the video you wont see me but you will see my shaqo anigoo cruise gareynaayo wadooyinka magaaladan aan deganahay
enjoy


Moderators: Moderators, Junior Moderators
waa jiraaan bussas gaabgaaban laakiin midkan aan maanta ku shaqeynaayey ama badanaa ku shaqeeyo waa dhererkiisa 18 meter,runtaa waaye nadiiif inay yihiin bussaskan waxaan fahmaa markaan UK tago, waxaan la yaabaa bassaska meeshaas yaala inaad dunida 3aad joogtid aa u maleeynee.grandpakhalif wrote:Wow wow wow, big bus DR. YALAXOOW, our busses in north america are way smaller Sweden provides big nice cosy buses oo naadif ah
are you in sweden too?Coeus wrote:LOL you live in Sweden![]()
Of course, i live in MalmöDR-YALAXOOW wrote:are you in sweden too?Coeus wrote:LOL you live in Sweden![]()
ciyaal_warta wrote:![]()
![]()
duqa adoo buskaas from karaan 2 madino buubinaayo ka waran
![]()
Coeus wrote:Of course, i live in Malmö
DR-YALAXOOW wrote:Coeus wrote:Of course, i live in Malmö![]()
![]()
rosengård? ilaaheey ku xamdi lasermannen i malmö waa la qabtey
det är stockhom buss sxbdamu wrote:dr yalaxow looks like its a västrafik bus or sthlm bus???
DR-YALAXOOW wrote:ciyaal_warta wrote:![]()
![]()
duqa adoo buskaas from karaan 2 madino buubinaayo ka waran
![]()
![]()
![]()
saaxibooow waagii hore waxa ala dhihi jirey( waxaas EEY aa cuney lakiiin hadda waa KAARAAAN AL SHABAB AA CUNTEY. kaaraan alla yaa raxma,
![]()
saaxibooow somalia maan shufeer ku noqonaa xaa ii habaaree meeshaas waa leey shaqeynaaa, badrooni aan noqohaaa, lacagta aan meeshaan ka aruuriyo inshalah pension markaan noqdo aa u socdaa xamar.