Al Shabaab captures strategic city of dhuusamareeb

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Al Shabaab captures strategic city of dhuusamareeb

Post by Somalian_Boqor »

TFG names Ministers for 4KM Of Mogadishu While Al Shabaab captures strategic city of dhuusamareeb :mrgreen:

Shabaab oo sheegtay in uu la wareegay degmada Dhuusamareeb.

Dhuusamareeb: (Sh. M. Network) saraakiil ka tirsan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta ayaa waxaa la sheegay in caawa fiidkii ay la waregeen degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamada Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca.

Saraakiil ka tirsan Xarakada Mujaahdiinta Al Shabaab ayaa sheegay in caawo fiidkii mudo kooban ay la wareegeen gacan ku haynta degmada Dhuusammareeb ee gobolka Galgaduud iyadoo aan dhicin wax dagal ah.

Saraakiisha Al Shabaab ayaa waxaa ay inataasi ku dareen in ay gudah u galeen degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud iyagoo sheegay in halkaasi kula hadlay mido saacado dadka ku dhaqan degmadaasi.

C/wali Xaaji Diiriye oo ka mid ah ah Mas’uuliyiinta Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Galgaduud oo la hadlayay Idaacadd Shabelle ayaa waxaa uu uu beeniyay in Al Shabaab ay lawareegeen degmada Dhuusamareeb, waxaana uu carabka ku dhiftay in ciidamada Ahlu Sunna ay ku sugan yihiin degmada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud.

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud ayaa iminka waxaa laga dareemayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay samaynayaan dhinacyadasi, iyadoo dadka ku dhaqan degmadaasi ay ka cabsi qabaan in halkaasi uu dagaal ka dhaco.


Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”