Page 1 of 2
Leader of Tunaheads prepares for big war
Posted: Thu Nov 11, 2010 5:38 pm
by AhlulbaytSoldier
Xoogagga Mujaahidiinta Galgala oo Guluf dagaaleed ka wada deegaano ka tirsan gobolka Bari. .
Thursday, 11 November 2010 13:11 Maamulka Memo Hits: 872 . .
Xoogagga Mujaahidiinta deegaanka Galgala ayaa dhaq dhaqaayo Ciidan waxay ka bilaabeen deegaano ku dhow dhow Tuulada Galgala ee gobolka Bari,halkaasi oo bilihii lasoo dhaafay ay ka dhaceen dagaalo ay ku hoobteen Maleeshiyaadka Maamulka Ashahaada la dirirka ee Faroole.
Ilo lagu kalsoon karo ayaa Warbaahinta islaamiga ah ee Amiirnuur Media u sheegay in Xoogagga deegaanka oo si aad ah u hubaysan ay dhaq dhaqaaqyo iyo sahan ka bilaabeen buuraha waqooyi ee ku hareeraysan tuulada Galgala.
Xoogagga Mujaahidiinta Galgala ayaa waxay sidoo kale ku suganyihiin hareeraha wadada laamiga ah ee isku xirta magaalada Boosaaso iyo deegaanka Galgala,waxaana laga cabsi qabaa in saacadaha soo socda uu qarxo dagaal culus oo u dhaxeeya Xoogagga Mujaahidiinta iyo Maleeshiyadka Ashahaada la dirirka.
Waxaa cabsi iyo walaac ballaaran uu soo wajahay Maleeshiyaadka Maamulka Ashahaada la dirirka ah ee ku go’doonsan deegaanka Galgala,waxaana la maqlayaa rasaas badan oo ka dhacaysa gudaha deegaanka,iyadoona rasaastu ay tahay mid iska ridayaan Maleeshiyaadka oo ka baqdin qaba weerar kaga yimaada Xoogagga Mujahidiinta.
Dhaq dhaqaaqyadan cusub ee hadda ay lasoo baxeen Mujaahidiinta Galgala ayaa waxay kusoo aadayaan Xili dhawaan Hogaamiyaha Maamulka Ashahaada la dirirka Cabdiraxmaan Faroole uu ku dhawaaqay inay gebi ahaanba soo afjareen awoodda Mujaahidiinta.
Its fair enough to say that punanis won the first round. Maybe the fishermen will come back with a crazy move and surprise us.
Re: Leader of Tunaheads prepares for big war
Posted: Fri Nov 12, 2010 5:16 am
by Cirwaaq
Eagerly awaiting Sheik Atomic's return with critical mass to pound that punani into a never before experience political orgasm
Hit and run Sheik atomic.
Re: Leader of Tunaheads prepares for big war
Posted: Fri Nov 12, 2010 11:35 am
by udun
Couldn't imagine the hate against PL

Re: Leader of Tunaheads prepares for big war
Posted: Fri Nov 12, 2010 11:36 am
by The_Emperior5
sh attam wu gubbaya bintiland its just matter of time

Re: Leader of Tunaheads prepares for big war
Posted: Fri Nov 12, 2010 11:39 am
by AhlulbaytSoldier
The_Emperior5 wrote:sh attam wu gubbaya bintiland its just matter of time

politically i kind of support the guy and his struggle to liberate the oppressed warsengali slaves
though ideologically wise i reject it.
Re: Leader of Tunaheads prepares for big war
Posted: Fri Nov 12, 2010 11:40 am
by The_Emperior5
HutuKing01 wrote:The_Emperior5 wrote:sh attam wu gubbaya bintiland its just matter of time

politically i kind of support the guy and his struggle to liberate the oppressed warsengali slaves
though ideologically wise i reject it.
the other day the former sports minister of somaliland who is warsangali said , that faroole wants to murder all warsangalis and we need to fight against them
i dont think this attam guy is really linked to shabaab he is just a cleric rabba inu majeerteen ka saaro dhulka warsangali
Re: Leader of Tunaheads prepares for big war
Posted: Fri Nov 12, 2010 11:45 am
by udun
HutuKing01 wrote:The_Emperior5 wrote:sh attam wu gubbaya bintiland its just matter of time

politically i kind of support the guy and his struggle to liberate the oppressed warsengali slaves
though ideologically wise i reject it.
There are no oppressed Warsangeli slaves. What world are you living in?
Sheekh Atom's war has two agendas:
1) It is part of a religious establishment who wants to put their pressure on the PL government to get rid off the PIA (PL Intelligence agency) whom the religious establishment sees as a threat.
2) It is part of a war to destabilize PL.
The army of Sheekh Mohamed Siciid Atom is from many different Somali clans including Warsangelis, MS, Dhulbahante, Isaaq, Ogaadeen, and other Somalis. This is not a Warsangeli revolting against PL. People need to know facts before they throw any thing that comes up on their mind.
There is also belief in certain circles in PL that there is SL hand in this Sheekh Atom's army and their intention is to destabilize PL.
Re: Leader of Tunaheads prepares for big war
Posted: Fri Nov 12, 2010 11:46 am
by AhlulbaytSoldier
The_Emperior5 wrote:HutuKing01 wrote:The_Emperior5 wrote:sh attam wu gubbaya bintiland its just matter of time

politically i kind of support the guy and his struggle to liberate the oppressed warsengali slaves
though ideologically wise i reject it.
the other day the former sports minister of somaliland who is warsangali said , that faroole wants to murder all warsangalis and we need to fight against them
i dont think this attam guy is really linked to shabaab he is just a cleric rabba inu majeerteen ka saaro dhulka warsangali
lol
^In that case, Atom is a thicking time bomb in punaniland.

Re: Leader of Tunaheads prepares for big war
Posted: Fri Nov 12, 2010 11:47 am
by The_Emperior5
Wasiirkii Hore Ee Ciyaaraha Oo Difaacay Dagaalka Uu Atam Kula Jiro Puntland, Sheegayna In Aanu Argagixiso Ahayn
“Faroole Qorshihiisu Waa In Uu Isir Tiro Beesha Sanaag Bari” Wasiirkii Hore Ee Ciyaaraha Maxamuud Siciid
Hargeysa, November 10, 2010 (Haatuf) – Wasiirkii hore ee Ciyaaraha Somaliland Maxamuud Siciid Maxamed ayaa difaacay Maxamed Siciid Atam oo dagaal kula jira maamul goboleedka Puntland, kaas oo tilmaamay in dagaalka uu wadaadka Atom uu kula jiro Puntland uu yahay mid xaq ah.
Wasiirkii hore ee Ciyaaraha Maxamuud Siciid waxa uu sidoo kale eedo u soo jeediyey madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole, kaas oo sheegay in Faroole uu doonayo inuu isir tiro beesha deegaanka Sanaag Bari.
Wasiirkii hore ee Ciyaaruhu Maxamuud Siciid Maxamed waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu xalay u waramayey Telefishanka Horn Cable Tv.
Ugu horayna isaga oo arimahaas ka hadlaya waxa ka mid ahaa hadaladiisii “Atam dagaalka uu kula jiro maamul goboleedka Puntland waa mid xaq ah oo uu ku difaacayo sharaftiisa iyo ta dadkiisaba. Madaxwaynaha Puntland Faroole isaga qorshihiisu waa in uu isir tiro beesha Sanaag bari (Warsan-gali).”
“Shacbiga Somaliland iyo beesha caalamkaba waxaanu u sheegayaa in aanu ninkaasi ahayn Argagixiso, waa nin u dagaalamaya xoriyada dadkiisa, waxa la Kufsaday hablahoodii, waxaanu xaq u leeyahay inuu la dagaalamo maamul goboleedkaas raba inuu cidhib tiro ummada ku dhaqan deegaanka Sanaag Bari”.
Hadalkan ka soo yeedhay wasiirkii hore ee ciyaaraha ee uu ku sheegay in ninkaasi aanu ahayn Argagixiso, balse lagu soo duulay dhulkiisii oo uu isdifaacayo ayaa ku soo beegmay hadal uu habeen hore Wasiiyey Wargeyska Haatuf wasiirka Warfaafinta Somaliland C/laahi Jaamac Cismaan, kaas oo sheegay inay wadaadka Atom ay u aqoonsan yihiin Argagixiso, isla markaana ay la dagaalamayaan.
Re: Leader of Tunaheads prepares for big war
Posted: Fri Nov 12, 2010 11:50 am
by garoweboy
Mujahid Faroole will put this guy in his place soon.
every other month odaygu wuu so baxaa then gets chased into the mountains

Re: Leader of Tunaheads prepares for big war
Posted: Fri Nov 12, 2010 11:53 am
by Executive
garoweboy wrote:Mujahid Faroole will put this guy in his place soon.
every other month odaygu wuu so baxaa then gets chased into the mountains
Faroole is a tuug, Sheikh Atom is a Geesi standing up for his rights.
Re: Leader of Tunaheads prepares for big war
Posted: Fri Nov 12, 2010 11:56 am
by garoweboy
Executive wrote:garoweboy wrote:Mujahid Faroole will put this guy in his place soon.
every other month odaygu wuu so baxaa then gets chased into the mountains
Faroole is a tuug, Sheikh Atom is a Geesi standing up for his rights.
How the hell is he a tuug?
Re: Leader of Tunaheads prepares for big war
Posted: Fri Nov 12, 2010 2:27 pm
by crshango
Somaliland
If anything Isaaqs should wage a war on Warsangelis before its too late. You think various subclans who spite Majarteen now and are after there blood wont go after poor Iidoors in Garadag?
If anything the rebirth of Warsangeli supremacy has taken place, with the Maakhir idiom at the for front. If PL continues we will take GAROWE, and then go after Isaaqs.
2012 is the year if Majiins dont fall to our feet and their little state they hijacked doesnt fall in the hands of a Reer Fataax. If it doesnt expect the port town they are occupying and using dabodhilifs to hold to completely fall in Maakhirs-Dubays(Xaniifs/Reer Cali) hands once and for all.
Im hoping the laters happens,we dont need Majiins and their continue sabotage.
If Bosaaso-the entire Western Bari falls under Warsangeli governing and ousting Majiins expect Iidoors to feel the backfire. This is another war akin to Abgaal vs HG. This time WG vs MJ.

Re: Leader of Tunaheads prepares for big war
Posted: Fri Nov 12, 2010 2:32 pm
by Cali_Gaab
^Welcome back oldenglish
As for udun:
udun wrote:There is also belief in certain circles in PL that there is SL hand in this Sheekh Atom's army and their intention is to destabilize PL.
Yeah, like wasiirka xoolaha bintiland

Re: Leader of Tunaheads prepares for big war
Posted: Fri Nov 12, 2010 2:37 pm
by crshango
Sanaag-Bari-North Sool will be restored by the Akil under Maakhir.
