Page 1 of 3
Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland CIRRO Getting Sacked
Posted: Tue Nov 30, 2010 7:14 am
by LiQaaye_TDH
Shan iyo soddon Mudane oo ka tirsan Golaha Wakiiladda ayaa maanta soo hordhigay Golaha Mooshin ay ku doonayaan in lagu furro Xeer hoosaadka Golaha Wakiiladda si ay xilka uga qaadaan shirguddoonka Golaha Wakiiladda.
Ka hor intaan Mudanayaashaasi laga qaban Mooshinka waxa Golaha Hadheeyay Buuq iyo Muran xoogan oo ka dhashay diidmo uu diiday Mooshinkaasi inuu qabto Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax oo Guddoominayay Fadhiga Maanta waxaanu buuqaasi sababay in uu xidho Shira isla markaana Dibeda uga baxo Golaha isaga iyo Xildhibaano ka mid ah Goluhu, hase yeeshee muddo kabacdi ayuu Golaha Dib u furay, waxaanu ka qabtay Mudanayaashii Mooshinka watay Mooshinkoodii isagoo cayimay fadhi danbe in la iskugu soo noqdo Axada Toddobaadka soo socda.
Re: Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland CIRRO Getting Sacked
Posted: Tue Nov 30, 2010 7:54 am
by djibsomali
Although he got all my respect and all that (being garxajis).
Kursigaa reer SCC ayaa iskaa leeh.
it is one those stolen position.
NEXT the position of suleiman gaal should be vacated as soon as possible
Re: Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland CIRRO Getting Sacked
Posted: Tue Nov 30, 2010 8:00 am
by Siciid85
I wonder why Liqaaye always tries to hide the source.
Djibsomali. Reer SSC iyo waxas ma soconayso. Cirro was elected lawfully in 2005.
Re: Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland CIRRO Getting Sacked
Posted: Tue Nov 30, 2010 8:03 am
by Elmi_Dheere
Siciid
this position is a direct violation of axdi qarameed 1993. the chairman of parliament can not be from beesha dhexe when there is a sitting Isaak president.
Re: Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland CIRRO Getting Sacked
Posted: Tue Nov 30, 2010 8:06 am
by LiQaaye_TDH
Siciid85 wrote:I wonder why Liqaaye always tries to hide the source.
Djibsomali. Reer SSC iyo waxas ma soconayso. Cirro was elected lawfully in 2005.
Inader wallahi im not hiding, i always like to leave it behind..... its on Qaran-News, Waaheen.com etc
Re: Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland CIRRO Getting Sacked
Posted: Tue Nov 30, 2010 8:07 am
by Siciid85
Elmi_Dheere. We don't fellow some of those accords anymore though. Besides Isaaq in somaliland is too large just to be represented by the president.
Re: Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland CIRRO Getting Sacked
Posted: Tue Nov 30, 2010 8:08 am
by LiQaaye_TDH
Hargeysa (HWN( Fadhigii golaha wakiilada ee saaka ayuu buuq iyo sawaxan hadheeyay ka dib markii ay mudanayaal gaadhaya 29 xubnood ay soo dhigeen mooshinka xilka lagaga qaadayo Shirguddoonka golaha wakiilada.
Fadhigan oo uu shirguddoominayay guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax, ayaa guud ahaanba hakad galay ka dib markii ay gacmaha isula tageen mudanayaal taageersanaa mooshinkan iyo kuwo ka soo horjeeday.
Mooshinkan oo sida ay mudanayaasha soo jeediyay ay ku doodayaan dadka ku saxeexani ay yihiin 29, balse ay tiradu gaadhayso ilaa afartan xildhibaan.
Waxaanay mudanayaasha u cuskadeen maamuus ka xayuubinta shiguddoonka golaha wakiilada in ay ka gaabiyeen hawlihii ay u xil saarnaayeen isla markaana ay ka marin habaabeen dariiqii saxda ahaa.
Ma cada sababta ay xilligan ugu soo beegeen xeerkan, iyada oo shalay uun ay cod qaadeen xeerkii kala xadaynta mushahaarooyinka oo ay doodiisa isku faro saareen mudanayaal tiradoodu ay dhamayd lix, kuwaas oo ku kala aragti duwanaa.
Si kastaba ha ahaatee mudanayaasha golaha wakiilada oo uu xilkoodu yahay mid muddo dhaaf ah ayaa maalmihii ugu dambeeyay talaabooyin cadho geliyay dadkii soo doortay ku dhaqaaqay.
Najax Aadan Cunaaye
Hadhwanaagnews/Office
Hargeysa/Somaliland
Najax@hadhwanaag.org
Re: Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland CIRRO Getting Sacked
Posted: Tue Nov 30, 2010 8:12 am
by Siciid85
LiQaaye_TDH. The parliament consists of 80 MPs. Do you think a minority "29" will be capable of such task.. there has to be atleast 50 MP's or more.
Re: Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland CIRRO Getting Sacked
Posted: Tue Nov 30, 2010 8:14 am
by djibsomali
Siciid85 wrote:Elmi_Dheere. We don't fellow some of those accords anymore though. Besides Isaaq in somaliland is too large just to be represented by the president.
loool
Samaron is too large just to be represented by a vice president
Re: Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland CIRRO Getting Sacked
Posted: Tue Nov 30, 2010 8:17 am
by Elmi_Dheere
Siciid
maa dowlaada mooryaanta (tfg) bey kaa liidaata s/land. ileen iyagoo xita caqli xawayaan leh bey garteen in saddexda xil ee ugu sareeya (hawiye, darod iyo raxawein) uu kala tuur
Re: Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland CIRRO Getting Sacked
Posted: Tue Nov 30, 2010 8:24 am
by Siciid85
Elmi_Dheere. The south is quite different. All the three groups Darood, D&M, Hawiye have big populations. But in Somaliland it's quite uneven the Isaaq are very larger by a great margin. So we have to be fair do you think Isaaq which is way larger should be compared to harti who are 5 times smaller or so inside Somaliland?
Habar awal alone is larger than Harti inside Somaliland. and this was in 1940's.

Re: Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland CIRRO Getting Sacked
Posted: Tue Nov 30, 2010 9:05 am
by LiQaaye_TDH
Re: Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland CIRRO Getting Sacked
Posted: Tue Nov 30, 2010 11:37 am
by Siciid85
It's properly some hungary MP's. They will be sorted out.
Re: Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland CIRRO Getting Sacked
Posted: Tue Nov 30, 2010 11:47 am
by Khalid Ali
Gudoomiyaha sare eeh Golaha wakiilada (house of representative) will not go any where he will be the speaker of the parliament of Somaliland till 2012 till the next elections this is what, 30 MPS thats not even 50% of the Mps, Ciiro will stay Liqaaye , He is doing an amazing job he met with the chairman of the EU parliament yesterday.
Elmi dheere the borama accord is not used any more rayaale became president remmember. in somaliland it's one man one vote Ciiro one man one vote bu ku so baxay.
Re: Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland CIRRO Getting Sacked
Posted: Tue Nov 30, 2010 5:36 pm
by ChiefAaqil
That chair belongs to Dhulbahante or Warsengeli

.