Bad News: Cawil is not The new Chairman for UDUB

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Bad News: Cawil is not The new Chairman for UDUB

Post by LiQaaye_TDH »

Xisbiga Mucaaridka Ah ee UDUB oo beeniyay warar sheegaya in Ambasador Cawil Cali Ducaale Gudoomiyaha Siyaasada UDUB. Waxaana sidan lagu xusay warsaxaafadeed kazoo baxay xafiiska xisbiga UDUB, waxaanu u dhignaa warsaxaafadeedkani sidatan:

Waxa waxba kama jiraan ah war maanta ku soo baxay Wargeyska Waaheen, oo sheegayey in loo doortay Cawil Cali Ducaale xafiiska Siyaasada ee xisbiga UDUB. Warkaasi ma ahayn mid ka soo baxay Xisbiga UDUB iyo Madaxdiisa toona. Warkaasi oo kale waxu ka soo bixi karaa hogaanka sare ee xisbiga, sida Guddoomiyaha Xisbiga, Guddoomiye ku xigeenka iyo Xog hayaha Guud ee Xisbiga.

Saxaafada waxan u sheegaynaa inay hubsadaan ilaha ay warka ka qaadanayaan, marka ay sidaasi oo kale dhacdana ay ka xaqiijiyaan madaxda sare ee xisbiga.

Waxa jirta in Xisbiga guud ahaan uu ku jiro dib u habayn, gudiyana loo saaray inay ka soo talo bixiyaan dar dar gelinta iyo dib u habaynta hawlaha Xisbiga.

Cumar Jaamac Faarax

Guddoomiyaha Xafiiska Siyaasada ee Xisbiga UDUB.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Bad News: Cawil is not The new Chairman for UDUB

Post by The_Emperior5 »

Good news udub has a future :lol:
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Bad News: Cawil is not The new Chairman for UDUB

Post by ToughGong »

:lol: :lol: :lol: :lol:
Wallee waa rageeddit
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Bad News: Cawil is not The new Chairman for UDUB

Post by LiQaaye_TDH »

Bad news mannnnnnnnn :x
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Bad News: Cawil is not The new Chairman for UDUB

Post by Siciid85 »

Waaheen wixi doonan bii iska qoran ayamahan.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Bad News: Cawil is not The new Chairman for UDUB

Post by KyrieJama »

UDUB has no future with or without awil as their chairman, and if not cawil nin kale habar younis uun ba ka soo baxaya. Is it true that crazy nigga Faisal Ali Warabe is trying to run for a third time?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Bad News: Cawil is not The new Chairman for UDUB

Post by The_Emperior5 »

Siciid85 wrote:Waaheen wixi doonan bii iska qoran ayamahan.

waaheeen.com and qudhunews wa bulshit websites

the best mucaraad website is tvsomalilandeurope sasa wax lo mucaraada
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Bad News: Cawil is not The new Chairman for UDUB

Post by Siciid85 »

garad13. War horta Xaabsade maxa ku dhacay last i remember he was trying to open a new party for the harti block.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Bad News: Cawil is not The new Chairman for UDUB

Post by Siciid85 »

The_Emperior5 wrote:
Siciid85 wrote:Waaheen wixi doonan bii iska qoran ayamahan.

waaheeen.com and qudhunews wa bulshit websites

the best mucaraad website is tvsomalilandeurope sasa wax lo mucaraada

Qarannews are sometimes Toxic as their level of mucariidnimo breaks boundaries :lol: other then that they sometimes post good news such as things relating to developments in somaliland that is the only time i read their website.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Bad News: Cawil is not The new Chairman for UDUB

Post by KyrieJama »

Siciid85 wrote:garad13. War horta Xaabsade maxa ku dhacay last i remember he was trying to open a new party for the harti block according to close reliable sources.
Xaabsade is currently in Cadado attending a meeting to between ethiopia, bahararsame and cumar maxamoud and has been rejected by silanyo, and even wasn't added to the gudi that is widhwidh. Xaabsade is probably going to run for vice-president within UDUB he doesn't have the support of his tribe so won't be able to start a xisbi.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Bad News: Cawil is not The new Chairman for UDUB

Post by The_Emperior5 »

garad13 wrote:

Abti nimanka bahararsame wa niman xabbad kulul ,, Majeerteenka birtad ka asalteen,,, and the majeerteens dumar ay idinka qabbeen bay dileen :down: :down:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Bad News: Cawil is not The new Chairman for UDUB

Post by Siciid85 »

garad13. I doubt dhulbahante/Harti can bring the numbers and support needed from a VP. But who knows things might change in the few upcoming years and a sizeable number might take part of the democratic elections of Somaliland.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Bad News: Cawil is not The new Chairman for UDUB

Post by KyrieJama »

The_Emperior5 wrote:
garad13 wrote:
Siciid85 wrote:garad13. War horta Xaabsade maxa ku dhacay last i remember he was trying to open a new party for the harti block according to close reliable sources.
Xaabsade is currently in Cadado attending a meeting to between ethiopia, bahararsame and cumar maxamoud and has been rejected by silanyo, and even wasn't added to the gudi that is widhwidh. Xaabsade is probably going to run for vice-president within UDUB he doesn't have the support of his tribe so won't be able to start a xisbi.

Abti nimanka bahararsame wa niman xabbad kulul ,, Majeerteenka birtad ka asalteen,,, and the majeerteens dumar ay idinka qabbeen bay dileen :down: :down:
Abti Allah colaada wa fogeysay goormay dumar naga dillen?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Bad News: Cawil is not The new Chairman for UDUB

Post by The_Emperior5 »

waleh sasan maqlay few months ago bay ahayd hada sansaanti heshiseed ma muuqato sidan u arko
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Bad News: Cawil is not The new Chairman for UDUB

Post by KyrieJama »

Siciid85 wrote:garad13. I doubt dhulbahante/Harti can bring the numbers and support needed from a VP. But who knows things might change in the few upcoming years and a sizeable number might take part of the democratic elections of Somaliland.
I was in Las Anod last election time a lot of people with the voter registration card did not vote because they said meesha Isaaq iyo Gadabiirsay ba tartamaya inaga maxa naga galay marka waxaan ku yidhi marka cardka maxaa ku falaysa oo uu qadatay waxay yidhahdeen they were told they can't go to hargeisa without that card and that the reason why they registered themselves. If we have candidates in the next election there will be higher voter turnout.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”