Sheek Yusuf Ciise "Kabakuduke" beesha sacad

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Sheek Yusuf Ciise "Kabakuduke" beesha sacad

Post by Addoow »

Sheekh Yuusuf Ciise "Beesha Sacad way iska diiday dhagarta Dagaal Ooge Cabdi Shukrin Insha'alaah anaga ayaa Umadda ka qaban doona".(Dhageyso) .
Tuesday, 09 November 2010 15:04 Maamulka Memo Hits: 1029 . .



Wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa ka hadashay fashulka ku yimid Maleeshiyaadkii dagaal Ooge Cabdi Shukri Cali Xirsi oo maalmihii lasoo dhaafe abaabullo dagaal ka weday deegaanno katirsan Galguduud.




Waaaliga Galguduud Sheekh Yuusuf Ciise Kabaku-dukade oo lahadlay Idaacadda Qur'aanka Kariimka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qorshihii Cabdi Shukri iyo Mareykanka kalahaayeen gobalada dhexe uu fashil kusoo idlaaday.


Sheekh Yuusuf wuxuu sheegay in colaadii dhawaan ka dhacday Merocowl uu gadaal kasoo riicayey dagaal Ooge Cabdi Shukri oo ciidankiisu weerar ku qaadeen ciidamada Maamulka beesha Cadaado ujeedka laga lahaana uu ahaa in qoorta laysku geliyo beelaha walaalaha ah ee Sacad iyo Saleebaan.


Waaliga ayaa carrabka ku adkeeyey in qorshaha Itoobiya iyo Mareykanku uu yahay sidii laysugu jeedin lahaa beelaha kadibna ay cadawgu cududooda isugu geyn lahaayeen Mujaahidiinta.


Sheekh Yuusuf Ciise ayaa Beesha Sacad ku amaanay sida xikmadda leh oo ay isaga diiday dabka uu usha u hayo dagaal Ooge Cabdi Shukri oo ah ashaadda ladirir ka yimid Mareykanka.


Hadalka kasoo yeeray Sheekh Yuusuf Ciise ayaa kusoo aadaya xilli Maleeshiyaadka Cabdi Shukri oo kusoo daalay dagaalkii Maryacowl ay gaareen duleedka Caabud-waaq, beesha uu Cabdi Shukri ka dhashay ayaa diiday in dagaalkii Maryacolw ay uga qayb qaato qaab beeleed arrinkaasi oo fashiliyey ujeedkii Cabdi Shukri.
ababanoah
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 311
Joined: Fri Dec 25, 2009 7:27 am

Re: Sheek Yusuf Ciise "Kabakuduke" beesha sacad

Post by ababanoah »

Caku,gardaro aan garab haysani xumaa!Bal muu afgambiyo kan xumee ahlusanada madaxa u ah qaadi (majeerteen macalin dugsi),Duf ku bax! :mrgreen:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”