dr-yalaxs video about hes work, waxa aan ka shaqeeyo! video
Posted: Tue Dec 07, 2010 9:33 pm
by DR-YALAXOOW
Videogan maanta ayaan soo duubay waa 3 daqiiqo shaqada aan daily qabto maalin waliba ee ka soo saaro nolol maalmeedkeyga.
the video you wont see me but you will see my shaqo anigoo cruise gareynaayo wadooyinka magaaladan aan deganahay
enjoy
Re: dr-yalaxs video about hes work, waxa aan ka shaqeeyo! vi
Posted: Tue Dec 07, 2010 9:37 pm
by Coeus
LOL you live in Sweden
Re: dr-yalaxs video about hes work, waxa aan ka shaqeeyo! vi
Posted: Tue Dec 07, 2010 9:37 pm
by grandpakhalif
Wow wow wow, big bus DR. YALAXOOW, our busses in north america are way smaller Sweden provides big nice cosy buses oo naadif ah
Re: dr-yalaxs video about hes work, waxa aan ka shaqeeyo! vi
Posted: Tue Dec 07, 2010 9:37 pm
by ciyaal_warta
duqa adoo buskaas from karaan 2 madino buubinaayo ka waran
Re: dr-yalaxs video about hes work, waxa aan ka shaqeeyo! vi
Posted: Tue Dec 07, 2010 9:41 pm
by DR-YALAXOOW
grandpakhalif wrote:Wow wow wow, big bus DR. YALAXOOW, our busses in north america are way smaller Sweden provides big nice cosy buses oo naadif ah
waa jiraaan bussas gaabgaaban laakiin midkan aan maanta ku shaqeynaayey ama badanaa ku shaqeeyo waa dhererkiisa 18 meter,runtaa waaye nadiiif inay yihiin bussaskan waxaan fahmaa markaan UK tago, waxaan la yaabaa bassaska meeshaas yaala inaad dunida 3aad joogtid aa u maleeynee.
Re: dr-yalaxs video about hes work, waxa aan ka shaqeeyo! vi
Posted: Tue Dec 07, 2010 9:41 pm
by DR-YALAXOOW
Coeus wrote:LOL you live in Sweden
are you in sweden too?
Re: dr-yalaxs video about hes work, waxa aan ka shaqeeyo! vi
Posted: Tue Dec 07, 2010 9:42 pm
by Coeus
DR-YALAXOOW wrote:
Coeus wrote:LOL you live in Sweden
are you in sweden too?
Of course, i live in Malmö
Re: dr-yalaxs video about hes work, waxa aan ka shaqeeyo! vi
Posted: Tue Dec 07, 2010 9:44 pm
by DR-YALAXOOW
ciyaal_warta wrote: duqa adoo buskaas from karaan 2 madino buubinaayo ka waran
saaxibooow waagii hore waxa ala dhihi jirey( waxaas EEY aa cuney lakiiin hadda waa KAARAAAN AL SHABAB AA CUNTEY. kaaraan alla yaa raxma, saaxibooow somalia maan shufeer ku noqonaa xaa ii habaaree meeshaas waa leey shaqeynaaa, badrooni aan noqohaaa, lacagta aan meeshaan ka aruuriyo inshalah pension markaan noqdo aa u socdaa xamar.
Re: dr-yalaxs video about hes work, waxa aan ka shaqeeyo! vi
Posted: Tue Dec 07, 2010 9:45 pm
by DR-YALAXOOW
Coeus wrote:Of course, i live in Malmö
rosengård? ilaaheey ku xamdi lasermannen i malmö waa la qabtey
Re: dr-yalaxs video about hes work, waxa aan ka shaqeeyo! vi
Posted: Tue Dec 07, 2010 9:46 pm
by Coeus
DR-YALAXOOW wrote:
Coeus wrote:Of course, i live in Malmö
rosengård? ilaaheey ku xamdi lasermannen i malmö waa la qabtey
Malmö does not consist of only rosengård I live in a better area.
Lasermanen ana wasso
Re: dr-yalaxs video about hes work, waxa aan ka shaqeeyo! vi
Posted: Tue Dec 07, 2010 9:49 pm
by damu
dr yalaxow looks like its a västrafik bus or sthlm bus???
Re: dr-yalaxs video about hes work, waxa aan ka shaqeeyo! vi
Posted: Tue Dec 07, 2010 9:52 pm
by DR-YALAXOOW
i was malmö one time 5 years ago, my car was stolen here in stockholms and after 3 days police found it in malmö, i went malmö meeshaas si aan u soo ceshado baabuurka old forst scorpio laakiin xoogaa bilal ka dib skrutten aan u direy.
Re: dr-yalaxs video about hes work, waxa aan ka shaqeeyo! vi
Posted: Tue Dec 07, 2010 9:52 pm
by DR-YALAXOOW
damu wrote:dr yalaxow looks like its a västrafik bus or sthlm bus???
det är stockhom buss sxb
Re: dr-yalaxs video about hes work, waxa aan ka shaqeeyo! vi
Posted: Tue Dec 07, 2010 9:54 pm
by Coeus
Damn Malmö tuug ba ku nool
Re: dr-yalaxs video about hes work, waxa aan ka shaqeeyo! vi
Posted: Tue Dec 07, 2010 9:54 pm
by ciyaal_warta
DR-YALAXOOW wrote:
ciyaal_warta wrote: duqa adoo buskaas from karaan 2 madino buubinaayo ka waran
saaxibooow waagii hore waxa ala dhihi jirey( waxaas EEY aa cuney lakiiin hadda waa KAARAAAN AL SHABAB AA CUNTEY. kaaraan alla yaa raxma, saaxibooow somalia maan shufeer ku noqonaa xaa ii habaaree meeshaas waa leey shaqeynaaa, badrooni aan noqohaaa, lacagta aan meeshaan ka aruuriyo inshalah pension markaan noqdo aa u socdaa xamar.
filinkaas alshabab aa kaaran ku cuntay miyaa
sxbow shafeer ma noqoneysid adi hadii xamar tagtid badrooni beerta jiifo cml labaatan bus iyo shufeerkooda gadanee dheh...