Muuse Bixi Oo ku kufay Gurigisa dhawac yarna gaadhay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Muuse Bixi Oo ku kufay Gurigisa dhawac yarna gaadhay

Post by Mr_Alfaas »

Guddoomiyaha Kulmiye Muse Biixi oo dhaawac fududi ku soo gaadhay Gurigiisa dhexdiisa.
Hargeysa(Ishanews) Warar aanu ka helnay ilo ku dhaw dhaw Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay inuu dhaawac ka soo gaadhay dhinaca Feedhaha iyo mid ka mid ah dhegihiisa kadib markii uu ku dhex kufay Gurigiisa Dhexdiisa
Sida ay xaqiijiyeen wararkaasina dhaawaca soo gaadhay guddomiyuhu waa mid fudud waxaanu daaweyn ku qaatay isla maantaba gurigiisa dhexdiisa, iyadoo la sheegay in uu ku sinbiririxday Mar-marka Gurigiisa.
Warsaxaafadeedka uu soo saaray xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye ayaa waxa uu u dhignaa sidan “waxaa maanta (saaka) oo taariikhdu tahay 24 November 2010 abaara 7;00 subaxnimo gurigiisa dhexdiisa ku kufay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muusa Biiixi Cabdi isagoo uu la siibtay marmarka guriga dhexdiisa. Guddoomiyaha waxaa soo gaadhay dhaawac yar oo fudud kana soo gaadhay labada feedhood ee dhinaca midigta oo cad-gu´ay.
Guddoomiyaha caafimaadkiisu aad ayuu u fiican yahay oo hadda nasasho u joogaa gurigiisa”ayaa lagu yidhi warsaxafadedkaasi.
C/raxman Osman C/laahi(Isbatore)
Ishanews Media Group
Hargeysa, Somaliland


war horta madaxda maxaa marmar u dhigay guryahoda may sibidh caadi ah iska dhigtan for safety purpose.

Muuse bixi ma wuxu raba isna in loo bixiyo muuse laangadhe.sorry the name has been taken by Ahmed Langadhe. :lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Muuse Bixi Oo ku kufay Gurigisa dhawac yarna gaadhay

Post by The_Emperior5 »

Muuse biixi is strong he will be fine he was shot twice on his soldier during the 80s and he is still standing , dont worry

Gurigisa wu ku kufay mala slaantisi ba meel masaxasey oo wu siibtay


i think Muuse bixii ogaan bu isku tuuray , wuxu maqlay siilaanyo ba mar bu jabbay waka madaxweyne noqday adna ad yara jabtiid :lol:
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Muuse Bixi Oo ku kufay Gurigisa dhawac yarna gaadhay

Post by HELWAA »

Mushiklada dadka wadanki haysata waxa weyaan, marmarka ay dhulka dhigtaan waa kii musqulaha loogu tala galey..marku qoyaan yar dhulka taabto sibibaxashiisa waad yaabeysa.Ilayen waa wax loogu tala galey inu osagagu ku dul carare. :lol:

Inta islaamood iyo odeyal ku dhex jajabtey tiro ma leh.Seriously they should buy the real thing dee lacag kasta ah ahaade.
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Muuse Bixi Oo ku kufay Gurigisa dhawac yarna gaadhay

Post by Mr_Alfaas »

The_Emperior5 wrote:Muuse biixi is strong he will be fine he was shot twice on his soldier during the 80s and he is still standing , dont worry

Gurigisa wu ku kufay mala slaantisi ba meel masaxasey oo wu siibtay


i think Muuse bixii ogaan bu isku tuuray , wuxu maqlay siilaanyo ba mar bu jabbay waka madaxweyne noqday adna ad yara jabtiid :lol:

anba sidaasan is idhi markan arkay warkan :lol: :lol: :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Muuse Bixi Oo ku kufay Gurigisa dhawac yarna gaadhay

Post by Cali_Gaab »

Haye Alfaas, kani na 'Muuse Langadhe' ayaad uu bixinaysa miyaa?
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Muuse Bixi Oo ku kufay Gurigisa dhawac yarna gaadhay

Post by Mr_Alfaas »

Cali_Gaab wrote:Haye Alfaas, kani na 'Muuse Langadhe' ayaad uu bixinaysa miyaa?
:lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Muuse Bixi Oo ku kufay Gurigisa dhawac yarna gaadhay

Post by The_Emperior5 »

Mr alfaas likes muusa Biixii ileen wa nin Habar awal eh and when he is president atleast Wasiir wa haleyan Ayubku , if he calls muuse biixi names Gurigisa yar eeh affarta ayub jooga ayaa loogu tagaya :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Muuse Bixi Oo ku kufay Gurigisa dhawac yarna gaadhay

Post by Mr_Alfaas »

The_Emperior5 wrote:Mr alfaas likes muusa Biixii ileen wa nin Habar awal eh and when he is president atleast Wasiir wa haleyan Ayubku , if he calls muuse biixi names Gurigisa yar eeh affarta ayub jooga ayaa loogu tagaya :lol:
anu qof qabiilkisa kuma jeclaado waaana isku kay wada mid dadko dhan Kan yaree muuse Langadhe copy eed ila hos cararayso marku madaxweyne noqdo uun ayan ka hadli.waayo who know in nin ayub ahi isa so sharxo :lol:

dhabarkaan ha jeedinin
afarbaad ku dhaantaan
boqolkii dhan wada mara
:lol: empr afartad sheegayso way dhaaman uunsi layasha :lol:
imisaad wax dhawrteen
ama aad ducayseen
dhayalsateen wixii jiray
imisaad dhisayseen
dhulkan aan ku noolahay.

Gabayga qaranka ayub :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Muuse Bixi Oo ku kufay Gurigisa dhawac yarna gaadhay

Post by Khalid Ali »

looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool@ qaranka ayub
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Muuse Bixi Oo ku kufay Gurigisa dhawac yarna gaadhay

Post by KyrieJama »

Waryadaheen mar marka guriyaha back home odayasha way madhisay. Maalin walba waxaad maqlaysa oday iyo islaan jabay oo mar mar kuu siibtay.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”