Jidbaale claims heavy losses on their side

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Jidbaale claims heavy losses on their side

Post by Siciid85 »

Written by Jidbaale
Wednesday, 17 November 2010 03:33
Maygaagle(Jidbaale):- Waxaa ka soconaya deeganka Maygaagle dagaal Badhi fur ah oo la xidhiidha dagaalkii shalay ka dhacay baliga Kalshaale. Dagaalkan oo ahaa mid jiho kale ay ka fureen markii hore maleeshiyaadka Habarjeclo ayaa waxaa ku soo biiray ciidamada SNM oo gurmad ahaan uga baxay Oog iyo Caynaba.

Dhimasho aad u fara badan ayaa la sheegay inay gaysteen hubka waa weyn ee ay isticmaalayaan SNMtu, waxaana la sheegay in shacab fara badan oo ku dhaqnaan tuuladaasi ay Le’deen, walow aan ilaa hada lahayn tirada saxda ah ee dhimashada dadkaasi.
Dhanka kalena gurmad fara badan ayaa ka soconaya magaalada Buuhoodle iyo dhaamaan deegaanada Hawdka, kuwaasoo ku qul qulaya goobaha dagaalka si ay garab u siiyaan shacabka ay ku soo duuleen maamulka Siilaanyo oo kaashanaya beeshiisa.
Ku soo biiritaanka dagaalka ee maleeshiyada maamulka Hargaysa waxay cadeynaysaa colaada weyn ee ay cadeysteen maamulkaasi, waxaana sidoo kale dhanka kale la xaqiijinayaa in dhamaan deeganada beesha Isaaq degto ay ka soconayaan Gurmadyo fara badan.
Deegaanada Nugaasha ee beesha SSC ayaan wax dhaqdhaqaaq ahi ka jirin, waxaana ay u muuqdaan inaysan dareensaynayn colaada weyn ee ay u soo tafaxayteen maamulka SNM oo kaashanaya beelihiisa.
Waxii wara la soco wararka yaga danbe.

Jidbaale.com
Last edited by Siciid85 on Wed Nov 17, 2010 8:58 am, edited 1 time in total.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Jidbaale claims heavy losts on their side

Post by LiQaaye_TDH »

They Claim the Somalilan army is involved when infact they are in Kal-shaale in between the army...

The Habar Jeclo army captured the whole of Maygaagle town....
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Jidbaale claims heavy losses on their side

Post by Siciid85 »

Jidbaale is paranoid it's claiming Hj is getting gurmad from the other Isaaq deegaans. Who is leading the hj -Solomadow militia anyway.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Jidbaale claims heavy losses on their side

Post by LiQaaye_TDH »

Siciid85 wrote:Jidbaale is paranoid it's claiming Hj is getting gurmad from the other Isaaq deegaans. Who is leading the hj -Solomadow militia anyway.
war waa Geeljire army, no one is leadind them waa iska Locals...
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Jidbaale claims heavy losses on their side

Post by Keyse_0208 »

:lol: what makes me laugh is when they write "ciidamada snmt ayaa so qulqulaya"
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”