
Danbiilayaal dagaal oo shir ku qabtay dal ka mid ah Yurub
Sadexda danbiile dagaal oo kala ah danbiile dagaal Dhego Weyne,Danbiile dagaal Ina Mire Danbiile dagaal Salxaan ayaa si xor ah ku jooga mid ka mid ah Wadamada Reer Galbeedka oo sheega in ay ilaaliyaan Xaquuqda bani aadamka
Danbiilayaashan Dagaal oo ka mid ahaa Hogaamiyaashii Jabhadii SNM ahaana kuwii ku dilay Isir nacayb Dumar iyo Caruur ka soo jeeda Beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli ayaa maanta si xor ah waxay shir ugu qabteen Hotel Holliday Inn, Royal Victoria ee magaalada Sheffield, iyaga oo abaabulaya mid la mid ah Isir nacaybkii ay horay ugu caan baxeen ayna ku qaateen magaca Mujaahid Caruurtii Maqasha la joogtay Sool iyo Sanaag oo ay ku dileen qabiilka ay yihiin.
Shirkan ayaa ka duwan kii ictiraaf raadinta sida la sheegayna ah mid degaan lagu raadinayo iyada oo loo xilsaaray Mooryaanka lagu magcaabo Ina Mire in uu arintan isku duba rido.
Beesha Isaaqa ayaa aaminsan in iyaga qura danbi dagaal laga galay dalka Soomaaliya hase ahaatee kuwooda la qabiilka ah oo galay danbiyo dagaal waxay ugu yeeraan Mujaahidiin ,intoodii badnaydna maanta waa madax ka yihiin Maamul goboleedka SNM.
Ugu danbayntii waxa la gaaray Xiligii danbiilayashan dagaal oo horay u galay danbiyo dagaal maantana ka wada Yurub Qaaraanka ay ku fulin doonaan danbiyo la mid ah kuwii ay horay u galeen ,in la hor keeno Maxkamad lana war geliyo wadamada ay ku soo galeen in ay qaxooti yihiin hase ahaatee ay qariyeen danbiyadii ay soo galeen
Allsanaag.com

