Page 1 of 6

Shirkii Beesha Habar yoonis - Hanad1 & Mujahiid Axmed Miire

Posted: Sat Dec 04, 2010 8:38 pm
by Siciid85
Shirkii Habar yoonis ee Qaarada Yurub iyo Mujaahid Ahmed Mire oo kasoo qaybgalay + SAWIRO
Sheffield(OWN)- Waxa maanta oo taariikhdu tahay December 4, 2010 lagu qabtay Hotel Holliday Inn, Royal Victoria ee magaalada Sheffield shir balaadhan oo si weyn oo qurux badan loo soo agaasimay laguna magac daray HANAD 1. Shirkaasi waxa ka soo qeyb galay ergooyin ka kala socday beelaha Habar Yoonis ee ku dhaqan dalalka ka mid ah qaaradda Yurub iyo magaalooyinka dalka Ingiriiska. Ergooyinkaasi oo isugu jiray mujaahidiintii halgankii SNM oo uu horkacaaya Mujaahid Axmed Mire Maxamed, Siyaasiin, odayaal, waxgarad, aqoon yahano, dhallinyarro lahaa rag iyo dumarba. Waxa halkaasi ka hadlay dad ay ka mid ahaayeen Axmed Ismaaciil Xuseen (Gaane), Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Aw-xoog), Axmed Aden Ismaaciil (Keyse Gurey), Cabdirisaaq Maxamuud Saleebaan (Mingiste), Xuseen Adan Cali (Asad), Maxamed Cabdillahi Ciise, iyo Mujaahid Axmed Mire Maxamed.

Image


Waxa kale oo khadka telefoonka kaga qaybgalay shirka isaga oo jooga Caasimada Somaliland Hargaysa Dr Maxamed Cismaan Fadal oo soo jeediyey talo dhaxal gal ah.


Image


Go’aamada shirka ka soo baxay waxa ka mid ahaa:


*
In la qabto shirweyne ay beelaha Habar yoonis ku qabsadaan gudaha dalka JSL. Waxana la magacaabay guddi qaban- qaabo oo ka shaqeeya qabsoomidda shirka gudaha..
*
In laga shaqeeyo sidii loo horumarin lahaa deegaanada beelaha Habar yoonis ee ka tirsan Gobolada.Sool,Sanaag,Togdheer,Saaxil,Daad madheedh (oodweyne) iyo Maroodi jeex(Hargaysa).
*
In beeshu qayb libaax ka qaadato adkeynta nabada Dalka.
*
In shirku baaq u diro beelaha habar yoonis kuna boorriyo inay midoobaan, meelna iska dhigaan khilaafkii siyaasadeed ee laga dhaxlay doorashoyinkii ka dhacay Somaliland.


Image


Waxa uu shirku ku bilaabmay jawi aad u qurux badan oo dhamaan ergooyinkii kasoo qayb galay ay aad ugu faraxsanayeen sida quruxda badan ee losoo agaasimay iyo sida quruxda badan ee uu shirkii kusoo gabo-gaboobay.


Image


Image


Image



Image


Image


Image


Image


Image


Image


Image


Image

Image



Allaah Mahadleh.

Faysal Maxamuud Xasan Faysal (Bambo)
Sheffield/ UK

Re: Shirkii Beesha Habar yoonis - Hanad1 & Mujahiid Axmed Mi

Posted: Sat Dec 04, 2010 8:40 pm
by The_Emperior5
Sicid did you ever go to a tribal meeting i dont think you ever went , war mar tag shir beeleed its fun.

horta how come All the other isaaq subclans have tribal meetings But habar awal waligood shir ma qabsadan :lol: :lol:

Re: Shirkii Beesha Habar yoonis - Hanad1 & Mujahiid Axmed Mi

Posted: Sat Dec 04, 2010 8:42 pm
by Siciid85
I would have went there but i am not from the UK. :lol: I did went to some in Minnesota in the past though.

Re: Shirkii Beesha Habar yoonis - Hanad1 & Mujahiid Axmed Mi

Posted: Sat Dec 04, 2010 8:43 pm
by The_Emperior5
Loool i see familiar faces there :D

Re: Shirkii Beesha Habar yoonis - Hanad1 & Mujahiid Axmed Mi

Posted: Sat Dec 04, 2010 8:48 pm
by Siciid85
I see K.Gurey the Musa Abdalle guy & Aw-xoog, Mujahiid Axmed Miire :D .

Re: Shirkii Beesha Habar yoonis - Hanad1 & Mujahiid Axmed Mi

Posted: Sun Dec 05, 2010 1:23 am
by kaliil
waa loo baahanyahay inay reerku isu yimaadaan oo shirar qabsadaan gudaha dalka iyo dibedaba.

Re: Shirkii Beesha Habar yoonis - Hanad1 & Mujahiid Axmed Mi

Posted: Sun Dec 05, 2010 10:50 am
by Cumar-Labasuul
The_Emperior5 wrote:horta how come All the other isaaq subclans have tribal meetings But habar awal waligood shir ma qabsadan :lol: :lol:
Dee habar awashu waa iska mashquul :lol: teeda kale xuseen abokor baan is xamili-kareyn adiguna waxaad ka hadleysaa Habar Awal :lol:
I'm only kidding reer XA :mrgreen:

BTW, I have never been to one so I don't know what they even talk about - maybe landgrabbing :)

Re: Shirkii Beesha Habar yoonis - Hanad1 & Mujahiid Axmed Mi

Posted: Sun Dec 05, 2010 11:03 am
by Siciid85
kaliil. :up: Wa siida.

Re: Shirkii Beesha Habar yoonis - Hanad1 & Mujahiid Axmed Mi

Posted: Sun Dec 05, 2010 11:08 am
by KyrieJama
Cumar-Labasuul wrote:
The_Emperior5 wrote:horta how come All the other isaaq subclans have tribal meetings But habar awal waligood shir ma qabsadan :lol: :lol:
Dee habar awashu waa iska mashquul :lol: teeda kale xuseen abokor baan is xamili-kareyn adiguna waxaad ka hadleysaa Habar Awal :lol:
I'm only kidding reer XA :mrgreen:

BTW, I have never been to one so I don't know what they even talk about - maybe landgrabbing :)
Cumar sxb HA maxaa ka sii tahay?

Re: Shirkii Beesha Habar yoonis - Hanad1 & Mujahiid Axmed Mi

Posted: Sun Dec 05, 2010 11:40 am
by Cumar-Labasuul
Garad, makaahiil baan ahay

Re: Shirkii Beesha Habar yoonis - Hanad1 & Mujahiid Axmed Mi

Posted: Sun Dec 05, 2010 11:42 am
by KyrieJama
Cumar-Labasuul wrote:Garad, makaahiil baan ahay
Waan gartay Keyse baad inadeer tihin abti big ups makaahiil aka makaveli :up:

Re: Shirkii Beesha Habar yoonis - Hanad1 & Mujahiid Axmed Mi

Posted: Sun Dec 05, 2010 12:03 pm
by Cumar-Labasuul
garad13 wrote:
Cumar-Labasuul wrote:Garad, makaahiil baan ahay
Waan gartay Keyse baad inadeer tihin abti big ups makaahiil aka makaveli :up:
sxb ma reer gadiid baa ku reer abti? either way :up:

Re: Shirkii Beesha Habar yoonis - Hanad1 & Mujahiid Axmed Mi

Posted: Sun Dec 05, 2010 3:12 pm
by KyrieJama
Cumar-Labasuul wrote:
garad13 wrote:
Cumar-Labasuul wrote:Garad, makaahiil baan ahay
Waan gartay Keyse baad inadeer tihin abti big ups makaahiil aka makaveli :up:
sxb ma reer gadiid baa ku reer abti? either way :up:
no reer shirdoon

Re: Shirkii Beesha Habar yoonis - Hanad1 & Mujahiid Axmed Mi

Posted: Sun Dec 05, 2010 4:41 pm
by Siciid85
Cumar_Labasuul iyo Garaad. You have turned the whole thread into abti, abti lol.

Re: Shirkii Beesha Habar yoonis - Hanad1 & Mujahiid Axmed Mi

Posted: Sun Dec 05, 2010 4:42 pm
by NewHargeisaGirl
The_Emperior5 wrote:Sicid did you ever go to a tribal meeting i dont think you ever went , war mar tag shir beeleed its fun.

horta how come All the other isaaq subclans have tribal meetings But habar awal waligood shir ma qabsadan :lol: :lol:

Khadjia Ali.. who the f-king cares if HA shirqabsato iyo in kale..meel kasta wuxuu la horbooday HA this HA that idiot kan ayaa meesha ka fariisiya :evil:

Ps. Machallah intii sawiro la soo gelinaya dadkan ayaa uku qurux badan :clap: :clap: :clap: :clap: