Page 1 of 1

the list of the ministers of Raysal wasaare Farmaajo

Posted: Fri Nov 12, 2010 1:27 pm
by FBISOMALIA
1.Raysalwasaare kuxigeen ahna Wasiirka arimaha dibada Maxamed Cabdullaahi Oomaar

2.C/xakiim Maxamuud Xaashi Fiqi Raysalwasaare kuxigeen ahna Wasiirka Gaashandhiga

3.C/weli Maxamed Cali Raysalwasaare kuxigeen ahna Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga

4.Cabdulaahi Abyan Nuur Wasiirka Garsoorka,arimaha diinta iyo Awqaafta

5.C/shakuur Sheikh Xassan Faarax Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Qaranka

6.Xussein Cabdi Xalane Wasiirka Maaliyada iyo Lacagta

7.Maryam Qaasim Axmed Wasiirka Haweenka iyo Arimaha qoyska

8.Yuusuf Macalim Amiin Baadiyow Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha
9.Maxamuud Maxamed Boonow Wasiirka Dastuurka Federaalka iyo dib u heshisiinta

10.Cabdirashiid Khaliif Xaashi Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska

11.Cabdirisaaq Sheikh Muxiyadiin Wasiirka Macdanta,Biyaha tamarta iyo shidaalka

12.Cabdinuur Sheikh Maxamed Wasiirka Waxbarashada,hidaha iyo tacliinta sare

13.Dr.Maxamuud Cabdi Ibraahim Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha

14.Dr.Aadan Xaaji Ibraahim Da’uud Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada

15.Cabdikariim Xassan Jaamac Wasiirka Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta

16.Cabdinuur Macalin Maxamuud Wasiirka Shaqaalaha,arimaha bulshada iyo Isboortiga

17.Dr.Maxamed Macalin Xassan Maxamed Wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda

18.Axmed Cabdiraxmaan Abaade Wasiirka Dekaddaha,gaadiidka Badda,cirka iyo dhulka

Re: the list of the ministers of Raysal wasaare Farmaajo

Posted: Fri Nov 12, 2010 1:35 pm
by FBISOMALIA
Image

1.Raysalwasaare kuxigeen ahna Wasiirka arimaha dibada Maxamed Cabdullaahi Oomaar

back in the job :up:

the only guy from north dir thats know what he do 8-)