hadii curadkii rerka sidaa loo qadinayo dhinackasta

Ascw

Qalinkii samsam abdilahi ali
how dare you call Ayuubka Kaneeco , some times you behave like Lady-Nas who worships Abdilhai yusuf
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Post by Mr_Alfaas »

Goljano Lion
how dare you call Ayuubka Kaneeco , some times you behave like Lady-Nas who worships Abdilhai yusuf
inader hala yaabin kan xita wuu ka daranyahay Lady-Nas :lol: :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Post by LiQaaye_TDH »

Alfaas inder Dhiiga ha isko Furin :lol: :lol:

Hadda Inta Qaylinaysa waa...

Gabooye
Ayuub
Toljeclo

:down: :down:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Post by Mr_Alfaas »

LiQaaye_TDH wrote:Alfaas inder Dhiiga ha isko Furin :lol: :lol:

Hadda Inta Qaylinaysa waa...

Gabooye
Ayuub
Toljeclo

:down: :down:
rer borama xagad ku tuurtey :lol: :lol: iyagu xisaabta kuma jiraan miya :roll:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Post by The_Emperior5 »

Mr alfaas beesha gadabuursi iyago 8 sannadood bey mindida dahabka soo hayeeen marka that will ease their pain :lol:

Siilaanyo sii fiican bu u dhageysan jiray Marxuum cigaal , he always used to say habraha oo dhan qanci inta kale bikh :lol:
so far Siilaanyo did an excellent jop habrihi oo dhan wey qanacsanyihin :up: xita arabku oo doobirkisi wata is very happy :D
Last edited by The_Emperior5 on Sun Oct 31, 2010 10:08 am, edited 1 time in total.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Post by hargaysaay »

somaliland waa iska iidoor land markaa inuu iidoor isku qabqabsado waa laga fiicanyahay waayo dawladan dhan iyagaa leh
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:somaliland waa iska iidoor land markaa inuu iidoor isku qabqabsado waa laga fiicanyahay waayo dawladan dhan iyagaa leh
Hargeysay inooga waran raisal wsaasaharaghi la ansixiye mr farmaajo manta manad xaflad dhigayn :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Baaq Ka soo Baxay Beesha KANEECO (Ayuub)

Post by hargaysaay »

aar in xaaji farmajo la dhaaroiyay maba ogi , intan aan meesha ka maqanahay shukaansi baan niyaw iskaga jiraa siyaasadaba intan aan meesha joogaa la socdaa.

laakiin waa maxay beeshii ayuub waxan uu odaygu silanyo ku samaynayo niyaw beeshu waa curadadeenii ee ha la dajiyo
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”