Taliska Ciidamada nabad sugida dowladda KMG Soomaaliya ayaa galabta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay in ka badan 5 dagaalyahan oo la sheegay inay ka tirsanaayeen Al Shabaab kuwaasi oo si iskood ah isku soo dhiibay.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada nabad sugida dowladda KMG Soomaaliya ayaa galabta xarunta Ciidanka nabad sugida ee Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay ilaa 6 dagaalyahan oo ay ku sheegeen inay ka tirsanyihiin Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab kuwaasi oo si iskood ah isugu soo dhiibay dowladda KMG Soomaaliya.
Qaar ka mid ah dhalinyarada la sheegay inay ka soo goosteen Xarakada Al Shabaab oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in ay iyagu goosteen in ay isku soo dhiibaan dowladda KMG Soomaaliya.
Saraakiil ka tirsan Ciidamadanabad sugida dowladda KMG oo iyana halkaasi saxaafada kula hadlay ayaa sheegay in dagaalyahanadaasi ay ka cabsadeen weerarada boqolka maalin ah ee dowladda KMG ay ku wajaheyso Al Shabaab.
Somalia goverment arrests Al- shabab child soldiers
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 880 Views
-
Last post by Coeus
-
- 1 Replies
- 686 Views
-
Last post by fighter
-
- 0 Replies
- 407 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 2 Replies
- 1333 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 0 Replies
- 404 Views
-
Last post by InvisibleHand
-
- 11 Replies
- 939 Views
-
Last post by GIJaamac